600 War Deg Deg:Garoonka Muqdisho Lagu Qabtay 10 Qof oo Ka Duulay Garoonka Garoowe, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg:Garoonka Muqdisho Lagu Qabtay 10 Qof oo Ka Duulay Garoonka Garoowe,

10 qof oo kasocdaalay magaalada Garoowe, una socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, oo watay Shahaado Been abuur ah oo ah Bad-qabka COVID19, lagana bixiyey Xarumaha wasaaradda Caafimaadka Puntland ee baarista qaabilsan (Garoowe) ayaa lagu hakiyey garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Warqaddan oo lagu eegay (QR CODE) Hubiyaha xaqiiqada xogta qofka warqadan wata ayaa soo saari waayay, taas oo la ogaaday in ay tahay warqad (A4) la daabacay ee aan lamarin hanaanka rasmiga ah.

Dadkan ayaa sheegay in laga qaaday lacag dhan 50$ dollar, oo ahayd Hubinta Bad-qabka Caafimaadkooda, laakiin taas bedelkeeda loo daabacay Shahaado aan jirin, dadaal dheer ka dib rakaabka ayaa loo fasaxay safarkooda, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Ismail Hassan Mire says:

    SHAQO MADHEERTEEN DHEH

  2. Tuug says:

    Don’t try to find fault, but hargeyso have nothing to do?

  3. Wiil waamo says:

    Ahmed waryaa mj HOOYADAA miyeey fara xumeeyeen Waa adiga reer idil caaynayee???
    Somaliya Waa dal bur bursanaa 30 sano xitaa USA iyo UK ayaa lagu qabtaa foorjari iyo ducument been ah, Marka hala soo boodin Caayda majeerteen sidii nin Ciil u qabay xoolayahow.

  4. Axmed warya says:

    bal ka warma waa kuwaa madheerteen.
    waxooda waa wada foojari iyo been waa reer baan ku macaashe. fuck




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...