600 AKHRISO:-Fariinta Maamulka Shabakadda KhaatumoNews.com | khaatumo news online
dahabshiil

AKHRISO:-Fariinta Maamulka Shabakadda KhaatumoNews.com

‘Waxaan marka hore u mahad celinaynaa Ilaahay (SW) oo ah macbuudka xaqqa. Waxaan ku sallinaynaa Nabi Mohamed SCW, oo raxmad ahaan naloogu soo diray inuu dariiqa toosan nagu sugo.

Maamulka Shabakada Khaatumonew.com iyo Shaqaalaha shabakada Khaatumonews.com,waxay halkan Hambalyo uga dirayan Dhamaan umada Islamka Ah gaar Ahaan Umada soomaaliyeed siiba inta Ku Xidhan Warbaahinta Khaatumonews.com

Shaqaalaha, iyo Maamulka Khaatumonews.com oo isku duuban waxay Leeyihiin Umada soomaaliyeed Kulu Caam Wa Antum Bilkhayr

We would like to take this opportunity to send Eid Greetings to all the viewers of Khaatumonews.com wherever they are. We send you greetings of peace and we wish you happiness and prosperity. Thank you!

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Hassan says:

    Hfarah@live.co.uk waar qaligii fayoobi waa caa caafimadaa lakiin qofkii cuqdad qabaa daro ma laga dadkii waxuu kasoo tafiirmay waa aadan iyo xaawo Cassandra iyo madow aan ka gubo taas somali waxii la odhan jirey xaynba maamul sameysante somaliland somali oo dhanbaa ku dhagan sabanta kilkilka shanaad loogu dhaganaan lahayn iyo djabouti iiga jawaab a waa hadaad daacad tihiin hadii kale caalamkaa ina kala saari

    • Haawd says:

      Hassan walaalo dadka muslinka ahi waa walaal kuli soomalina waa dad isku dhiig, dhaqan wadaago, xilo wadaago, ehel wadag iyo isku diinba ah ee tan la diidan yahay waxa weeye khasab ayaan kugu xakumayaa meel dadkii la oran jirey reer Soomaliland ku heshiiyeen ma jirto. Rag beel gaar ah u shaqeeyana see naguma khasbi kartaan, marka la gaaro waqti soomaaliland loogu wada tashado hala gaaro abti.

  2. LAFARUUGAAWI says:

    DHUL-MA-HANTE CIID MUBAARAK
    @ ZULU TRIBE.COM

    • Haawd says:

      Lafaruugaawi Iidoor baa tahay kolkaasaa qabiil wax walba leh afka ku taagaysa hadadan hadalkaaga hufin waanu kula caaytami kadhnaa anaguba ilma Bucur Bacaayre.

  3. geelle says:

    EID WANAAGSAN
    Waar Khaatumo news, miyey muslintay, waligay kama maqal Nebiga NN, oo ay xusayaan, iyagoo isku dir iyo colaad ku baaqayaa ayaan ogayn, Allaha ha idiinka aqbalo dembi dhaafna waan idiin weydiinaynaa

  4. Raamaleey says:

    Macaal Ciideeyn khaatumonews iyo qoraa yadeda iyo suxufiyin teeda aniga oo ah Aqriste YAASHA KU xiran mareegtaan kana MID ah shucuubta SOMALIYEED Khasatan TAN reer KHAATUMOSTD waxaan TALO jeedin UGU SOO dirayaa dhamaan saxafiyiinta IYO MADAX dooda mareegtaan khaatumonews waxaan MUDO dher ujeednay mareegtaan INAY ahayd mreeg AAD moodo INAY SHAQSIYAAD reer puntland AH iska LEEYIHIIN oo AY HALKAA iyo Meelo kale UFOORSATAY MAREEGTII DAL IYO DEEGAAN EE REER KHAATUMOSTD FADLAN AMA MAGACA BEDESHA AMA KU EKAADA DHEX DHEXAAD IYO DHULKIINA OO IYO DADKII LOO AAS AASAY INAAD MIDAYSAN OO AANAY KALA LUMIN IDINA AYDAAN KA DABA TEGIN KARAASH IYO KUWII LAKARHAY OO MASIIBADU KU DHACDAY EE NAKHI YAMAY VIVA ALL KHAATUMOSTD AND ALL SOMALIYA CIIDMUBAARAG INSHALAAH

    • Haawd says:

      Raamaaleey, horta qofka shaqsiga ah meeshii uu doono ayuu raaci karaa Puntland waxbaan ka dhisanay degaana waa nahay oo hadadan aqoon Garoowe iyo Qardhoba waa degaa reerku. Waxaan ahaa goibjoogayaashii Taleex ee khaatumo dabeetona dee koleey meesahy martay iminka khasab maahan inaan sheego kolka hadaay taas dhacday madaxdii khaatumo 90% Puntland baay biidheen dabeetona garaadadenii iyaguna 80% xagaay joogaan, xildhibaanadeeni iyaguna waa Puntlander oo inankii Buuhoodle ka hadlaysey waad maqlayseen oo laha Puntland baanu nahay. Kolkaa inta laga yagleelayo maamul kale waxaa beeshu u badan tahay dhanka puntlad, waxna kuma jabna inamada qora bogaan hadaay dhankaa punlandu janjeeraan. Anigu waan soo dhowaynayaa hadii beeshu aayaheeda ka talinayso waana lagu khasban yahay taa inta ka horaysa anigu xasaasiyad lama qabo ilma adeerteen waa walaal dhuuni ah uun.

  5. Oday says:

    Qabyaalada iyo cayda ka fogaada si aad horumar aduun iyo mid aakhiro u gaartaan

  6. Haawd says:

    Eid wanaahsan. Waxaan mudo ku xirnaa bogiina xaqiiqdiina bogaan waa bogaga ugu wanaagsan wargeystada soomalida, gaar ahaan kuwa beesha. Waxaan kaloo aad idiinku mahad celinayaa inaa ogolaateen qof walba inuu fikirkiisa dhiibto, inkastoo mar mar dad caytama aad nagu fasaxdaan. Waad mahadsan tihiin shaqo fiican ayaad wadaan guulaysta ilmo adeerayaal.

  7. muqtar seefle says:

    thank you




script>
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...