600 Daawo:Beesha Hawiye Oo U jawaabtay Puntland kuna Tilmaantay Inay Wadaan Nacayb Beeleed. | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Beesha Hawiye Oo U jawaabtay Puntland kuna Tilmaantay Inay Wadaan Nacayb Beeleed.

Beesha Hawiye Gaar Ahaan Masiliyiinta Hirshabeellle ayaa si kulul ugu jawaabay maamulka Puntland iyo diidmada uu ka keenay Xubnaha 13 Ah ee Maamulka Dadban ee Banaadir loo meel mariyay,

Masuuliyiintan Beesha Hawiye oo ka hadlaaya Arrinkan ayaa yidhi“Puntlnd Fadaraalka iyada noo keentay waanu ka aqbalnay Gobol wax ha lagu qeybsado ayadaa keentay waanu ka aqbalnay iyago laba gobol iyo Bar ah inay ka badan qaatan waanu ka aqbalnay marka waxay wadaan waa nacayb beeleed’

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. Haawd says:

    Adeer xaqiiqda marka laga hadlo Majeerteen waa qabiil intuu isku filnaaday waxuusan lahayn raadina waa rag xaqiiqdii waayo Daroodka keliya ee nool ee hadlaya maanta waa iyga aaway Daaroodkii kale? Aaway hartigii waqooyi ee Farmaajo iyo Muuse Biixi iibsadeen. Maanta wax aduunka kala hadlaaya hogaanka Farmaajo noogu xiray Isaaq iyo Hawiye waa MJ. Waxaa inagu jira hadaan nahay Dhulbahante kuwa seexday oo Farmaajo indho la aan iskala jira xataa aan ogayn in aduun waaynahii laga dhaadhiciyey Isaaq baa Waxii la oran jirey Somalind xakuma Farmaajona KU raacay.
    Bal waa taa Xamar oo Hal magaalo ah la siiyey maamul iyo maqaam maxaa adoo labo gobol iyo badh haysta kuu diiday maamul.
    Puntlandba anaa leh badh Garoowe iyo Qardho soow degaankayga maahan adeer. Caqligiina ka shaqaysiiya kuwiina meesha soke ka fekerayso. Reerkaa Dhabayaco waa reer nool oo isku duuban aan horgale lahayn orda oo kaca oo is muujiya miskiinkaan Farmaajo oo aan waxna idiin ogolayna isaga hadha.

  2. Ali says:

    Lafaruugaawi
    Waxaa Fiicnayd in aad ujawaabto Nin iidoor Daaroodka Ugaduwanyahay.belive me or not meesha aan Asal Ahaan Kasoojeedo Reerkayagu waaba xusaan sh.isaaq xiliga Roobdoonta,iyagoo Uyaqaan in sheekhu Odayga Saaxiibkii Rumaad ahaa.
    Somalida Kale badanaa Reerkayagu Maguursanjirin waxaan Iidoor iyo Daaroodka dhaxdiisa ahayn.
    Siyaasada Kahadal

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      ALI QAAWANE

      KKKKJKJIKJIKJIJI

      ANIGA DAAROOD BAABA I DHALAYE OO WIIL ABTI LOO YAHAY IL XUN BA LAGUMA EEGI KARO’E ADIGA REERKIINU MA INAN LA YAAL BAY AHAAYEEN MISE QAXOOTIGII FAQASHTII SOMALILAND REPUBLIC KU BEERAYSAY BAAD AHAYDEEN.
      IS CADDEE DEE
      ANIGU
      LAFARUUG CITY BAAN U DHASHAY
      MUQDISHO NA WAAN KU DHASHAYE IYO XAAFADII (BUULO XUMAY).
      LAAAAAAAKIIIIIN
      Hhhhhhhhhh
      @ DAGAAL SNM.COM

  3. Ali says:

    Binary
    Waxwaynba igama duwanid,Hadalkaygu wuxuu ahaa uguyaraan w,iyo koonfur ayay Helikaraan.waxaan kaloon reekoonfur usheegey in Muuse shaani ahayn Nin ladhayalsankaro.
    Ceergaabo h/yoonis maleh ma’oran oo Soomalida Dagen ayay kamidtahay Taariikh ahaanse Waadhul Warsangali

