600 MUQAAL::-Ciidankii SNM Ka Saari Lahaa Laascaanood Oo Dufcadii Afraad Tababar Loo Furay, | khaatumo news online
dahabshiil

MUQAAL::-Ciidankii SNM Ka Saari Lahaa Laascaanood Oo Dufcadii Afraad Tababar Loo Furay,

Dhamaan Deegaanka SSC waxaa ka socda olole xoogan oo dhalinyaradda SSC, ugu ciidamada jabhada SSC,

Dhalinyaro aad u badan oo kamid ah kuwa gobolada SSC, ayaa mudooyinkan danbe si xawli ah looga diiwan galinaayay gobolada SSC, si ay ugu biiran ciidanka xorenta Sool Sanaag iyo Cayn ee Jabhada SSC,

Ciidamada Jabhada SSC ayaa hada wajiga afraad ee ciidanka Xoraynta Deegaanka maqan tababar uga bilaabay xeeradda ciidamada Jabhada ee Duleedka Buuhoodle,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. Mohamed ahmed says:

    Xasan xusen cayda jooji ninka raga ahi ma caytamo ee wuu dagaalamaa hadii la ciilo hadii ciil ku hayo nafta hur oo iidoor ka ciil beel lakin waa kugu ceeb inaad sida dumarka u caytantaa ragu ma calaacalo abti waan kaa naxay

  2. Hassan Hussein says:

    waa wada iidoor wagaash waxa sabuurada markiiba buuxiyey.Reer cuqdadaale reer casar qoya reer isdabayaac dabeecada caada qaatahay leeyihiin

  3. Oday says:

    Been badanaa

  4. Mohamed ahmed says:

    Adeer iidoor somali oo dhan baa iska celin kari wayday macadalaa dhuloos oo aan iska celin karin jifi yaroo solomadow la dhaho faanka cidi. MAlaha iidoor waa qarane qabiil maaha sidaa ogaada ilahaybaa tiro iyo tayaba siiyey

  5. Bandiiro says:

    Dhulbahante abtiyaal 10sano ayay dhaaftay baalaxooftayntiinu abtiyaal waxaan idinkula talin lahaa idinku midooba oo tintiinu abtiyaal dhinac haw xiiranto yaad ka xoraynaysaan laascanood ka joogaa sow dhulbahante ma aha fikirkaad aminsantahay aan aminsanayn. Magaca dhulbahante sow kulama wato abtiyaal talomidaysan baa lagumeelmaraa waxaan idin dhihi lahaa cidwalba nabad baa deeqda ee u tali caruurtiina future waa iga talo abtiyaal waa ii tihiine

  6. QOORE TAAGE says:

    Bal an aragnee dee xaaladu waa bootadii iyo faankii daroodka yar yar al faqashiya laascaanood ragee qooraha taagay jooga abtiyaal hal xabo car Ku soo rida laascaano

  7. Yusuf says:

    Hadii ay kaa dhabtahay soo qaado qori adiga iyo wiilashaada aad qurbaha ku haysataa oo ka soo bar-bar dagaalan masaakiintan aad doonayso in ciidanka qaranku uu xasuuqo.

  8. Axmed warya says:

    4 madmadoow oo gubtey ata meel xoreynaaaya,waar masaajidka ciyaarta ha laga daayo.

  9. Mo says:

    adeerrayaalow maad naga daysaan boolxooftada
    iyo beenta is huwan, iidoor 10 sanuu sii marayaa
    anigu maahi dhulbahante laakiin waxaa i dhibta iidoor baa dhulbahante u dowladaynaya, idinkiina waad u kala dhuumanaysaan!! maanta soomaali way kala dagantahay oo nin waliba degaankiisa isagaa ka taliya. marka nimanyohow bal marka hore isku mowqif noqda oo meel la idiinku soo hagaago yeesha kadibna iidoor meel saara!! wixii intaa ka sokeeya waa gacmo daalis iyo waxaad ogtahay ma kuu sheegaa!!!!!

  10. Sool Man says:

    waa ragii walle iidoor ugu daadan laha xeryaha hadaan is qoraya

  11. Kkkkkkk kkkkkkk says:

    Kkkkkkkk kkkkk

  12. Buhoodle Man 34 says:

    Excellent work keep it up SSC Army. Dont stop until SSC army becomes 10000 !. I will sell my motorcycle to donate to ssc army.
    I remember 2006 the sool and sanag had 7200 army what happened to majority of those armies?. I know some went with abdullahi yusuf in baidoa ,where are the rest?




script>
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...