600 Warbaahinta Khaatumo News Oo Hambalyo udiraysa Wariye Sakariye iyo Marwadiisa Safiya, | khaatumo news online
dahabshiil

Warbaahinta Khaatumo News Oo Hambalyo udiraysa Wariye Sakariye iyo Marwadiisa Safiya,

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta KhaatumoNews.com waxay Hambalyo Meher udirayaan Wariye Sakariye Maxamed Ciise{Wadani} iyo Marwadiisa Safiya Cabdilaahi Jaylaani.

Maherka Lamaanahan Cusub ee Ku Midoobay Nolosha ayaa ka dhacay Dalka Turkiga.

Waxaanu ugu Ducaynana Lamaanaha Hadaanu Nahay Bahda Khaatumo news Anagoo isku duuban Ducadii Rasuulka SCW” –بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير“BAARAKA LAAHU LAKUM WA BAARAKA CALAYKUM WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR”. AAMIIN…AAMIIN… AAMIIN.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...