600 Deg Deg Daawo:Dhoobo Daareed Oo laga Qaaday Waraysi Kulul. | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Dhoobo Daareed Oo laga Qaaday Waraysi Kulul.

Gudoomiyihii Hore Barlamaanka Maamulka Puntland Dhoobo daareed Ayaa Warayis Kulul oo laga qaaday isagoo ku sugan Turkiga uga hadlay Arrimo badan oo Xaasaasi ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Oday says:

    Dhoobo waxan ku weydiin lahaa markii hore maxaad ku fashay maamulka qabiilka maxamuud saleebaan inaad u shaqeyso oo weliba aad si jidbeysan ugu shaqeyso. Mida kaoe hada ma aragtay in Deni, xamar aadi karo oo dawlada la hadli karo lkn adiga ama Axmed karaash hadii aad dawlada la hadashaan ay shaki ka qabaan oo ay isku dhex buuqayaan. Meesha pudhland la yiraahdo iyo isaqland qabiil baa leh oo ipaashada waxayna iska ilaaliyaan in dawlad soomaaliyeed timaado oo dalku dawlad xoog leh helo, waana laba maamul qabiil oo wada shaqeeya. Markii hore hadii aad fahmi weyday hada faham

    • Ahmed somaliland says:

      Waar dawlada somaliyeed ee xoga leh ee aan isaaq iyo majerten wax kadhisin ee aad sugaysa waate liid yahow liidku dhalay maa adiga oo naquusa oo lahaydte laangaab ah ayaa dawlad dhisi kara adeer waqica usoo noqo dawlada lagu sheegaba waa isaaq iyo majeerteene

  2. Haawd says:

    Dhoobo taariikhdiisa marka hore soo baara.
    Waa ninkii aadka uga soo horjeeday in Dhulbahante iyo Warsangeli maamul dhustaan isaga kuwa Dhulbahante ahba. Waa ninkii shirkii Harti we Ceerigaabo waday rag isaga iyo kuwa la midka ahba soo direen oo labada qabiilba ah qaseen si aan shirkaa u qabsoomin, wafdigii Dhulbahante ee iman lahaa Baran si looga xaajoodo maamul Sool, Sanaag, Caayn iyo weliba qaayb Bari ka mid ah ragii shirkaa baajiyey ayuu ka mid ahaa ee Puntlad dabada ka soo riixeeysey.
    Iminka waxaa ku dhacday khasaaro waayo isagoo magac iyo mansab waayn haysta ayaa Farmaajo u gacan haadshey markii la isugu tegeyna waa u hiilin kari waayey oo xataa waxuu odhan waayey waxii golihii Parlamaanka Puntlad ka dhacay xaq daray ahaayeen hada waa ninkii Farmaajo daraadii saa dhulka loogu jiiday iminkana waa kaa meelahaa life ka soo gelaya we system kii Punland ee uu noo soo adeegsaday in Dhulbahante iyo Warsangeli isu imaan iminka maagaya. Ma maantuu waalan yahay mise shalaytoole soomaalidaa ku maah maahda nin aan kuu furi doonin yaanu kuu rarin.

  3. Somali galbeed says:

    Wadan aan laga aqoon iska fadhiga makhaayadaha oo soomaalida dhibaato kala kulantay ayaan maqaaxi u furay ay iska fadhiistaan ma waxbaad tartay mise waxbaad yeeshay?? Cayaalka schoolada loo diray yaan fadh-ku-dirir lagu saaqidin..




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...