600 Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe” | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Yusuf says:

    yaansakhraamiintiis Hargaysa oo qaadkii Itoobiya oo wayday

  2. isu keene says:

    waar maxay yihiin ciyaala suuqan ka soo dhergay naarkootiidada ee khamriga kii u kululaa cabsani waa sawir laga soo qaatay wax dhintay wax dhintayna wax ka soo qaad ma leh, waligeed baa war been ah la qoraa maxaa keenaya qaadka kiiniya hargaysa corona virus buu wataaba goormuu si yaroo fudud ku imanayaa qaadka kiiniya hargeysa waa dacaayad aan waxba ka jirin teeda kale hadday jiri lahaydba waxaa fulay ah kuwa intay diyaarad soo kaxaystaan haddana markuu farmaajo yidhaa soo noqda soo noqonaya soomaaliland waa fri iyadaa wax walba u xor ah

  3. Saeed says:

    waa ogyihiin in Mousa badha saabyahay.Qaadjka noo fur madaxweyne mohamed Abdullahi Farmajo Mousa Bixi waa badha saabe !

  4. Yuusuf says:

    Waa sakhraamiintii Hargaysa oo qaadkii Itoobiya wayday ee yaan la dhegaysan.

  5. Yusuf says:

    Waa sakhraamiintii Hargaysa oo qaadkii Itoobiya wayay ee yaan la dhegaysan.

  6. DALMAR says:

    πŸ˜€πŸ˜€XAQIIQADUU waa middaa, DAWLADA CIIDA SOOMAALIYA ka talisaa waa DAWLADA Federaalka ah, Hargaysana waa taqaan ITAALKEEDA ina Dameerna waa ogyahay Cidda Madaxweyne u ah, Shacabkuna xaqiiqada waa ogyahiin. Kuwii Halka wax kuu soo Qori jirey ee beenta isku maaweel in jirey sida DHALFORUUG iyo meeye? πŸ˜€πŸ˜€πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄




script>
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...
XOG HOOSE:-Somaliland oo Doonaysa Inay Nabada Garaad Jaamac Garaad Cali Fashiliyaan,
- Aug 11, 2020
Xaalada guud ee deegaanka Buuhoodle ayaa ahaa mid dagan kadib markii dhexda u xidhay ...