600 Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah, | khaatumo news online
dahabshiil

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,

Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad kaaso ku sugan Gudaha laascaanood .

Ganacsadaha caawa somaliland ku weerartay Xaafada Toocil ee Koonfurta laascaanood, ayaa hore Ciidanka somaliland uga guben qaad kadib waxaa uu dhacay isna Gaadhi uu leeyahay mid kamid ah Ganacsatada laascaanood kasoo ay isku beelyihiin Taliyihii ka gubay Qaadka.

Ganacsadaha ayaa markuu dhacay gaadhiga waxaa uu la Aaday Deegaanka saaxdheer, balse Mudo kadib ayuu caawa soo galay laascaanood waxaana weerar culus kusoo qaaday sadex gaadhi uu hubaysan oo somaliland Ah kuwaaso doonaayay inay qabtan balse kumaysan guulaysan kadib markii ay kala kulmen iska caabin xoogan

Wax khasaare ah ilaa hada kama dhalan weerarkaasi

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Shabelka booda says:

    Ramaaley. Sxb Mabadhidhi. Kartid laakin ama callacall ama munnaafaqno ama wax kale bunshada kulla dhexjir waxaala haadhay xiligii lagaa qaban lahaa bulshada meeshii ad katimid ayaad kunoqalaysaa Ee harradka badnad nugaal dambe way kaaga dhamatay waad joojin waydayy uus xabball inmo iyo munnaafaqad iyo xaasid nimo ruufyanimo hada Waa xiligii waxaa lagaadhayy lagu Soo afjarii lahaa

  2. Raamaleey says:

    Colaada Cusub ee Somaliland ciidamadeeda JOOGA laascaanood AY hurinayaan OGAADA reer SSC yoow MEEL AAD JOOGTAANBA WAXAAS waxaa LOOGA danleeyahay Dabkii iyo colaadihii AY KADHEX shidayeen BEELAHA SSC UUN BAY kamid tahay tana Ogaada MARKII AAN SOO BAKHTIINO DAB IYO COLAAD AY AFUUFAYEEN MEELKALE BAY KA AFUUFAYAAN LAAKIIN WAA OG NAHAY WAANA LASOCONAA WAXAAN REER LAASCAANOOD IYO DHAMAAN REER SSC USHEEGAYAA ISKU HELI MAYSAAN COLAAD LA AAN IYO MALEESHIYAAD ISAAQ AH OO IDIN U N Ah hadaan Arinkaan LOOGA WADA diyaar garoobina Walee tan danbaa daran ee OGAADA qolada Nugaasha ee GAROOWE gabaadka kadhigtoow war Dulkii nii Usoo diyaar noqda INAAD sharaf UGU noolaataan ilaahay BAA NAFTA ISKLEH OO QAADANAYEE IDINKU MALEHIDIN E MAXAA NIN 87JIR AH OO TALO XUN AAD UDUL YUURURTAAN FADLAN DADKA INTA CAQLIGA SALIIMKAA LEH HATASHADAAN OO HA USOO LAABTAAN DHULKOODA OO YAANAAN MAQLIN HIGLO CIDLAA OO DUUB MAGACAYAGA SHEEGTA KA SOO NADHAACIYO SIDII NIN WAARSO HUJUNTAY ILAAHAY AMARKII

  3. Nofaqsh says:

    Jaraadikan ma lahaa dhulbahantey maqley waxa leh islaan majeerteen ah. waxba kama qorto dhacdooyinka punland kufsiga dilaka lakiin habaar un baay la daba socctaa somaliland qofkuu haduu xaasiyad yahey oo xumaan ka shaqeeyo ilahey ma gar garao hadii wax dhacaan walaahi iyo faligisaa ku baaba ileyn ilaahey waa arka a inu rabo dhib bila adam kolak a waxan meesha habaarka ku soo qorya a sanada badan habarka jooji oo u ducee somali o dhan oo wnaaga ka shaqee eee dagaal huri ha noqan

    • LAFARUUGAAWI says:

      KKKKJKJIKJIKJI
      SIDEED KU GARATAY?
      WAA ISLAAN MADHEERTEEN HALAMASH NAAGOOD AB6OO QAADKA LAASCAANOOD KU IIBISA AYAA ISKA LEH
      KASTUUMO WEB SITE
      LAAKIIN SOMALILAND REPUBLIC
      CASHUUR BAY KA BIXISAA.

  4. DALMAR says:

    😂😂CEEBAYS TACAAL😂😂 Waa DHULBAHANTE DHULBAHANTAHA Dilaya oo xabadaynaya oo dhacaya hadhoowna waynu naqaanaayo waa badawnimadeeniiye laba qoys baa is dilaya😂Reer NAAGCAANOOD GUN CAQLI XUN BAAD WADA TIHIIN

  5. Dablariday says:

    Ninkaas gaariga dhacay iyo maleeshiyaadka Gabileey iyo Hargaysa kaga soo duulay Laascaanood waxba isma dhaamaan….waa dambiilayaal labaduba ….dhallinyarada iyo waxgaradka reer Laascaanood ayaa hadda Soomaalidu ku xantaan dad gunnimada iyo duud xamaalka u dun jilicsan ….Ilaahoow hana ceebayn…Aaamiin

    • Hassan says:

      Maxaa dhibaato ah ee lagugu hayaa, Iidoior miyaanu ahay dad soomaaliyeed. Maxaa se ku jaban idinka oo tolkiin Majeerteen la macaamilaya in hadana aynu dalkeena iyo dawladeena wada hagaajisano taas oo ay intiina badan ee hagaagsan ogashay loona joojinayn Dir iyo daarood inta doonaysa in dumiso qaranimada Somaliland ee ha horaysay ta Soomaaliya. WaaR Muuse-baylood dalkii Somaliland wuu dhaqaajiyay oo xitaa xabashidii baa ku waalatay wax ceeb ah kumaanaan odhan jamhuuriyadda Somaliland ee Jasiira iyo Faramaajo ayaa borobagaande wata ee ha rumaysanina.

  6. Axmed warya says:

    qabta tuugga.




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...