600 Daawo:-Itoobiya Oo Hanjabaad Culus Udirtay Maamulka Somaliland | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:-Itoobiya Oo Hanjabaad Culus Udirtay Maamulka Somaliland

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. Xagarciideed says:

    “Waxartii, webi ku ag bood bood barataa, af yaxaas bay gashaa” xikmada beeraleyda. Muuse, wuxuu ka aradan yahay la taliyeyaasha, oo wuxuu ku xushay beelnimo, midhihii-beertaa qabiilka ee uu beertay maantuu hayaa. “Geelow daaq oo markaad ciin daaqdid baa laguu yaabaa”.

    Ummaddii Somaliyeed, go`doon baad ka gasheen, ay sabab u tahay cabaad iyo oohin iyo waa nala dilay. Sidoo kale, gaaladana waxaanu ahayn caruurtiinii ee naga qabta kuwa weligood Somalinimada iyo diinta la safnaa. Allaah kariim/adeegallaah/waxsanallaah. Jaalle Muuse, kula degtay hudhigii yaraa ee aad ku xaabaysanaysey ee hadda ku soo uruuray keliya reer Biixi Cabdi xidid iyo xigaalkooda. “Byebye stupid”; “so long stupid”; “goodbye stupid…

    Ethiopia wey og tahay Masar iyo dhaqdhaqaaqeeda, idina waxartaas yar ee ku ambatay yaxaaska afkiisa baad tihiin maanta, Somalidii aad ka cararayseen dani ma idin baday. Marka Ethiopia idin soo qaniinto tola`ay Somaliyeey yaan la idinka maqlin. WBT

  2. Binary Operation says:

    Warkan ku saabsan saldhiga military ee masar waa been abuur weeye, dowlada Somaliland way cadaysay inaanay arrintani waxba ka jirin.

    Masar xidhiidh dibloomaasiyadeed uunbaanu la leenahay itoobiya na waa dal aynu deris nahay oo qadarin u hayno.

  3. Hilow says:

    Waa been cad taasi SOMALILAND Ethopia uma hanjabto waayo anagu ma nihin walawayn

  4. LAFARUUGAAWI says:

    MUUSE HANDARAAB
    U NIIKI

  5. Axmed warya says:

    ANNAGGOO GANTAALAHA DHACA IYO HEYSAN QORI GAABAN
    HASHAAN GAADA WEYNOOW LIBAAX UGA GABOON WEYNEY.
    INAAN GORAYO CAWOL UGA TAGAA WAA WAX SOO GI’EYE.
    VIVA SOMALILAND

  6. maxamed axmed says:

    kkkkkkkkkkk waar itoobiya somaliland uma hanjebi karto warka aad soo dhigtay iyo cinwaankuna isma laha ee bal is waafaji….iminka waa la bartay inaad cinwaanka wararka bedesho waana ku daalney sxb ee dabeecadan iska bedel waa filimadii dhalinyarada youtube

  7. Axmed says:

    Isaaqland walaahay maalinkasta god kii hore ka dheer ayay isku sii ridaysaa不不不不 shiinihii oo 5 permanent security council ka mid ah oo aqoonsiga bixiya way isku dirtay, itoobiya oo 30 sano hubeenaysay si ay somaliya u kala jaraan way isku dirtay, garxejis, dhulbahante, Warsangeli, Samaroon intuba way kasoo horje3daan in dalka la kala gooyo. Ayagaaba lugaha iska toogtay, maalin dhow ciidamo itoobiyaan ah ayaaba qabanaya iyo haramcad. Ayagaaba shaqadeenii inoo qabtay不不不滕滕

  8. Hassan says:

    Ha Noolaado Madaxwayne Muuse-baylood.

    Ha naxaane miyee yiciistii ka nixi jirtay qaranimada dawladda Somailalnd ee min Taiwan(China), Masar, Kenya ilaa Itoobiya uu caalamkii u soo kala dheeraynayo. Qarnimadii buu dhamays tirayaa ee ha noolaado madaxwayne Muuse-baylood.

  9. LAFARUUGAAWI says:

    KKKKJKJIKJIKJI
    SOMALILAND REPUBLIC
    MA FAQASH BAY MOODEEN
    KKKKJKJIKJIKJIJI
    XAARMAAJO U SHEEGA
    MA XABASHIDII ANNNU QEEDHINKA HUURSATA EE AANUU BARNAY
    MALAA QADAAD WAYNTII DHAKADHEER EE WALAWEYNTII YUUSKA BAXNAYD EE WALLE KHIYAAMO AYAY NA MOODEEN

    AHMED GURAY IIDDOOR REER LAFARUUG CITY KU DHASHAY AYUU AHA




script>
Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad Adag Ka Jeediyay Buuhoodle
- Aug 12, 2020
Garaad jaamaca Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC Ayaa Qudbad Kulul Ka jeediyay Magaalada ...
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020