600 MUQAAL:-Wasiir Isaaq Ah Oo Runta usheegay Dhulbahantaha Aaminsan Inay Wax Ku Leeyihiin Maamulka SNM. | khaatumo news online
dahabshiil

MUQAAL:-Wasiir Isaaq Ah Oo Runta usheegay Dhulbahantaha Aaminsan Inay Wax Ku Leeyihiin Maamulka SNM.

Wasiirkii hore Warfaafinta Maamulka SNM, Maxamuud Muuse Diriye, ayaa Runta usheegay Dhulbahanta aaminsan in Maamulka SNM, ay la leeyiyiin Beesha Isaaq,

Wasiirku waxaa uu sheegay in Dhismaha maamulka SNM, Uu ku yimid Dagaal iyo Dhiig isaaq, u soo daadiyen islamarkaana cid kale aysan sheegan karin Mulkiyadda dhabta ah ee maamulkaasi iyo maalmaha uu maamulkaasi ula baxay maalmaha qaran sida 18 May,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 34)

  1. isu keene says:

    maba ahaba ninkaa aad sheegaysaa maxamed muuse diiriye oo ahaa markii hore wasiirka warfaafinta iminkana ah wasiirka biyaha

  2. AADAN WARIS says:

    Somaliland cidii dhiig u soo daadisay uun baa sheegan karta waayo anaga ayaa soo bislaynay oo keenay in aad nabad ku noolaato haddii aanu somalia ku biiri laheyn xaalku waa kaaga xumaan lahaa sida uu maanta yahay

  3. Mrsomali says:

    Sheekh ciise muse ah oo tolkii ku nacay Somali diid .. gaal jacayl . iyo KHANIIS LAGU RAADIYO ICTIRAAF .. ISAAQ KALIYA BAA LAGA ARKAY KHANIIS LAGU RAADIYO ICTIRAF BAL NALA DAAWO SHEEKH BERBERAAWI OO Tolkii sheekh isxaaq binu carab binu irir binu dir binu bucul bacayr ka yaabay kkk https://youtu.be/egirpAdN32E?t=196

  4. Haawd says:

    Qoraalkaa Kore waa iga yara qaldamay. Ninka hadlayaa xaqiiqdii ka hadlay kolkuu leeyahay Isaaq baa iska leh SNM iyo Somalilandba waayo iyagoo qudha ayaa dhistay Harti woqooyina waxba kuma darsan.
    Dadka iyo dalkuna waa mid. Puntland baan wax la dhisanay oo dad noogu xiga iyagiina khaati baan kala taaganahay. Marka Soomaali waa walaalo abtiyadayna caay uma quuro siyaasada qadhmuun ee aay naga daba wadaan uun ayaanu diidanahay waqtigii gobolada woqooyi Sool iyo Sanaag isu yimaadaan oo ka wada hadlaan dantooda Hala gaaro inta ka horaaysa abtiyaal Ina kala daaya kuwa idinla socdaana waa horgalayaal daba dhilif ah.

    • Yusuf says:

      Haawd
      Waxba qoraalkaagu ma soo kordhin, waayo, waxaad garaacaysaa halkii hore ee 1991kii. Waar maanta dunidu waxay kuyuu uugu jirtaa sidii ay wax uula qabsan lahayd jamhuuriyadda Somaliland ee adigu halkaa HARGI IYO ISAAQDA ka sii hay. Safiirka buux ee ay Itoobiya u soo magacaabayso jamhuuriyadda Somaliland ayaa aad uula yaabay sida xoogga ah ee uu u hooseeyo garaadkaaga siyaasadeed.

  5. Osman says:

    anigu waxaan la yaaba ninka iidoor dhegaysanaya ama waxay qoraan akhrisanaya
    iidoor oo aan futo fooraristeeda ba aan ka badin oo wuxuu xalay cunay garanayn

  6. Mahad says:

    Cuqdad isaaq uga dheh ninkani waa gudabiirsay dee waa runtii 18 may isaaqbaa leh taas yaa diidaya kiishkiina Isla sita darafyo lahaaninee

    • axmed says:

      Laba 18 May maysan jirin miyaa? Mid qashin aruurunta ah oo aan anigu macal deriskayga qashinkooda ka qaado, iyo mid isaaq u dabaaldegaaan go’itaan aanan jirin

