600 Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Axmed warya says:

    horta reerku magacyo badanaa ma bisad baa. guda biirsey,gada biirsi, xafajo, samaroon waxan oo magacyo kee baa ledin yidhaa.?????

  2. ABC says:

    Khiyaali news.
    Ninkii tiisaba daryeela mid kalana ku dara.

  3. Mahad says:

    Kolay reer awdal sida calibeestaynka ma ahoow aqoon baa shaqaynaysa ma ilasocotaa dhulmahante reer reer isu dooxay

  4. Q says:

    Awdal Hogaankii Somaliland hadanu riyale oo kale heli lahayn yey beelaha dhexe taaganyihiin waliba How’d reer Awdal waa la dulmiyey halaga kaco Somaliland fadhiga odayaasha Somaliland dib talada ha loogu celiyo qaladka ka saara waliba raaligalin raaciya

  5. Axmed warya says:

    waxey doonayaan in la karbaasho.

  6. Oday says:

    Barnaamijkii cali khaliif wuu shaqeeye, waa kaa dadkii wax fahmay

    • BERBERAAWI says:

      KARIS XUN IYANA KU QATAN
      KARIN BAA LAYSKU WASAABAY MAQASHEE
      CIISE MUUSE OO REER SOMALILAND REPUBLIC UGU LAANDHEERAYSAN UGUNA BADAN AAWAY SAAMIGOODII
      WALAAHI BAANU SOMALILAND REPUBLIC CUNA QABATAYN
      HADDII AY EDEB YEELAN WAAYAAN
      @ HUBKA GUBANKA SOMALILAND.COM

  7. LAFARUUGAAWI says:

    YAA UGA FUTA XUN
    HA CODAYNINA
    CIISE BINU AHMED BINU ABDUL MUDALIB BINU HAASHIM BINU QURAYSH
    REER
    GOBOLKA SELEH AH
    AYAABA
    MADAXWEYNE
    SOMALILAND REPUBLIC U DOORANAYAANE
    HUUSH
    GUDABUURSI
    WAY KIBREEN
    @ XASUUS REEB.COM

    • LAFARUUGAAWI says:

      MADAXWEYNE
      SOMALILAND REPUBLIC
      WAA INUU
      CIISE
      NOQDAA
      GUDABUURSI
      DAWARSI BADANAA
      SAAMI QAYBSI AYUUN BAY KAGA DHEGTAY
      @QARANKA DHIDIBADAA.COM




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...