600 Daawo:-Ciidanka Jabhada SSC Oo Ku Shiish-Baranaya Sawirada Madxda SNM, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:-Ciidanka Jabhada SSC Oo Ku Shiish-Baranaya Sawirada Madxda SNM,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 25)

  1. takar says:

    war umada beenta ka daaya
    muuse ha ka xanaajina hadii kale ilaa sudaan birega ma qabaneysaan

  2. Axmed warya says:

    Hubanida ogaadeen intaad soo hadh gelineyso.
    Shishoorehuba hoy ma leh kuwa habar wadaagtaane.
    Haadaa qabiiliga isaaq hibo Ilaah sii.

  3. Binary Operation says:

    Waar waxay doonayaan sidii sool joogto ka dhacday inay yidhaahdaan dumar ba la
    Kufsaday belaaya nalagu sameeyay Wuxu rag dumarkooda ceeb kala xishoodaba maahan.

    Sool joogto kolkii xaglo toosiye heshiiska lagula galay in loo celiyo lagana saaro ciidanka Somaliland bay bilaabeen inay yidhaah daan dumar ba kan xumeeyay oo sidan laga yeelay! 😂😂😂😂

  4. sarhaye says:

    War iska ilaasha reer buhoodle suga ayey Ak47ku qabsadaane ninkii embassy see wareeray ee habarawal was buu yiri anigu dagaal geli mayor same direyskiina who u xooray 14 maalmood again buhoodle ku Hayney waad heysaan sheekadiisa ninkaagan habarawal ee cuqdadeysan ee xanuun ku dhacay illeeyn Meeshan waxa la juuqjuuqle was habarawal kii cuqdada la geliyey we garxajisku mar was u sheegeen oo weli ku dhegan war waxuushtan jileeca badan garxajisow was u sheep.

  5. Mahad says:

    Meesha dhuloos kaftan ugama banaana ee gambo xirta kan leh kkkk idoor marka laxanuujiyo ayay saaxiga keenaan kkkkk waa kuwee kuwa na xanuujinayaa ma askartayada tukaraq front noo jooga ee dhulbahante ee geesiyada ah ee bilad geesiga lagu taxay mise kuwa sawirada tooganaaya ee gaajadu hayso ee dhulmahante

  6. Q says:

    Sadex Qof oo geel jirayaala oo kabo loo xidhay kk Viva Somaliland alxamdulilaah xoog iyo bilaa baryo yaan dhulkayga ku haystaa viva Somaliland

  7. duriyad says:

    Maxay qayrkood ka hadheen, wixii Isaaq 80s samyn jireen ayay maanta koobi garaynayaan. in kolba cidi dress u galiso ayay ku waangasan yihiin. dress madobaaday iyo cidla ay qori qalalay la taagan yihiin bay ku dhamaanayan dulkana isaaq ba u hadhaaya. gaajo, cudur iyo tacliin la’an baa dhamayn.

  8. Axmed warya says:

    VIVA CIIDANKA QARANKA.
    VIVA SOMALILAND

  9. Axmed warya says:

    CAYNABA HADHUUB KAMA DARTAAN HOGO KALIILEEDE,KA HULEELE HAGAR AADAN KII HOOBALEYN JIRAYE
    MARKII AAN HADHKABA KAA ERYAAD HAWOD U CARARTEENE.

    • runsheeg says:

      Iidoor wagaafiyo kufriga wacad alle u yaale.
      waa niman wallalo ah tan iyo waaga aakhiro
      Nacaluhu kuwuu fuulay bay nashleeyaane.
      Bal kawaran gabaygan adeer. waa adiga soo qoraya gabaygii adeerka ku faanay markii ingriis waddanka kuu qabtay. Ma adiga raganimo ku qabsaday taariikh khaldan ayaa lagugu sheekeeyey

  10. Mahad says:

    Sawir macno ma leh muuse isagoo nool buu u taliyaa gobolkaad somalia ka lahyd dalmar kan la baxay muxuu ka sasaa afartan gaajadu qaloocisay maxay sawiro kaga wareegi raga isasiiya oo sidayadii magaalooyinka soo gala yaa cawaan dhadig

  11. Mhd ali says:

    Dhalmar iyo DHALFORUUGAAWI
    KKKKKKKK
    WAR NIMANKA CUQDADA KU JIRTAA WEYNAA

  12. DALMAR says:

    👍👍WAAR Muuse DAMEER ka qariya wuu sasayaa oo caawa Seexan maayee😀😀 DHULBAHANTE Geesiyadiisu waa dhashii DARAAWIISHOO ma aqbalayaan in DURIYADII DUUDXAMAALKU NIJAASEEYAAN deegaanadooda😀KUWA reer NAAGCAANOOD ee DABADHILIFYADA ahna sidan ina ISMAACIILKA JS(JAWAASIISTA SOMALINAD) ha loo sheego inay TAARIIKHDU ku qorayso BAAL-MADOOW lagana gudayo denbiyada ay galeen💪🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  13. Hilow says:

    Hadhow uun ha odhanina waa nala xasuuqay sidii hagoogane iyi kalshaale
    Kuwani halkay jireen markii ciidamada qaranku gaardiga ku dheelayeen taleex saaxdheer widhwidh balihadhac dharkayn geeyo iyo dhamaan degaanadiina iminka xagaa buuhoodle waxaa u soo ruqaan saday afar guuto ee xaarka isku celiya

    • Mo says:

      Hilow

      Cidda lunsan ee iyagoo soo jeeda royoonaya waa iidoor, qabiil yari qaran ma noqdo!! hadday caqli leeyihiin soda puntland bay iimaansan lahaayeen dhulkooda, sodon sano hargaysa waddooyinku waa kuwii kacaanku kaga tagay, ciid baa wada buuxisay, biyo warkooda daa oo gaadhi dameer baa u dhaamiya, wakhtigoodii wuxuu ku dhamaaday qaran baan nahay iyo citiraaf!!! qabaa’ilka dariska la ah sida gadabiirsi, ciise, warsangeli, dhulbahante, gabooyo cid heshiis la ihi ma jirto.

      Horaa loo yiri iidoorku marka la xanuujiyo ayay saaxiga keenaan oo billaabaan baryootan.

      hadda waxaad mooddaa in la gaadhay wakhtigii iidoor cashar loo dhigi lahaa oo inay ina gumeed laangaab ah yihiin la tusi lahaa!!!!

    • Haawd says:

      SSC insha Alaah waa xorayn dhulka cadowgu haysto, waxaase la doonayaa inaay dilalka ka bilaabaan kuwa reeraneena ah ee daba dhilifiinta ah ee dumarka iyo caruurta ku furta Laascaanood. Waxaa hubaal ah cadowga iyo inta la socotaba inaay jabi doonaan.

  14. Yusuf says:

    Yaa wasay ee ay ka cabanayaan xayawaan doonaya in ay dhahaan waa nala xasuuqay oo carruurtii iyo duramrkii baa badhna nala qaxiyay badhna ay ciidamada qaranku naga xasuuqeen.

  15. LAFARUUGAAWI says:

    KKKKJKJIKJIKJI
    KUWAN
    YAA GUMAYSTA
    MA XABASHI

    @ HUBKA CULUS SOMALILAND.COM




script>
Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad Adag Ka Jeediyay Buuhoodle
- Aug 12, 2020
Garaad jaamaca Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC Ayaa Qudbad Kulul Ka jeediyay Magaalada ...
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020