600 War Deg De Ah::Farmaajo iyo QoorQoor oo ku wajahan Turkiga | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg De Ah::Farmaajo iyo QoorQoor oo ku wajahan Turkiga

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyo Wafti uu hoggaamiyo ayaa ku wajahan Dalka Turkiga halkaas oo uu kulamo kula qaadan doono Madaxweynaha Turkiga oo heshiisyo uu u soo saxiixi doono.

Waftiga Madaxweyne Farmaajo oo lagu wado inay maanta socdaalaan ayaa waxaa qeyb ka ah Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor iyo Wasiiro katirsan Xukuumaddii la riday.

Ujeedada Socdaalka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo waftigiisa ayaa la xariira heshiisyo ay la galayaan Dowladda Turkiga, Farmaajo ayaana la kulmi doona Hoggaamiyaha Turkiga Erdogan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Raamaleey says:

    Adeer ninkii ismuujiya waa helayaa Xaqiisa MAAKHIR TAAN IYO KHAATUMADAN AAD SHEEGAYSO MEEYE WAA KUWII PERLAMANKA PUNTLAND LAGU XASUUQAYEY KHAATUMOSTD WAXAA AASAY KARAASH IYO REERKIISA OO NIGIS UNOQDAY MAXAMUUD SALEBAN MAAKHIR WAXAA AASAY GARAAD ALI CIID IYO SULDAAN CALI SHIRE MAGICIISI KUWA GUBAY WAXAAN AAD KAHADLAYSO WAA BOOLSHEED GALMUDUG RAG BAA USOO HALGAMAY AAWAY KUWII FUTADA BAL BALAADHNAA EE NINKII I HAYN JIROOW I HOO DAA HAYN JIRAY WAA DHULBAHANTA REER NUGAALEED ALL WAA KHANIISYO LAWASO DOOFAAR ISAAQ IYO MJ BAA WASA WAXAY DIIDEN INAY IS AQOONSADAN WAXAY RABAAN DHALFO SHISHEEYE OGOOW TAAS

  2. Haawd says:

    Farmaajo waa shaqsi aan isku kalsoonayn
    Maamulana saa u wadaa habeen iyo dharaar kuwona xaqoodii buu duudsiiyey sida Khaatumo, Maakhir, Puntland iyo Jubaland halka uu Gal-mudug ku kharajgareeyey 20 million Baydhabo 5 million Xamarna inaay hesho 13 xildhibaan waxuu Parlamaanka ku siiyey 5 miliyan.
    Waxaa intaa ka sii daran goboladaadii iska inuu xaqooda aduunku siiyey waxka siiyee wuuba na aasay oo waad ogaydeen waxii Jabuuti ka dhacay.




script>
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...
XOG HOOSE:-Somaliland oo Doonaysa Inay Nabada Garaad Jaamac Garaad Cali Fashiliyaan,
- Aug 11, 2020
Xaalada guud ee deegaanka Buuhoodle ayaa ahaa mid dagan kadib markii dhexda u xidhay ...