600 War Deg Deg Ah:–Muuse Biixi Oo Amar ku Riday Xubnaha Dhulbahante,Kadib Muqaalkii Jabhada SSC Soo Bandhigtay, | khaatumo news online
dahabshiil

War Deg Deg Ah:–Muuse Biixi Oo Amar ku Riday Xubnaha Dhulbahante,Kadib Muqaalkii Jabhada SSC Soo Bandhigtay,

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Bixii cabdi ayaa walaac xoogan ka muujiyay Ciidanka iyo awoodda Jabhada SSC Ee Fadhigeedo yahay Caasimada Buuhoodle,

Wararka Ay helayso khaatumonews.com ayaa sheegay in xalay ilaa maanta uu shirar kala duwan la qaatay Madaxweyne Muuse Bixi xubnaha dhulbahante ee ku jira maamulkiisa,

Shirarka Muuse Biixi iyo Xubnaha Dhulbahante Dhexmaray ayaa looga hadlay Jabhada SSC iyo Awoodda ciidan ee Buuhoodle ay kawado,

Muuse Bixii Ayaa Su allo, ka weydiiyay xubnaha Dhulbahante oo isugu jiraywa siiro iyo Xildhibaano,. inay sheegan meesha ay salka ku hayso Jabhada SSC.

Sidoo kale Muuse Bixi,i waxaa uu walaac xoogan ka muujiyay In Xiligan waxaa uu ugu yeedhay Somaliland, Aysan daawan karin awooda ciidan ee ka dhismaysa Buhoodle.

Xubnaha dhulbahante ayuu ku amray Biixi, inay si dagdag ah uga keenan War Jabhada SSC,Cida Maal galiso.iyo Arrimo kale oo la xidhiidha baqdinta ay maamulkaasi ka qaban Jabhada SSC,

Muuse Biixi, Sidoo kale waxaa uu Xubnaha Dhulbahante ugu Hanjabay in aysan suuro gal noqon karin inay iska dhex joogan Hargaysa iyadoo Deegaanka ciidaamo xoogan laga dihsaayo oo somaliland halis ku ah.

SNM ayaa baqdin xoogan ka qabta awoodda ciidanka Jabhada SSC, sidoo kale waxay ilaa hada ku jaah wareertay Somaliland meesha jabhadan laga maal galiyo.

Xubnahan Muuse La shiray ayaa talaabada ay qaadayan ee ugu horaysa waxay tahay inay socdaal ku yimaadan Buuhoodle iyo laascaanood,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. Mahad says:

    Dubad darwiish

    Waa runtaa dhuloos was geese markuu joogo front tukaraq ee uu difaacaayo calanka iyo ciida somaliland wadigii arkaayay bilad geesigii taani ku taxay ee kala saaroo waa kuwee dhulbahantahan sheegay mise dhulmahante calooshooda u shaqaysanaaya cayna wax kuu tarimayso nin waybaa tahee sidii raga u dood siil baad sheegaysaa Dee hooyada iyo walaashaaba waa ku yaalaa reer gaara kama lusho eeshqiyaasak

  2. DUBAD DARWISH says:

    ISAAQ CAQLIGU SIILKUU IDINKA GALAY DHULBAHNTE GEESI WEEYE SIXIRKIINUNA MA SHAQAYNAYO BALAN WAXAN KU QAADY IN AAD KU LE ETAAN LAYDIINKALANA HADHO HUBKA AAD WADATAAN ,,WAN WAYN ILAA MIDIDA LA MARSHO INDHIISU CIRKA MA ARKAAN WAKHTIGU HORUU MACALIN IDIINKU AHAA WAXBA KU QAADAN WAYDE

