600 Deg Deg Daawo:Faroole Oo Ka Cabaaday Maamulka Sadexaad ee Hawiye. | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Faroole Oo Ka Cabaaday Maamulka Sadexaad ee Hawiye.

Madaxweynihii hore ee dawladda Puntland haddana ah Mudane katirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa is weydiiyey Aaway Madashii?

Xili Madaxweynihii hore Xassan Sheekh Maxamuud oo kamid ah madaxda Madasha Xisbiyada mucaaradka oo ay 18kii bilood u dambeeyey Puntland Bahwadaag ahaayeen uu soo dhaweeyey 13Senator ee loo ansixiyey gobalka Banaadir.

Sidaas oo kale 40 kamid ah Xildhibaanada madasha ayaa wax ka saxiixay oo riixayay mooshinkan.

Balse ay sharci darro kutilmaameen Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ee Dawlad gobaleed iyo Heer Federaalba.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Hobyo man says:

    Oday faroole hooyadii has nin dhashay haduu sidaas u qaybiyay was ku saxsan yahay maxaa ku darsatay kijadaada ku ekow oo shaaha u soo kari madaxdaada

  2. Jama says:

    Faroole meel fiican buu saaray. Dameeraha halkaan ka caytamaya ee Beesha Majeerteen xumaanteeda iyo aflagaadsdeeda lagusoo anqariyay adeer raggaasi dhulkoodii bay dhisteen jooggaanna. Waxay rabaan iyo waxayna rabinna way kala yaqaanin.
    Anigu caayi maayo beesha Siciid Harti laakiin waxaan aad ula yaabaa in qaar badan oo beesha ku abtirsada ay wali ka qaan gaadhi la’yihiin xummaantii, nacaybkii ay Afweyne iyo Nacaskii Dafle ee uu soddogga u ahaa ay beesha ku qulaamiyeen.
    beelaha maxamed iyo siciid harti way simanyihiin mana fahmi karo waxa ku kalifay in in badan oo beesha Siciid Harti ahi ay saaqidnimadooda iyo karti xumadooda ugu eedeeyaan beel la siman oo ay wada dhasheen!! Tani waxay i xasuusisaa in shaqa ka Madowga maraykanka oo kii nolosha ka dhacaaba caddaanka eed dusha uga tuuro meeshuu raganimadiisa wax ku qabsanlahaa😂😂
    Dhulbahante badan maanta waxay taageerayaan Farmaajo haddaad weydiiso why? Afkay lugta gelinaan oo sida sabigii bay u jawaabayaan!!
    Laakiin xaqiiqadu waxaa weeye in taageerada Farmaajo ay u sameenayaan oo Kaliya nacaybka beesha majeerteen oon runtii ayadu Farmaajo nebcayn laakiin diidanyihiin sayaasadda adeerkii afweyne ee ku halaagayo soomaali.
    If Saciid Harti wants to become someone, then go ahead and knock yourselves, but hating Mj will neither change your political failures not bring back your land from another Somali tribe sub-humanized your communities.

  3. Haawd says:

    Faroole waa nin aad u caqli xun aana dhaafsiisnayn Ciise Maxamud. Shalay haduu caqli leeyahay waxuu taageeri lahaa maamul garab u ah oo laga yagleelo Sool, Sanaag iyo Caayn. Maanta miyuu caqliyaystey oo uu cabaadayaa, shalaytoole markii aduunku kool-koolinaayey oo Puntland loo dabray aduunka ayay ahayn inuu waxa Soo socda ka fekero.
    Labadaan reer ee Majeerteen iyo Dhulbahante is fiirsadkoodu waxuu keenay gunimo badan oo na Soo food saartay.
    “Walaalo is naca qabriyadoida bata, walaalo is jecelna xoolahoodaa Bata. Taasaa Harti KU dhacday inaay maanta gun u noqdaan USC iyo SNM. Hadiise caqli xumada iska daayaan oo gacmaha is qabsadaan Harti waa qabiilka Soomaali dhankasta ugu sareeya tiro, dhaqaale, xoolo iyo dhulba.

