600 Deg Deg Daawo:Qarax 18 Qof ku Dhinten Oo Maanta Ka Dhacay Gobolka…… | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Qarax 18 Qof ku Dhinten Oo Maanta Ka Dhacay Gobolka……

Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay gobolka Logar ee dalka Afghanistan.Weerarkan ayaa la sheegay in loo adeegsaday baabuur walxa qarxa laga soo buuxiyay.

Qarax ayaa yimid xilli dhawaan dowladda dalkaas iyo kooxda Taliban ay ku heshiyeen xabadjoojin, taas oo kooxda Taliban ay sheegtay in ujeedka uu yahay maalmaha ciidda.

Kooxda Taliban ayaa beenisay inay ka dambeysay qaraxa, halka kooxda IS oo weeraro horay uga geysatayna aanay ilaa iyo hadda ka hadlin weerarka.

Afhayeenka gobolka Logar ayaa wakalaadda wararka ee AFP u sheegay in weerarka la aaminsan yahay in uu geystay qof isa soo midaamiyay, waxaana uu ka dhacay meel aan ka fogeyn xafiiska barasaabka gobolkaas, halkaas oo dad badan ay ka dukaameysanayeen.

Argagixisada waxaa ay markale weerar geysteen habeenka ciidul Adxa, waxaana ay dileen dad badan,” ayuu yiri afhayeenka wasaaradda amniga, Tariq Arian.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad Adag Ka Jeediyay Buuhoodle
- Aug 12, 2020
Garaad jaamaca Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC Ayaa Qudbad Kulul Ka jeediyay Magaalada ...
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020