  3. DUBAD DARWISH says:

    WAXAANU DIYAAR U NAHY IN AANU SI HAB
    MILATERY OO CASRI AH OO GUUL KU DHAMAAN DOOONA IDIINKU SO BIIRI DOONO HAWLGALALADA BILAAMI DOONAANA NOQON DOONAAN KUWO AAN ARXAN U SAMAYN DOONIN GUNTA ISAAQ EE CAQLIGU SIILKA KAGA JIRO IYO IN KUWA DHULBAHNTE EE HUNGURIGU WADO KUNA WADA DADKAYGA SIDII AJUURAANKA AY NOQON DOONAAN KUWA UGU HOREEYA EE BIRTU KU DHICI DOONTO

    ANOO KU HADLAYA AFKA QURBO JOOGTA MA SII JIRI DOONTO IN JEEB NALA GASHADO

  4. Mr.Hawd says:

    Ninkastaaba ha iska hadlee Somalia 40 sano ee soo socda waxaa hogaamin-doona Beesha Hawiye. Waxaana Siyaasada Hawiye taageri doona Dhammaan beelaha Direed iyo Raxan weyn

  5. Galbeedi says:

    Reer laascanodow iyo buuhodleba si muuqata iyo si qarsoonba udila rag lamoodka u adeega snm Markay idiin yimaadaan

  6. Dila says:

    Muuse waa madaxweynaha somaliland saylac ilaa iyo sanaag ee iimaansada 2020 iyo qori adeer dhulbahantow caruurahaygii PhD bay ku tartamayaan adna qori waad hadli kartaa hada lakiin 20 years hadal caruurtiina uma banaana because caruur uneducated iyo caruur PhD iskumeel ma istaagaan isaaqna ma ihi nin reer awdal ah baan ahay dantaydu waa inaan ka faaiidaysto time socda mayla socotaa qori side

  7. Ismail says:

    Asc.
    Heshiiskii Somaliland ciidamada kaga soo qaaday Sooljoogto iyo Maygaagale ee ay la gashay XagleToosiye oo markaa ahaa Madaxa SSC waxaa ujeedkiisu ahayd in culayska laga dulqaado reer Buuhoodle si ay salka dhulka u dhigaan isla markaasna ay u abuuraan nabad iyo nolol. Haddii se hawli soo kordho deegaanka Buuhodle liddi ku ah heshiiskii hore loo wada gaadhay, tee cidda eedeeda yeelaneysa waa mid cad.

  8. Binary Operation says:

    been abuur iga dheh, rag baqa ma nihin.

  9. Somali galbeed says:

    BAHO DARAAWIISH MUUSE MIDNIMUU DIYAAR U YAHAY GORGORTAN BAASE KA HOREEYA, ADINKANA WAQOOYI WADA SOCDAA SADROON EE PUTLAYN FASHILANTAY YAANAY IDIN WAREERIN, MAALINTUU WADAHADAL DIIDO MUSE HALA ARKO, KOONFUR + WAQOOYI IS BEST CHANCE 4 SOMALI UNITY..

  10. Hargeisa boy says:

    Ceesaantii mas iyo good, madax shabeel lahaataa, malageedii baa galayeey

  11. Hassan says:

    Haddii ay dadka deegaanku iska qaban wayaan ciyaalkan uu wato yarka indhoolka ahi ha dhoowto yaan xasuuq iyo cabaad la maqlin marka ay BUUHOODLE soo galaan kaarayaasha iyo sawaariikhda ciidanka qaranka jamhuuriyadda Somaliland.

    • warfaa says:

      WARYAA SOOMAALIDA WAY ISTAQAAN CIDA IIDOOR AYAA KU CABAADA WAA NALA XASUUQEY!!! KOLKII LADAGAALAMO. FULEY IIDOOR XANTII MAMOOGA.

  12. Yusuf says:

    Mohamuud
    Adigaa isa sheegay in aad khaniis thay ama ahaan jirtay markii aad yarad. Alla imika oo aad qurbaha biirtada ku dhantana maxay gaaladu futada kuu saliidaysay yaa xayawaan.

  13. mohamuud says:

    buuhoodle mawaxuu moodey meel lagu saqajaamo,futo saliid leh ayaad kala tegi

  14. LAFARUUGAAWI says:

    @ CIIDANKA CIRKA SOMALILAND.COM




script>
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...