600 Puntland Oo Tooshka Ku Ifisay Wadadii Iyana Guusha U Ahayd Shacabka SSC -na Mudo Ku Taamayen. | khaatumo news online
dahabshiil

Puntland Oo Tooshka Ku Ifisay Wadadii Iyana Guusha U Ahayd Shacabka SSC -na Mudo Ku Taamayen.

Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta soo saaray Go aamo ay uga hadlayan Sad-bursiga Beesha Hawiye iyo maamulka Dadban ee Gobolka Banaadir.

Puntland ayaa sheegtay in Gobolada Sool Iyo Sanaag iyo Gobolka Banaadir ay leeyiiin xaquuq ama metelaad Siyaasadeed balse loo bahan yahay in loo maro sifo sharci ah oo aan ahayn boob iy sharci jabin.

Puntland ayaa Xasuusisay Beesha hawiye in Hadii Banaadir tahay Maamul miiskana ay kula soo Fadhiisanayso maamulada Iyadoo leh awoodda maamulada oo kale iyo Matelaad maamul in loo baahan yahay Matelaadi Gobolada SSC.

Waa wado mudo shacabka SSC ku taameyen wadada hada ay Puntland tooshka ku ifisay waana wado meel ay ka maran aysan jirin xukumada Xamar.

Soomaaliya Gobolada kaliye maanta aan Lahayn Matalaad Siyaasadeed Xaqoodina la duudsayay waa SSC.

Puntland waxaa maanta U banaan oo kaliya inay garab iyo gaashan ku siiso Reer Khaatumo sidii ay maamulkooda u meel marin lahaayen ulana raadin lahaayen xaqooda say Jubaland ula raadisay,

Halka ay hada ka bilowday Puntland waxaa dhab ah hadii siwada jir ah ay isaga kaa shadan Puntland iyo reer Khaatumo iyo Jubaland inay guulaysan doonan islamarkana maamul sadexaad ku soo biiri doono Puntland iyo Jubaland ama masraxa siyaasadda Daarood,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. Hobyo man says:

    Buuhoodle aanu kaa faaiidnee sanaag ii sheeg meeshaad la dagtid dhulbahante ahaan warsangeli waa laguu yaqaanaaye ssc sheegatee

  2. shamsa Adam says:

    Sidii xanuunka caabuqa ah ee Covic-19 uu addunka u yimid dulmiyo farabadan ayaa illaahay ifiyey marka guusha dadkii dulmanaa way soconay; dadkii wax dulmiyayna iyagoon aan raali ka ahayn baa awood illaahiga ah keeneysaa

  3. Buhoodle says:

    Beenale ayad tahay. Gobolka cayn e buhoodle majority waa harti ,laga reebo tuulada yar ee qoriludug. Sool geebiahan waa harti,laga reebo degmada caynaba. Maa caynaba ayaa noqdo sool halfki? .adhicadeeye waa magalo harti,halkasna waa beenta. Sanag 85% waa dhul harti. Ceerigabo waa magalo habaryoonis iyo harti wada degan ,garadag,xiis iyo mayd waa tuulo yar yar maaha kala badh sanag. Issaq wuxu leeyahay laba gobol sida waqooyi galbeed iyo togdheer. Waxad tahin reerka kaliya somalia oo sheegtaa dhul aynaan lahayn.

  4. Somalilander says:

    Qofkii aan quusan isaga ayaa quus ah. Kuwan rajo ku nool weeyan, rajo aan si naba aan suuro gal u noqon karin.

  5. HILLAAC says:

    HABAR BAA ISKA HAWHAW LEE HEELADA INOO TUMA!

  6. Hawiyo isaaq says:

    Vic Ssc Puntland.

  7. Hobyo man says:

    Dalmar warsengeli garanayoo laasqoray ,baran hataaftimo,yube dhahar, intaasuu dagaaye ssc waadigan lehe car ii sheeg degmo iska dhaaf tuulo magac leh oo sanaag ka dagtid reer faanweyne hoostana la maran calibeesteen

  8. DALMAR says:

    USC & SNM oo DAAROOD WEYNE 30 SANO ku waday u dulqaadasho iyo raadin SOOMALINIMO waxaa la JOOGAA waqtigii maamulka Warsangeli iyo dhulbahante la dhisi lahaa Dalkana laga saari lahaa QASKA & FAWDADA ay JIRIDA iyo mooryaanta USC iyo snm geliyeen oo DAAROOD WEYNE miiska xagga kale u genbiyi lahaa. DALKU DIB HA UGU LAABTO waa markii DAAROOD WEYNE ee iin la kala yaaco oo CAGTA SI FIICAN LOO MARIYO Nijaasta aan Dadnimada iyo diinta midna lahayn💪🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  9. Madaxbuur says:

    Ilma adeerayaal ii sheega degmo qudha oo ka tirsan degmooyinka gobolka sanaag oo dhulma hante dego??

