600 Deg Deg Daawo:Beesha Isaaq Oo 30 Sano Kadib Ku Shirtay Muqdisho, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Beesha Isaaq Oo 30 Sano Kadib Ku Shirtay Muqdisho,

Beesha Isaaq Gaar ahaan Beesha Habar yoonis ayaa mud Ahaatan laga joogo 30 sano waxaa ay markii ugu horeysay ku yeelatay Gudaha Caasimada soomaaliya ee Muqdisho shir balaadhan,

Beesha Habar yoonis, ayaa shirweynaha ay ku qabsatay Muqdisho uga hadashay Arrimo xaasaasi ah oo salka ku haya masiirka Beesha iyo Arrimo kale oo badan,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Mahad says:

    Kuwan wax malmaluuqa ee khaatumo uurkay ka bukaan hadaanu ku shirno xamar ma adoo daydaya oon cir iyo dhul midna joogin cid aad matashid haysan baad habaryoonis baa xamar ku shirtay taa cidi wax kama weydiinayso garab ari ismeelee adigu anigu 30sano la hor baan is meeleeyee oon shaqaale askarinimo ku qortee

  2. Hilow says:

    Beenaalayaal haku waalanina isaaq

  3. ABC says:

    Khiyaali news.
    Xamar waa dhul irir.
    aanku xusuusiyo.

  4. Axmed warya says:

    Mrsomali.adeer somali waa la wada yahey ,laakiin ma dooneyno in magac somali dad gaari ku shaqeystaan dadka kelena ku dulmiyaan ,yeeli meyno mana ogolin.
    Viva somaliland

  5. Jaale says:

    Waxaas waa film aad u fool xun mana aqbaleyno hadaan nahey umada Soomaaliyeed.
    Waxaad maqlidoontaa kol aanan fogeyn beesha Samaroon ee SoomalI ayaa ku shorter magaalada muqdisho hawiye group ayaa ku shitey berbera. Waxaa tahiin hal qoys oo Somali ah. Wax Fagans.

  6. geelle says:

    Dadkan aad moodo inay ka soo doogeen abaartii daba-dheer ee masaakiinta ah, Habaryonis waxba kama aha, danahooda waa ka tashan karaan, waana ku faraxsannahay inay joogaan magaaladoodii, Xamar annaga ayaa leh, oo waa la ogyahay, Hargeisaba beelaha Hawiye waa joogaan, maxaa ka macno ah, Oromo ayaaba ku shirta Xamar iyo Hargeisaba oo baaqyo soo saarta, waxani ma warbaa.Nin ka mid ah 16 ardaa ee HY oo caaqil ahi kuma jirto

  7. axmed says:

    somaliya hanoolaato πŸ‡ΈπŸ‡΄. Guul somali.

  8. Mrsomali says:

    Beesha habar yoonis ee muqdisho kkkkk .. waxa ay ku tusaysaa in Somalinimo loo wada jeelan yahay ..




script>
Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad Adag Ka Jeediyay Buuhoodle
- Aug 12, 2020
Garaad jaamaca Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC Ayaa Qudbad Kulul Ka jeediyay Magaalada ...
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020