    • LAFARUUGAAWI says:

      ALI QAAWANE
      WAA RUN IN XIIS IYO MAYDH, GAR’ADAG, CEERIGAABO, CEELKA CAYNABA, IYO ILAA HARADA DANOOD IYO BERBERA IYO ILAA BAABULI OO XADKA OROMO AH IN IIDDOOR XOOG KU BANNAYSTEEN OO DAAROOD SIDAY U BAACSANAYEEN (NFD IYO DHULKA KUUKUUYO) U QAXIYEEN CID WALIBA WALIBA WAY OG TAHAYE
      WALIBA BERIGII 1978 KII FAQASHTII DAAROOD KII ETHIOPIA KA SOO QAXAY IYO OROMO DII LAGU BEERAYEY
      GABILAY
      ILLAA
      GOBOLKA SAAXIL EE FAQASHTII AFWEYNE TIDHI:
      BURCO = DHUL-MA-HANTE
      BERBERA =CAGDHEER OGAADEEN
      HARGAISA =MADHEERTEEN
      IYO WADANKA SOMALILAND IDINKAA LAHAAN JIRAY
      WAA DHAB
      LAAAAAAAKIIIIIN
      MAXAA KA DAMBEEYAY
      KKKKJKJIKJIKJIJI
      EVER NEVER
      LAFARUUG CITY 800 SANNO KA HOR CAGDHEER OGAADEEN BAA LAHAAN JIRAYE CAR HA KU SOO NOQDAAN IYO COLKA (WADHAF) MA LAGU DEYAY.

      @ SILSILADII GUBA.COM

      ALSO

      CLICK ON THE

      Xiis maydh.com

    • Cawad says:

      Ali, Wersangeli weligii Ceerigaabo ma yeelan, xataa lama hela xuduud , meesha ugu dhow waa Yubbe iyo jilibka la yidhaahdo Nuux Omar, magaalada waxaa aasaasay Muse Ismail oo Habar yonis ah, waxaa ku xigay Muse Abokor/Habarjeclo, oo Uduruxmiin iyo Bahsanbur ah, Waxaa ku xigay Dhulbahante, Wersangeli markay magaalada soo galeen waxaaba noolaa, Tiirshe Ereg iyo Cali Naahi oo ilmaadeer ah oo nimanka Cabdalle Xaamud la yidhaatho ee Muse Ismail ka dhashay,waxay isku qabsadeen in Wersangeli magaalada lasoo geliyo, waatii Tiirshe lahaa kalmada caanka noqotay ee reer Ceerigaabo wada yaqaanaan weliba dadka waaweyn” SOO GELISAY EE KA SAAR”. Taariikhda waxa ii sheegay DC Ingiriiska ee Ceerigaabo 1958. Oo weli nool, waxaa Dhulbahante iyo Wersangeliba degaan magaalada Ceerigaabo waana asal Ceerigaabo, weliba xagga Wersanglei waa 3 jilib oo kala ah; Nuux Cumar, Jibriil Siciid, Bah Ugayslabe, Dhulbahante waa; Bah Riig Haye, Bah Cabdalle, oo Naaleeye Ahmed ah.
      Dhulbahante waa 2 tuulo. wuxuu gobolka gaar uga degaj waana Fiqi-fuliye iyo Awr-boogays. Sanaag xagga khariidada waa badh dega Wersangeli, Badhka kalena Isaaq oo u Badan Habarjeclo/Muse Abokor, gobolka xagga xeebta waa Ceelaayo ilaa Karin Berberaad, Xagga Beriga waa Laamiga Boosaaso dusheeda ilaa Berkadda Cali Xirsi ee Saraar, Dhulbahante 1% Sanaag kuma laha, Allaahu maa balaqtu Al xaqiiqa, bal weydiiya Cali Daacuun warkaa

  4. Binary Operation says:

    Ali

    Faan badanidaa, wax la tidhaah koonfur iyo waqooyi ma jirto.

    Khilaafkaas baanu ka dhex faa’idaysanayna oo Waxaanu maamulkan sii dhacaya ka dhamaysan doona wax la yidhaah 2 estate solution.

    Ceerigaabo caasimad halaga dhigo waa Riyo macaan, Kolka hore ceerigaabo waa deegaan habar yoonis Iyo habar jeclo leeyihiin harti shaqo kuma leh.