  10. Axmed warya says:

    Somaliland, dhulkii at laheyn wey haystaa, 90% 10 la hsdheyna wey gaadhi insha Allah.
    Viva jamhuuriyadda islaaaam ka ah ee Somaliland.

  11. Aw jaamac says:

    Ascww
    Marka hore intaan la raadin maamul ay leedahay SSC waxaa la rabaa in la soo dhiiyo dhulkii dadka u dhashay SSc ay lahaayeen oo iyagu maamushaan iskana kor qaadaan heeryada saaran oo xoroobaa.
    N.B Ma jioro qabiil soomaliyed oo dhulkiisa xoog lagaga haysto oon ka ahayn SSc
    Guul SSC

  12. Binary Operation says:

    Arrinkan ay puntland wado waa arrin ay adhaxda kaga jabi doonto.

    Hawiye Iyo mareexaan waa isku saf waxayna awoodaan inay taageero cad siiyaan in loo kala baxo British Somaliland Iyo Italian Somaliland.

    Kolka horeba ssc waxaa lahayd Somaliland ee puntland sheegatay ka ahayd.

  13. Guulwade says:

    @xaji
    Waxaa tirisay o dhan waxaa leh dhulbahante iyo warsangeli. Awoowgay ayaa xiis ugu tagay anuu yar Waa xasuustaa. Garadagna dadkay kubaxday Waa layaqaan. Awowe yashay Harti Waa dadka darood ugu dhulka wayn ugu dagmoyinka badan. Hadii idoor iyo hawiye mantay aysiyasada ku adkadeen, been hayska dhadhicin. Lakiin hada kohorbay ku heseen ‘Waa layso so nuqu wixii nool adunyada’ ina adeerkay farmajo ha ogado at the end he is a drood. Besha harti Waa taqaan dhulkeda and they know how to survive!
    Example intuu farmajo jugay 560 milyan ayaa DF Somalia lasiyey.
    Idoorna 167milyan ayaa lasiyey international ka siyeen
    Puntland iyo jubaland 0.
    Somali waxay ku mahmahdaa dhurwaa duqa 5 weer Waa ka adagyahay.

  14. Xanuujiye says:

    Ssc waxay xaq u leeyihiin 6 xubnood
    3 harti
    3 isaaq
    3 harti waxa la raaciyay puntland oo waa kuwa dhuloos iyo warsangali haysta
    3 kale isaaq ayaa haysta

    Sool iyo sanaag 6 xubnood ayay lahaayeen 6doona way haystaan

  15. Xaaji xarago says:

    Ssc…ma harti kaliya ayaa dagan….qaybo badan oo buuhoodle ah iyo gobolka sool …qayb ka mid ah …sida caynabo …xood…oog…wadamagoo…adhicadays..

    Iyo kala badh sanaag ah sida …ceerigaabo ..ceelafwayn..maydh..xiis…garadag…

    Xagay ka maraayaan waxaasoo dhul ah…hhhh…wa

    Mida kale xagee harti u sheegta dhul aanuu lahayn hhh

    • Buhoodle says:

      Beenale ayad tahay. Gobolka cayn e buhoodle majority waa harti ,laga reebo tuulada yar ee qoriludug. Sool geebiahan waa harti,laga reebo degmada caynaba. Maa caynaba ayaa noqdo sool halfki? .adhicadeeye waa magalo harti,halkasna waa beenta. Sanag 85% waa dhul harti. Ceerigabo waa magalo habaryoonis iyo harti wada degan ,garadag,xiis iyo mayd waa tuulo yar yar maaha kala badh sanag. Issaq wuxu leeyahay laba gobol sida waqooyi galbeed iyo togdheer. Waxad tahin reerka kaliya somalia oo sheegtaa dhul aynaan lahayn.




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...