600 Deg Deg Daawo:Dhoobo Daareed”‘Deni waa Gacan Ku Dhiigle” | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Dhoobo Daareed”‘Deni waa Gacan Ku Dhiigle”

Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed (Dhooba-Daareed) ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha Puntland in uu ku tuntay Dastuurka lagu doortay, uuna yahay gacan ku dhiigle’e shacab ku laayay si ay u meelmarto doonistiisa.

Dhooba-Daareed ayaa sheegay in Madaxweyne Deni uusan ka shaqeyneyn danihii loo doortay ee uu ku jiro ka shaqeynta dano dad kale

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. ABC says:

    Khiyaali news.

    Mar haduu adiga Danni xilkii uu kaa eryey baaga muundana kaa dhigey muxuu kaaga tegey?
    Xamar AMA hargeysa iska dhiib,

  2. Somali galbeed says:

    WIXII KA DHACAY PARLAMANKA MOGADISHU

    DULMIYUU AHAA?

    WIXII KU DHACAY DHOOBO DAAREED FRIENDLY

    FIRE BUU AHAA?

    INTAASI WAA WARKII MARYOOLEY OO KOOBAN.

    GOORMAA CADAALAD LAGA WADA SHAQAYN???

    MALAHAYGA QARNIGA SOO SOCDA..




script>
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...
XOG HOOSE:-Somaliland oo Doonaysa Inay Nabada Garaad Jaamac Garaad Cali Fashiliyaan,
- Aug 11, 2020
Xaalada guud ee deegaanka Buuhoodle ayaa ahaa mid dagan kadib markii dhexda u xidhay ...