600 Deg-deg Daawo Video:- Sida Looga Ciidey Degmada Ceegaag iyo deeq xool ah oo loo qaybiyey danyarta si ay ugu ud-xaystaan | khaatumo news online
dahabshiil

Deg-deg Daawo Video:- Sida Looga Ciidey Degmada Ceegaag iyo deeq xool ah oo loo qaybiyey danyarta si ay ugu ud-xaystaan

Degmada Ceegaag ayaa siwayn looga oogey munasibada ciidul adxa iyadoo dhamaanba gayiga muslimka iyo dhulka soomalida maanta siwayn looga ciidey, hay’ada samafalka ee Scerdo ayaa dadka danyarta ah u qaybsey deeq xoolo nool ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Mo says:

    Ciid wanaagsan, waxaanse ka xumahay diifta iyo daranyada iyo hurumar la’aanta meesha ka muuqata, waxaa meesha ka maqan wixii dowladi qaban lahayd. waa nasiib darro.




script>
Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad Adag Ka Jeediyay Buuhoodle
- Aug 12, 2020
Garaad jaamaca Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC Ayaa Qudbad Kulul Ka jeediyay Magaalada ...
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020