    Caasimadu Hargeysa ayay ahaanaysa forever sida ku seexo.

  5. Ali says:

    Sagaaro badatey waa boon dhurkeed.khilaafkan koonfurta Isaaq ayay Fursadsiinkartaa.muse shaley 26 June ayuu u aqoonsadey maalinta 1aad.haduu kusoodo oo 18 may Daaqada katuuro,Caasimadana Ceergaabo usooraro 10 sano Hartigu madaxwaynaha U xiro SNM jiridaas wadanka burburisey wixiinool Maxkamad Lasoo istaajiyo si ay cafis umada uwaydiistaan,uguyaraan waxay kuguulaysankaraan in waxlooqaybsado koonfur iyo Woqooyi.
    FG muuse bixi waanin shaqaynaya Daacadna ka’ah Reerwoqooyi Mideysan

  6. LAFARUUGAAWI says:

    MADHEERTEENIA
    HA LA WAYDIIYO GOBOLKA BANAADIR YAA DEGAAN AHAAN U LEH?!.
    ILMA HALAMASH NAAGOOD DHAQASH DHABAYACO DHAFOOR QIIQ AMA ILMA IS MAQIIQ (YOOCADA)
    AYAY NAGU HAYSTAANE
    KKKKJKJIKJIKJIJI

    MA HAWIYE AYAY MUQDISHO KU QABSADEEN?!.

    WAAR YAA MADHEERTEEN U SHEEGA IN HADDII HAWIYE XANAAQAAN AY HAL WIIG BUQLEEN KU QABSAN KARAAN OO QAXOOTIGOODU
    JAMHUURIYADA SOMALILAND
    MAGANGELYO WAYDIISAN DOONAAN SIDII DHACDAY JANUARY 1991 KII EE AY DAAROODKU DALKA KENYA UGU QAXEEN.

    JUST CLICK ON

    @ DAGAAL DAAROOD HAWIYE.COM

  7. Axmed warya says:

    Soomaaliya waa meel lays boobaayo oo fawdo ka socoto ilaa 60 kii,ilahey baa xorriyadaydii noo soo celiyo oo nooga garatey fawdo iyo budhcad badeed iyo argagixiso.
    Viva Somaliland

    • Somali galbeed says:

      MAASHIYO HADAAN BOOGTA SARAY

      MALOW MIYAY DAAQI

      MA MUCAARAD BAAN AHAY

      HADAAN XAQA KA MAANSOODAY

      • BERBERAAWI says:

        ADIGU XABASHIDA QEEDHINKA HUURSATA EE IDIN ADDOONSADA CAR ISKA XOREEYA.
        DADKA LA GUMAYSTO
        COMMENTS LOOMA OGOLA
        BECAUSE YOU ARE
        KURDISH DAAROOD

        @ xornimo sumadlaa.com

  8. MAXAMED CALI FAARAX says:

    MAXAA PUNTLAND KA GALAY SOOL IYO SNAAG SAWDIGII BARQADA DIIBAEY INTAAD BEENTA U SHEEGTAY OO TIDHI DAWLADDA PUNTALND BAA DIFAACAYSA HANA SHEEGANINA QUDHUNYOHOW

  9. MAXAMED CALI FAARAX says:

    WALLEE KUMA AAMINO SSDF HAWYENA ANAGAA TAAGEERAYNA OO DHULBAHANTE AH.

    • Buhoodle says:

      Walaal weli maa siyasadi ku xumayntaa ayaa wada.sool iyo sanag ayaa ku maqan ku xumayn. Gormad wax fahmi doonta ,ku xumayntaa waxa faaido ugu jirtaa mamulka issaqland. Argooshada puntland haano daambeeyso, horta dhulkeena an ka soo celino sheegaysada somaliland (issaqland).SSC waa khasab mamul gooni aynu helnaa.




script>
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...
XOG HOOSE:-Somaliland oo Doonaysa Inay Nabada Garaad Jaamac Garaad Cali Fashiliyaan,
- Aug 11, 2020
Xaalada guud ee deegaanka Buuhoodle ayaa ahaa mid dagan kadib markii dhexda u xidhay ...