600 War Deg Deg Ah:Shirkadda Telesom Oo War Farxad Leh Ku Dhawaaqday, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Shirkadda Telesom Oo War Farxad Leh Ku Dhawaaqday,

Shirkadda ugu weyn dhanka Isgaadhsiinta Soomaaliya, ee Telesom ayaa ku dhawaaqday goordhaweyd war Farxad galiyay Bulshada Soomaaliyeed,

Telesom, oo ahayd shirkadda ugu Tayadda wacan dhanka Isgaadhsiinta Geeska Afrika Gaar ahaan Dalka Soomaaliya, oodhan ayaa hadana ku dartay Adeeg Jaban.Cheap teleosm service

Teleosm waxay Bulshada ku war galisay laga Bilaabo caawa in Bisha oodhan aad ku hadli Karti 7 Dollar oo kaliya.

Waxaad ku shubanasa KaadhkagaTelesom Todobo Dollar Oo kaliya waxaad u hadlaysa Bisha oodhan,

Qiimo dhimista Telesom U samaysay Macaamiisha ayaa ah midkii abid ugu balaadhneed,

Hadaba Si aad Adeegan u isticmaasho Raac Sawirka hoose, Tilmaamaha ku qoran,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Mahad says:

    Khadar ow dhuuntay soo dhaafi la,dahay somaliland inay dhahaan darood kale haba diidee bal kan askariga gaarka haya ee somalia ku waashay day dhulmahante caruurtoodii waa bilaa future ar waxu was cawaan

  2. Hassan Aw Aden Buraale says:

    soomaaliyeed iyo somalia waa kala duwan yihiin ! somalia waa dal iyo soamli waa qoomiyad , min Djboauti somaliland somalia , Dawlad degaanka somalida ethiopia, NFD,

  3. Kader says:

    Shirkadu somaliya kama shaqayso ee somaliland ayay ka hawlgashaa.Sheerarka ugu badana reer somaliland ayaa iska leh. Weli waxaa idinku adag sodon sanadood kadib inaad daaroodow somaliland tidhaahdaan. There’s a saying in English “if you cannot beat them, join them”

    • Ciise mohamed says:

      Waryaada iidoor dee habaarka iska daaya mise fazlka ayaad belo ku qabtaane wuxuu idin tusay inaad dhulmahante ubixisaan reerkan?
      Xaaraam caleek habaar waa debed waa daciifnimo..




script>
Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad Adag Ka Jeediyay Buuhoodle
- Aug 12, 2020
Garaad jaamaca Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC Ayaa Qudbad Kulul Ka jeediyay Magaalada ...
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020