600 Deg Deg:Cabsi Xoogan oo Laascaanood Ka Taagan iyo Maamulka Somaliland Oo Maleeshiyaad Badan Soo Dhoobay, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Cabsi Xoogan oo Laascaanood Ka Taagan iyo Maamulka Somaliland Oo Maleeshiyaad Badan Soo Dhoobay,

Maamulka Somaliland, ayaa maleeshiyaad badan kusoo qubay wadooyinka magaalada laascaanood.

Cabsi xoogan ayaa xiligan shacabka gobolka gaar ahaan Magaalada laascaanood dareemayaan.

Boqolaal kamid ah maleeshiyaadka Somalland, ayaa wada kasta oo gudaha laascaanood ah lagu daadiyay,

Somaliland ayaa cabsi aan kala golahayn ka qaaday ciidamada jabhada SSC,

Sidoo kale waxay somaliland qabta walaac ah in weeararo Jabhada SSC ku soo qaado gudaha Laascaanood.

Shacabka laascaanod ayaa xiligan cabsi xoogan ka qaba maleeshiyaadkan Lagu daadiyay Jidadjka Magaalada xili saxmada suuqu aad u kala soco dadkuna u diyaar garoobayaan iidka oo maalmo kooban inaga xigan,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Maqosle says:

    Dadka kadaaya beenta iyo bropaganda laascaanood anaa jooga ciidamada goolada iyo aageeda ladhigay waxay sugayaan Amaanka kolkay kawar haleen dhaqdhaqaayo ku saab San labo beelood oo dhawaan Adhicadeeye diriri kudhex martay iyagoo helay xog kusaabsan in magaalada gudeheeda weeraro aargoosi ahi ka dhicikaraan

  2. Somalilander says:

    Khiyaali news.

    Khamriga iska yaree Axmed Laariyow. Dhaladaa wax walba waa ku tusaysaa.

  3. Hilow says:

    Warka keena

  4. Binary Operation says:

    waxaa la yidhi gabadhu kolkay qooqdo oo nin kay ku qooqdo rabto inay soo xaraysato ayay buuq iyo xasarad ula tagtaa,

    si ninku gogosha ula soo fuulo oo ay ugu qooq baxdo! kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadaba midaas uunbaad ka dhigan tihiin, somaliland sida gabadha qooqday ninka ugu qooqday baad ugu qooqdeen somaliland! kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Q says:

    Dhulmahante waligiiba gaajo ku nool ka bixi maysan sida bariiska Aad iskaga ciidaysaan yaa u soo qalinjabiseyn.

  6. Binary Operation says:

    waar waxaan idin leeyahay laascaanood wax ba ka qaadi maysaane, tuuladan yar ee nabada ku joogtaan ha u waayina? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    tuulada buuhoodle baanu idiin reebnay inaad xooga ku yara nafistaan, hadiise aad bahasha joojin waydaan, hadhow waxa xiga ma neefsan karo! kkkkkk

    I can’t breath baa la idin ka yeedhsiin! kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Dablariday says:

    Intaan Ka Badan Gunnimo Uma Dulqaadan Doonaan Dadka Reer Laascaanood. Waqtigii Waa La Joogaa, Gabar Will, Isim Caaqil, Wadaadkii Diida In Maleeshiyaadka Gabiley Iyo Hargaysa Laga Soo Daabulay Ee Deegaanka Dhibta Ku Haya 13ka Sano Ayaga Ha Lagu Jihaado ….Wax Walboo Bilow Leh Dhammaadna Waa Leeyihiin, Gunnimo Dambe Yaan Dadka Reer Laascaanood Loo Nisbayn!

  8. Yusuf says:

    dhama ama caba qadhaadhka…………

  9. Yusuf says:

    In aad Dagaal u Diyaargaroowdaan iyo Magaalooyin iyo Hourmar iskuma Halaysaan.

    Dhulbahantoow magaal, dawladnimo iyo nabadgelyo waxaad ka doorateen dagaal iyo colaad oo waydinka Buuhoodle ku hubeeyey maleeshiyaadka uu hogaaminayo yarka indhoolka ahi ee hadaba dhaman qadhaadhka nagadbalyo xumaanta aad caashaqdeen.

    • Sool Man says:

      laangab yohow waxaan kus heegaya in aan dhulbahante loo goodin isla markaana loomana tilmaamo waxba ee iska sug intan afarta dhinac kaga adimaayo 10 injirta leh ee aad keentay meesha

      • Binary Operation says:

        Sool Man

        sxb laascaanood waxba ka tari maysaane, tuuladan yar ee buuhoodle ha iska galaafanina! kkkkkkkkkkk

        laascaanood way ku daysay oo ta ka quuso wax soo noqonaya maahan.

        ee tuuladan yar ee aad ku nafisto ha iska soo xidhin, hadii kale xaalkiinu wuxuu noqon sidii goerge floyd oo kale.

        ma neefsan karo, I can’t breath! kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        already horufadhi baanu joognaaye ma inaan meesha caadi u wada qabsanaad doonaysaan! kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Mahad says:

      Hada ciidanka la soo dhigay was ciidankii somaliland mushaharka la qaadanaayay ee dhulmahante iidoorkaad sheegaysaa amarkuu hargeysa la soo baxshaa we iskalo garo sool man ninka la baxay maxay booto kuu tari calankaygii baa kaa kor babanaayee




script>
Deg Deg Daawo:Dhul-Gariir Ku Dhuftay Tansaniya Oo laga Maqlay kenya
- Aug 13, 2020
Dhul gariir culayskiisu yahay 6.0 magnitude ayaa ka dhacay gudaha dalka Tanzania gaar ahaan ...
Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad Adag Ka Jeediyay Buuhoodle
- Aug 12, 2020
Garaad jaamaca Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC Ayaa Qudbad Kulul Ka jeediyay Magaalada ...
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...