600 Deg Deg Daawo:Imaaraadko U yeedhay Madaxweyne Deni. | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Imaaraadko U yeedhay Madaxweyne Deni.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa u safri doona gudaha bisha August Dalka Imaaraadka carabta, sida uu sheegay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa u tagi doona Dubai Arrimo la xariira Heshiiskii Dekedda Boosaaso ay kula wareegtay Saddex sanno kahor Shirkadda DP World, kaas oo dhigayay in 2 sanno gudahood ay Shirkaddu ku balaariso Dekedda, balse illaa hada aysan waxba ka qaban.

Wada-hadalka Madaxweynaha Puntland iyo Maamulka Shirkadda DP World ayaa noqon doona kii ugu dambeeyay oo Labada dhinac go,aan kama dambeys ah ku gaarayaan, maadama Shirkaddu ay horey u fulin weyday go,aanadii lagu gaaray wada-hadaladii hore ee dhexmaray, oo uu ugu dambeeyay kii ay ku balanqaaday inay bilaabayso shaqada bishii Maarso ee sanadkan 2020-ka, wallow uu carqaladeeyay cudurka COVID-19, sida uu xusay Wasiir Majiino oo maanta hor-tagay Baarlamaanka Puntland oo sheegay inay xaalada Dekedda Boosaaso ay go’aan ka gaarayaan Kalagadhiga 27-aad ee Golaha.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Yusuf says:

    Naa beenta naga daa waxa DANI u yeedhay Madaxwayne QOOR-QOORE.

  2. Oday says:

    Majeerteen iyo iidoor ilma waa la o dili jirey safarada waa in laga mamnuucaa, waayo soomaalida ayey cadowga la xantaan markey safar aadaan

    • Hassan says:

      SNM & SSDF WAA WALAALO
      ———————-
      MICIYO ABEESO HOOSTA AYAY ISKAGA DALOOLAANE, SNM IYO SSDF WAA WALAALO KALA QORTAY HESHIIYO DHAXAL GAL AH, LAAKIIN DHULBAHANTE WAXA LOAGU SASABTAA HARTINIMO OO MA GARAN KARO HALKA AY DANTOODU KU JIRTO MANA HAYO XOGTA SSDF & SNM EE HOOSE EE AADKA U QOTADA IYO
      QARADA WAYN EE AANAY CIDINA GAADHI KARAYN.

  3. Mahad says:

    Copyright somaliland baa aaday adna dabaorod

  4. ABC says:

    Khiyaali news.

    Dani oo tagaaya imaaraadka(cadowga dowladda xamar)
    Madoobe oo tagaaya kenya( cadowga dowlada xamar).
    Farmaajoo adaaya turkiga (cadowga dowlad gobaleedyada).

    Taasaa la leeyahey ha is raacdo.




script>
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...