      • Haawd says:

        Abtiyaashay Isaaq waa rag walee runtaan ku jecelahay maaha sida reer tolaaky Majeerteen oo iyagoo aamusan lugaha ku jaraya. Ninka hadalay hadal xaq ah ayuu yidhi waayo see Isaaq keliyaa dhistay waxaa loogu yeedho SNM iyagana magacii Somaliland la odhan jiray meehanaabiyey marka ninkii iyaga raacaana waa caade qaate inan gumeed ah. Dhalinyardana waxaan leeyahay Dhulbanahte iyo Isaaq waxkastuu isu yahay ee hadalka hugs. Waxa qudha we aan la soo horjeeno waxaa weeyaan sheegashada anagoon waxba ku darsan na sheeganayaan.

  7. mohamuud says:

    somali baan ahay jinsiyadaydu waasomali markaa magac wax ma bedelo kaalay bal igadhaadhici iskeed isu magacawday ninaasi snmruntuu sheegay wax laogyahay inaad soo qortaanba maaha waayo shaki baad gelisey harti inay waxaa kula socdaan,sharmuutoland izaaq ayaa leh nin walba dhul buu leeyahay iyo dad yaan laisku mashquulin

    • Yusuf says:

      mohamuud khaniis
      Adiga iyo dhilada iyo dhilayga qurbaha aad xashiisahadda ku cabto kugu dhalay baa sharaamiid ah,yaa makhnuud. Hadii aad caytanto iyo hadii aad samada u baxdana Laascaanood iyo Dhulbahantaha sharafta badani waay yaqaanaan waanay jecelyihiin dalkooda iyo dawladooda jamhuuriyadda Somaliland.

      • LAFARUUGAAWI says:

        KKKKJKJIKJIKJI
        YUSUF WAA MAGACAYGA RUNTAA
        LAAKIIN MABA XANAAQO
        FAQASHA WAA LA HIDHEEYAA UUN OO LAGAGA SANBOORIYAA
        HADDII KALE DHASHIIKAA FUTADA LAGALA DHACAA

  8. isu keene says:

    asalaamu calaykum walaal ninkan waad ku qaldantay ee maaha wasiir isaaqa ee waa nin gadabuursi ah oo leh isaaq kaliya ayaa snm iska leh. 18ka may waxaa laga wadaa maalintii layskugu tagay burco ee soomaaliland gooni isutaageeda lagu dhawaaqay inta yaasiin faratoon joogana waxaa imanaya aqoonsiga soomaaliland insha.allaa dadka koonfur xiiso u hayeyna sidaa ayaa ugu dhammaaneysaa.

    • Mrsomalu says:

      Umada been ha u sheegin.Maaha Gadabuursi, Ninka Hadley waa wasiirka wasaarada biyaha Somaliland oo ah nin isaaqa waliba sacad Muuse runa wuu sheegay walee Wasiirku.

  9. Duriyad says:

    SSDF iyo Faqash xaarkoodu ii ma dhawe ma dhowdhowdiisa i dhibaysa. Midnimo dhimatu ku si dhaganye dhagaha ugu rida in aanay dhacayn.

    • LAFARUUGAAWI says:

      @ QARANKA DHIDIBADAA.COM

      • Mrsomali says:

        Sheekh ciise muse ah oo tolkii ku nacay Somali diid .. gaal jacayl . iyo KHANIIS LAGU RAADIYO ICTIRAAF .. ISAAQ KALIYA BAA LAGA ARKAY KHANIIS LAGU RAADIYO ICTIRAF BAL NALA DAAWO SHEEKH BERBERAAWI OO Tolkii sheekh isxaaq binu carab binu irir binu dir binu bucul bacayr ka yaabay kkk https://youtu.be/egirpAdN32E?t=196

    • Mrsomali says:

      Adiga cudur la yidhaa Somalidiid baa ku haya Alle ha kaa daweeyo cuqdada .. bal waxa tahay Somalidiid .. mar carab sheegta sheeg isxaaq binu axmed . kkk mar sheegta DIR KKK mar sheegta irir .. mar ah ina Gunter marna Anderscooper oo ilaah nacay ictiraf ka raadiya .. marka Faqash waaba lagu faana .. ardaydii Faqashta ayaa kuu soo talisay 1. sida NNS RIYAALE oo SNM isbiirtoolayaashi hargeysa gubay soo qor qori jira 2. NNS WARANCADE .. 3. DR GABOOSE Dhaqtarkii kacaanka .. marka waa lagu faana faqash Somalidiid yahow mar carab sheegta marna dir kkk marna oromo marna irir .. Duriyada aad sheegaysaa meeday .. kuwa ay ardayda Faqashtu u taliyaan sida INA KOORE .. Bal dhagayso Wasiirka Warfaafinta Somaliland .. Sarkaal kacaan oo SNM dhirbaaxi jiray hadana kuu taliya VIVA ARDAYDA FAQASHTA .. KKK https://www.youtube.com/watch?v=mlTfOpUoNnU

  10. Shire says:

    Yusuf kaa layiraah ee qprey hargeyiasa iyo go bold harti kuye waa hal dal harti waa Soomaali maaha isaaq maaha wax kale dhulkoodaiyo deegamadoona kama eysan dhsxal UK ee meeshu waa Africa weligeeda iyo waaqood jògey maaha gumeysi ee isaaqoow oromo iska soo gasho kama qaateen deegamadaada. SOOL IYO CEERIGAABO MAAHA CARO ISAAQ AM A MAAMULKA ISAAQ.

  11. Dablariday says:

    In Gunnimo La Qaayibo Reer SSC Waxaa Baday Kooxo Gaar Ah Oo Leh Isimo, Jirri General Lagu Sheegay, Wadaado Ganacsato Noqday, Oo Kooxo Siyaasiyiin Isku Sheegay Oo Nasabkoodii Siistay Xoogaa Qadaadiica!…Dadku Ha Iska Cayrshaan Kooxahaas Iyo Maleeshiyaadka Ilaaliya Ee Gibiley iyo Hargaysa Laga Soo Daabulay!!

    • Yusuf says:

      Dalariday
      Anaga Hargaysa, Laascaanood, Boorama, Berbera, Badhan, Ceerigaabo iyo Gabiilay waa ikugu kaaya mid waayo, waa isku wada dal qudha oo wadaaga calan, ciidamo iyo dawlad qudha oo uu wada hogaamiyo mudane madaxwayne Muuse-baylood, laakiin adigu riyadaa beenta ah iska dhex dabaalo.

      • Hassan says:

        Safiirkii Shiinaha ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay Hargysa yimi oo aqoonsi la baryaya madaxwayne Muuse-baylood laakiin wuu ka diiday, sababta oo ah Shiinku isaga ayaa maanta baahan oo ay cunaqabatayn saareen USA, Yurub, Canada, Isarael iyo Ustareeliya oo yaaban. Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa ee maxaa lagu falayaa maanta Shiine iyo Soomaaliyada saaqiday qarnigii hore. Madaxwayne Muuse-baylood iyo Prof. Faratoon baa ku jees-jeesay China iyo Soomaaliyaba.

  12. Raamaleey says:

    Marti Koytaa iyo Makooytaa Unuku Labaday dii Galaanjo fadee SAMAROON sheegtaa iyo masheegtaa Snm waxaa LOOGA fadhiyaa INAY NOO dhiibaan Aqoonsigii 30 SANO Nalagu JAAH wareeriyey HADII KALE SSC maakhir IYO Garxajis Waxaad ogaataan BY BY MAYLA SOCOTAAN GEEGAANTA ABAA BIINAA

  13. Oday says:

    Cid kasta oo ninkaan yahayba wuxuu sheegay run iyo in meeshu xero qabiil tahay. Hadaba qabiilyohow masaakiinta ah oo dawlada is mooday iska ilaashada xaarkiina iyo dhuusadiina Soomaaliyana waa idiin jeedaa

  14. Hilow says:

    Abtiyaal maaweelada iska daaya hadaad runta doonisaan isaaq iyagaa dalka kala gooyey iyagaana la baryayaa waana qabiil dhulbahante la siman

  15. Hassan says:

    Adeer waxa kale oo dhami waa iska hadal, laakiin waxa muhiim ah in ay dadka Somaliland is wada raacaan oo uu madawayne MUUSE-baylood ku hogaamiyo wax ay ka wada raali yihiin sida 26 June 1960.

