600 War Deg Deg Ah Daawo:- Garaad Jaamac Oo War Cusub Ka Soo Saaray Saax-dheer, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo:- Garaad Jaamac Oo War Cusub Ka Soo Saaray Saax-dheer,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Yaab says:

    Aammiin alloow noo aqbal
    Ducada garaadkayaga aan jecelahay.

  2. Shire darood says:

    Anoo ku qoraya qoraalkaan qalinka beesha reer ‘Mahad” oo ka mid ah ehelka saalax ah.
    Una dhuun dalool nabada iyo xasiloonida ah ee Garaadka uu kolkasta daaro ee hiil iyo hooda leh marqaati ayaanu ka nahey waanu soo dhaweyneyna. Garaadku waxuu mudanyahey, bilada dheemanka ee nabada gobolka oo dhan Soomaaliyeed ina la dhaxalsiiyo, Garaad waxaa kuu diyaara bilada nabada ee demean ah dhsmaadka 2020 reer gaalkacyo oo ehelka iney kuu hibeers an.

  3. axmed says:

    Mashallah. Garaadka beelweynta dhulbahante tolkiis ayuu nabad ka dhex dhalinayaa.

  4. mohamuud says:

    Garaadka saxda ah waa isaga waxa kale oo dhan waa macmal,qiimaha garaadnimada ayuu yaqaan

  5. Somali galbeed says:

    GARAAD JAAMAC waa GARAAD nabada tolkiis ku caan baxay intaas waxa u dheer MAWQIF wanaag ku salaysan arimaha masiiriga ah ee guud ahaan Somali gaar ahaana deegaankiisa GARAAD JIRA, GUUL ALLE…




script>
Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad Adag Ka Jeediyay Buuhoodle
- Aug 12, 2020
Garaad jaamaca Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC Ayaa Qudbad Kulul Ka jeediyay Magaalada ...
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020