600 War Deg Deg Ah:Axmed Madoobe U Duulay Kenya Kadib Codsi uga yimid Madaxweynaha Dalkaasi, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Axmed Madoobe U Duulay Kenya Kadib Codsi uga yimid Madaxweynaha Dalkaasi,

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa u amba-baxay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya.

Ujeedada Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa la xariirta kulamo uu la qaadanayo xubno katirsan Beesha Caalamka oo ku sugan Magaalada Nairobi.

Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa Magaalada Nairobi kula kulmi doona Jaaliyadda Reer Jubbaland ee kunool Kenya,

Gaar ahaan Waxgaradka, Ganacsatada, iyo Siyaasiyiinta, Beesha Ogaadeen kuwaas oo uu kala hadlayo arrimo ay kamid yihiin sidii ay Jubbaland garab uga siin lahaayeen dhinacyada hormarka iyo maalgashiga iyo xoojinta midnimada Reer Jubbaland.

Warar kale ayaa sheegaya in madaxweynaha Jubaland uu codsi uga yimid madaxweynaha Kenya,.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...