  16. Binary Operation says:

    nin kani afkiisu ka sheeganaya inuu yahay reer awdal oo samaroon yahay.

    kolka idinka noo sheegi doona goorta ay samaroon ay kamid noqdeen jabhadii snm?

    samaroon dhulbahante iyo warsengeli somaliland republic baynu kula heshiinay.

    jabhad kastaaba waanu xushmayna tabashadeeda, illeen inakaaba jabhadnimo soo marnay, sida awgeed waanu u hayna ssc wabar iyo waqooyi bari xushmad. sidoo kalena jabhada ciise waan u hayna xushmad. jabhadahana waxa loo samaysta waa tabasho umadi qabto kolka la dhegaysan waayo. sidii siyaad bare dagaal iyo xoog wax kuma maarayno ee hab wadahadal iyo is qancin baan u marna wixii madax adayg keenana hab siyaasadeed oo dhaqaale iyo awood ciidan oo bulshada ay metelaan kula kaashanayno qaar kamid ah baan ku wiiqna.

    kolka ma diidanin jabhadaha jira ee wadahadal iyo qaab is qancin diyaar baan u nahay, kiise xalka nabada rabin bulshadu sheegto ayaanu u daba marayna waanuna wiiqayna illaa uu towbah ka yidhaah oo nabadii aanu ugu baaqnay usoo laabanayo. somaliland na waxay ku dhisan tahay wadahadal is qancin iyo nabad ilaalin. marna nagama suurtowdo wuxuu afweyne nagula kacay inaan kula kacno qayb bulshadeena kamid ah waayo waayo aragnimo baanu jabhadnimada u leenahay iyo khibrad oo waa wax aynu soo marnay inakuba.

    ninkii diidan somaliland isaga lama baryayo laakiin umaduu sheeganayo ayaanu u daba marayna oo odhaahdooda iyo taladeeda la qaadanaya waxaanu hubnaana in 90% jabhadaha dalka ka dilaaca aanay bulshada ay sheegtaan wax taageero ah ka haysan ee ay yihiin niman damac shisheeye oo xamar iyo somalia xambaarsan. wax dan ahna aan u hayn bulshada ay sheegtaan.

  17. BERBERAAWI says:

    KKKKJKJIKJIKJI

    DHUL MA HANTE
    @ ZULU.COM

    • Mrsomali says:

      BAL SOMALIDIID YAHOW .. SIDA AAD SOMALI UGA ORDAYSO .. Daawo Sheekh BERBERAWI OO KA HADLAYA Khaniis andercooper oo isaaq ka raadiyey ictiraaf subxaana laah

      KHANIIS.ICTIRAAF.SOMALIDIID .. SHEEKH BERBERAAWI
      Berberaawi dhagayso sheekha sheekh berberaawi Khaniis ictiraaf laga raadiyey ZULU XAAL QAADO.. BERBERAWI DAAWO SHEEKHA . KHANIIS.ICTIRAF.BINU KKKK

    • Mrsomali says:

      BAL SOMALIDIID YAHOW .. SIDA AAD SOMALI UGA ORDAYSO .. Daawo Sheekh BERBERAWI OO KA HADLAYA Khaniis andercooper oo isaaq ka raadiyey ictiraaf subxaana laah

      KHANIIS.ICTIRAAF.SOMALIDIID .. SHEEKH BERBERAAWI
      Berberaawi dhagayso sheekha sheekh berberaawi Khaniis ictiraaf laga raadiyey ZULU XAAL QAADO.. BERBERAWI DAAWO SHEEKHA . KHANIIS.ICTIRAF.BINU KKKK https://youtu.be/egirpAdN32E?t=196

  18. Ibrahim says:

    Maaha wasiirkii warfaafintee hore mana aha isaaq ninka hadlayaa waa nin samaroona ama gidibiirsiya magaciisana cabdiwaynaa layidhaa ee iska hubi waxaad qorayso faafreeb ayaad ubaahantay

  19. farxaan cawil says:

    maaha wasiirkii warfAfinta wax iska hubi




script>
Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad Adag Ka Jeediyay Buuhoodle
- Aug 12, 2020
Garaad jaamaca Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC Ayaa Qudbad Kulul Ka jeediyay Magaalada ...
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020