600 Daawo Sawiro:Gaalkacaya Oo Caawa La isku Arkay Sanad Guuradii 22 ee Puntland, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo Sawiro:Gaalkacaya Oo Caawa La isku Arkay Sanad Guuradii 22 ee Puntland,

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda ka qeybgalaya Xafladda lagu xusaya sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii Dowladda Puntland, oo taariikhda markii ugu horeysay caawa lagu qabtay Gaalkacyo.

Maamulka Puntland ee Soomaaliyeed ayaa la asaasay 1998-dii, Waxaana 22kii sano ee nidaamka Dowladnimo dhisnaa uu dadka reer Puntland gaarsiiyey barwaaqo iyo horumar, Soomaaliyana waa u sal iyo tiir waana meeshii laga baadi doonay dib u yagleelka Soomaaliya burburkii kadib.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Haawd says:

    Hambalyo ayaanu leenahay Puntland waayo waxbaanu ka dhisanay anagaana bilna hadii hal qabiil oo qura ahaan lahayd qiimahaa ma lahaan lahayd. Waxaanse leenahay xoreeya dhulka aad sheeganaysaan ee Sool iyo Sanaag ee idinka la idinka qabsaday ama na daaya adeerayaal.

  2. Saed says:

    Maansha alaah puntland
    gaalkacyo guul wadlada puntland
    Ku dayo puntlan ku dayo puntland

  3. Oday says:

    Pudh-land+Soomaalidiid=Qabiil

  4. LAFARUUGAAWI says:

    MOORYAAN HABAYAC HAWIYE HABARGIDIR U SHEEGA
    @ YOOCADA.COM




script>
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...