600 Deg Deg Daawo; Aas Qaran Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Xasan Abshir Faarax. | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo; Aas Qaran Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Xasan Abshir Faarax.

KHAATUMONEWS.COM
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda ku sugan Garoonka diyaaradaha Garoowe, halkaasi oo hadda laga soo dejiyey Alle ha u naxariistee maydka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Xasan Abshir Faarax.Waxaa goobjoog ahaa Ra’iisul Wasaaraha DFS Mudane Xasan Cali Khayre, Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS Cabdi Xaashi, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Ku-xigeenadiisa, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha DFS iyo kuwa Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS, isimo, culimo, siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale,


KHAATUMONEWS.COM
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg Daawo; Buuhoodle Munaasabada Lagu Tageerayo Musharax Xildhibaan Ibrahim Diiriye Saleeban
- Oct 24, 2020
Magalada Buuhoodle Xrunta Gobolka Cayn Waxaa Maanta lagu Qabtay Munsaabada Lagu Tageerayo Musharax Xildhibaan ...
MUQAAL:-Maleeshiyaad SNM U Shaqeeya Oo Gobolka Sool Ku Dilay Caawa Labo Nin oo Reer Buuhoodle ah,
- Oct 24, 2020
Maleeshiyaad Ka amar qaata maamulka Isaaq ee SNM deegaan ahaana ka soo jeeda Degmada ...
Wararkii ugu Danbeeyay Xiisada Dagaal ee Tukaraq Ka taagan,
- Oct 24, 2020
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq ayaa ...
MUQAAL:-Afar Xabado Xiis Dhalay Oo U Ciyaar Doontay Isaaqi Aabohood Dilay
- Oct 24, 2020
Waxaa Warbaahinta SNM, Ka soo muuqday Afar uu dhalay Ciyaar yahankii Xabado Xiis, oo ...
Donald Trump Oo Shaaciyay Sir Culus Oo Sacuudiga u Qarsoon,
- Oct 24, 2020
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in sucuudigu xiriir la yeelan doono wadanka Israa'iil. Madaxweyne ...