600 Deg Deg Video:- Deeqdii Dawlada Somalia Keentay Buuhoodle Oo La Qeybiyay. | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Video:- Deeqdii Dawlada Somalia Keentay Buuhoodle Oo La Qeybiyay.

Masuuliyiinta Deegaanka Buuhoodle Gaar ahaan Guddiga Ka Hortaga Covid 19.horana usoo noqday guddigii shuban Biyoodka Buuhoodle, ayaa qeybiyay deeq daawo ah oo dawlada soomaaliya soo gaadhsiisay Gobolka Cayn.

Cabdifarax Cali cawil iyo Masuuliyiin kale oo kamid ah Guddiga ayaa ka war bixiyay deeqdan inta magaallo ee ay u qeybiyeen

Guddiga oo ah mid Dadka Deegaanka kala soo baxay marxaladdo kala duwan oo midba mid ka adag tahay ayaa haatan si hamsami leh oo wanaag ku gadaaman yahay ugu qeybiyay Gobolka Cayn deeqdan oo baahi weyn bulshadu uqaben xiligan,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Qudbad Adag Ka Jeediyay Buuhoodle
- Aug 12, 2020
Garaad jaamaca Garaad Cali Garaadka Guud ee SSC Ayaa Qudbad Kulul Ka jeediyay Magaalada ...
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020