600 Deg Deg:Mooshin Loo Gudbiyay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Mooshin Loo Gudbiyay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya,

Mooshin ay saxiixayaal ka yihiin in ka badan 70 Xildhibaan ayaa warar madax banaan sheegayaan in loo gudbiyey Gudoomiyaha baarlamaanka Federaalka.

Mooshinka waxaa lagu dalbanayaa in tiradda baarlamaanka Federaalka lagu daro 30 xildhibaan oo la siinayo Beesha 5aad, taas oo horey u lahayd 31 Xildhibaan.

Qoondada hadda ee 4.5 ayaa Mooshinku doonayaa in meesha laga saaro, lagana dhigo 5 beelood oo siman, mid kastana leedahay 61xildhibaan, tiradda guudna noqonayso 305Xildhibaan.

Wararka ayaa sheegaya in guddoonka baarlamaanka ay qabteen mooshinkan, oo ay jilayaal adag ka yihiin dhinacyo is biirsaday oo ay kujiraan siyaasiinta mucaaradka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Axmed warya says:

    Waa habartii xaabada qaadi kari wedey, ee tu kale ku dartey.




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...