600 DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’ | khaatumo news online
dahabshiil

DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 18)

  1. Sooljoogto100% says:

    Udhimo xanuunka ku haya
    Kuma dhici karo inuu u jawaabo itoobiya
    Fule khaatumo xumo ku dhimo

  2. mohamuud says:

    anba hadalkaa waa oran lahaa xaarka caadi inuu u cuno

  3. Qaamuus says:

    Anigu FAYSAL CALI WARAABE Lama yaabani waa Nin Cuqdadaysan ama Nacayb Daarood ku si foobay,ee waxaan layabanahay dhuuni raacyada Dhulbahante iyo Warsangari waxaa arkaya ee is fadhiya. Kuwaas baa damiir layaaw ah.

  4. Oday says:

    Faysal dhurwaa beryahanba waa la qabanayey oo waxa lagu lahaa war naga aamus. Maanta ayuu isga oo ka cadhooday hadalkii wasiirka arimaha debeda Ethiopia, ayuu cadhadii kula dul dhacay Soomaaliya. Intaas baa odayga caafimaad u ah oo waxaa ka dilaacaya ka soo bax wejiga kaga yaaley oo ay ku dhalisay cadhadii uu ka qaaday wasiirka Ethiopia.

  5. Axmed says:

    🤣🤣🤣 good luck. Darood isagaa somaliya iska leh ilaahay kasoo kow.

  6. Dablariday says:

    Hawiye ayaa lacag bay tirsanayaan oo faraha waa uu buuxaan telkana kama jawaabi karaan uu Faysal kasoo qaylinayo ee waqti kale ha soo waco…Hawiye ciidagale iyo Cimraan iyo H Awal baa maqaaxiyadaha iyo guryaha uga shaqeeya kuwaasoo gaajo iyo camal la’aan uga soo cararay Hargaisa iyo Burco Iyo Gabileey…Faysal mahan nin war haye oo waa nin waa hor waashay!!..Allaha caafiyo Aamiin

  7. Jaamac says:

    Feysal Cali Waraabe waa murayad jajabtey ee la meeluu ku daado.
    Bilaa xikamad, calal ayuu noqdey cadaabtuuna gali. ugu bishaareeya.

  8. Axmed warya says:

    Osuman,annigu qabiil sheekh iyo shariifleh waxba ka sheegi maayo laakiin adiga ayaa xayawaanka iyo xoolahaba ka liita. waxaad tahey inangumeed, afkiisu uraayo.

    • ABC says:

      Khiyaali news.
      Haduu faysal mudulood dantiina garta oo wax qabsada ku yiri, ma danbi buu galey maxaa la wada kululaateen.xamarna waa dhulkoodii.

      • jugsodhacay says:

        Daaroodku markay dhulbahante dhahaan dantiina garta oo cadawga iidoor katashada maxaa ula soo boodaan beerlaxsi iyo xidid iyo abtiyaal

  9. Osman says:

    waa qabiil aan xoolaha wax badan dhaamin markaa iidoor hadalku waa ku khasaare

  10. Hassan Hussein says:

    Quraan Dhurwaagiisii buu la soo noqday miya ina Cali Dhurwaa ?

  11. Ali says:

    Igawaloo Odeygii banaankuu joogaa, oo wakaas Quraan-dhurwaagiisii akhrinaya.
    Soo iyadii lalahaa Faqashbaa xidhey oo Laga barbaryi isagoo ceelkii Hargeysa Ee Geela Ciidegaluhu Daaqijirey Joogo

  12. Axmed warya says:

    Mo nacSoow afkaaga huurada leh .ee uraaya kacaanku jeedi madaxda qaranka inangumeed, ma runta ayaad diideysaa?.

  13. Mo says:

    Iidoor diintooda iyo iimaankoodu waa qabyaalad!
    bal eega fadaradan qabyaaladda ku khafiifay.
    qabyaaladi waa ta soomaali meeshay taallo dhigtay ee godka ku ridday. waa 80 jir- kii loo baahnaa inuu dhallinyarada ka waaniyo foolxumada qabyaaladda.




script>
WAR CULUS:-Shirkii Muqdisho iyo sadex Qodob Oo Maamuladu ku Dhagan yihiin.
- Sep 17, 2020
Waxaa mar kale dib u bilowday shirka looga hadlayo hannaanka doorashada oo u dhaxeeya ...
Deg Deg:-Wasiiro katirsan Puntland oo Maxkamada looga yeedhay
- Sep 17, 2020
Xog hoose oo uu helay xafiiska shabakadda Khaatumonews ayaa sheegaysa in xubno katirsan golaha ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ciidamo Itoobiyan ah oo Duleedka Hargaysa ka Qabtay xubno Alshabab ah.
- Sep 16, 2020
Ciidamo xoogan oo ka socda dalka itoobiya ayaa gudaha u soo galay somaliland gaar ...
Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag
- Sep 16, 2020
Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan ...
Laba Nin oo Soomaaliya oo kiis halis ah loogu xidhay Madaarka Jomo Kenyatta
- Sep 16, 2020
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ...