600 Daawo:Boqolka Qof Ee Afrika Ugu Sumcadda Badan Oo la Shaaciyay, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Boqolka Qof Ee Afrika Ugu Sumcadda Badan Oo la Shaaciyay,

Repeni Poll International, oo ah shirkad caan ku ah qiimaynta dadka sumcadda waanagsan ku leh adduunka, ayaa waxay sii deysay liiska boqolka qof ee qaaradda Afrika ugu caansan uguna sumcadda wanaagsan sanadkan 2020.

Liiskan waxaa ku jira 47 haween ah iyo 53 rag ah oo ka kala yimid waaxyo kala duwan oo ay ka mid yihiin; Hogaaminta, Madadaalada, U doodista, Waxbarashada iyo Ganacsiga. Shuruudaha xulashada ayaa ah Daacadnimo, Muuqaal iyo saamayn.

Shakhsiyaadka aadka loo jecel yahay ee lagu soo bandhigay liiska waxaa ka mid ah: Raiisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, 2 Madaxweynayaal oo Afrikaan ah, hal Madaxweyne ku xigeen iyo siyaasad-sameeyeyaal.

Sannadkan waxaa ka soo dhex muuqday sadex hablood oo Soomaaliyeed, oo kala ah, Ilwaad Elmaan, u dhaqdhaqaaq xuquuqda aadanaha iyo Faadumo Dayib, musharrax hore oo madaxweyne Soomaaliya.Aamina Maxamed Jibriil wasiirkii hore arrimaha dibada Kenya,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Ali says:

    Raamaley

    Oo Hada Odeygii Ali ahaa waxaad Goaamisey in Uu yahay Hagar jeclo sheikh Isaax Bin somali.
    Waa tolkey laakiin ma ihi
    Ducadaaduna Looma dhama waayo Somali oo dhanbey ahayd in aad uducayso

  2. Xoriyo Ibrahim says:

    Soomali galbeed ruxa wata gabdhaa soomaliyeedwaa waxtar kaqiimo badan ragii dalka dumiyey welina qarax iyo qurun qabiil wada qurbaha bal eeg xildhibaan Ilhaan cumar Adna Adan Asli calansida oo ahayd gabar duuliyaa diyaradaad ciidanka ee afrikoodhan xildhabanah iswedhan Layla Cilmi gabdhaha ayaa raga ka waxtar fiican

  3. Raamaleey says:

    Horaan USHEEGAY Qofka magaca Ali wata walaahay MUDO 3 ama 4sano LAGA JOOGO baan sheegay IN qofkaas UU aad IYO AAD somalida Bugta UU KUWA UGU caloosha XUN BUU kamid yahay ilaahay Hanoo caafiyo kolay Gaban Gaban Habarjeclo AH oo ilaah XANUUN dariskiisa Ah qabee OGAADA qofkaas oo uduceeya FADLAN waxaan ISHA laraacay 100 LA QOF ee WADA madowgaa waxaan KA fahmay only 2soomali woman wuu kanaxay Ali oo WUXUU LEEYAHAY maxaa KUWA AAN ISKU beel NAHAY LOOGU SOO dari waayey subxaanka yaa cadiim horta madaxa kafeker oo caloosha daa

  4. axmed says:

    mashallah, 3 somali ah. Qabiil waxba ma sheegayo. Waa guul haday 3 ku dhan oo dhiigeena ah kasoo dhex muuqdeen.

  5. Ali says:

    Looma dhama

    Dadka Aamina jawaahir yiri Saameyn bey leedehay midhaa Gudigi sooxuley ayuu jaale Dhulbahante kujirey

  6. Somali galbeed says:

    AAWAY RAGII SOMALIYED MAAD TIDHAAHDID??

    GABDHAHAA NA WADA MATALA..

  7. Safiyo says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkk Aaway Farmaajo




script>
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...