    • Hobyo man says:

      Waa nin cadkiisa goosta si uu ku helaba dhulmahante uun baa caaya iyagana luguhuu hoos gashtay

    • Mo says:

      Hawd

      Runta hadaad rabto faroole hadalka siduu ahaa buu u yiri. Farmaajo waa marreexaan kii ugu doqonsanaa!! nacayb uu puntland iyo Jubbaland u qabo buu waxan foosha xun u sameeyey. wuxuu ogyahay in uusan soo noqonaynin marka caqligiisa gaaban iyo kuwa isagoo kale ah ee la taliya. waxay la noqotay in qas iyo jaahwareer dalka galiyo saasna uga tago waa tabtii adeerkii ku tagay !!!

      soomaalidu waa dad nasiib daran, waxaa khalday nin caloosha ka jirran oo dad badan oo yaqaannay ka digeen lamase dhagaysan. bal meesha la taagan yahay fiiri! doorashaa laga sugayey saa waaba meel cidla’ ah wax diyaarsan ma leh!!!

      oo maxay qabansyeen isaga iyo ka afka iyo madaxa dhuuban eed mooddo inuu 3 bilood ku dhashay.
      wakhtigoodii wuxuu ku dhamaaday dayaarad la sii saarnaado iyo igu sawir iyo in mucaaradka ciyaalku social media ha ka caayaan. magaaladii meel walba dhagax baa yaalla waddooyinka. aaway wax qabad.

      waxaa muuqata in soomaalidu caqligii 91kii wali ka gudbin. maxaa keenay in qabiil sheegto magaalo madaxdii dadka ka wada dhaxaysay. waxay ku leeyihiin meeqaam, meeqaamka muqdisho waa soomaali oo dhani ay ku heshiiso waayo labada aqal qabiilwalba matalaad buu ku haystaa oo cid wax ka maqan yihiin ma jirto. marka ninka xiiqsan ee ka hadlaya maqaamka uusanba fahamsanayn waa nin sadbursi doonaya.

  4. Oday says:

    Waxa la yaab leh marka faroole ka hadlo cadaalad iyo sharci.
    Hada ka hor markii beelaha daarood xubnohooda aqalka sare loo dhiibay pudlan oo la yiri idinku qaybiya, waxay u qaybeiyeen qabiilkooda cumar 1 senator ciise 1 senator cismaan 1 senator majeerteenka kale xoogaa bay u tuureen, harti iyo daaroodna iska ilow, weliba faroole wuxuu rabey kursi isaga ah iyo mid wiilkiisa ah iyo mid naagtiisa ah lkn waa laga diiday. Daaroodka kale iyo gaar ahaan beelaha harti waa qadiyeen. Maanta faroole waxay ahayd inuu dhuunto inuu hadlo ma ahayn
    Guul dawlada Soomaaliya oo toosh ku daartay beesha hunguriga ku shaqeysa

  5. Ali says:

    Wuxuu xusuustaa khalaf trading cooperation,Front General Daud to kaaraan wuxuu majeerteen deganaa.
    Ee abgal mise majeerteen ladhihijiray.iska iloow Adeer,dhulka hadba markaa ninka dagenbaaleh.islii iyo Afrika ayaad uguurtey (ucarartey) Hanbalyo muqdishu 13 ka xildhibaan

  6. Somali galbeed says:

    XILDHIBAANADII IYO HADAY DAWLADII ISKU RAACEEN XUBNAHA XAMAR LOO KORDHIYAY MAXAA DHIB AH OO JIRA? SOOMAALI CADAALAD BAA DEEQDA WIXII KA SOKEEYAA WAA ISQAB-QABSI IYO QABYAALAD…

  7. HILLAAC says:

    HOOYADII BAA WIIL DHASHAY!

    Faroole & Juriile, tuug tuugi dhashay., waa nimankii rabay in ay INQILAABAAN Farmaajo ee samaystay guddi qayrul sharciya, saa laba iyo eber baa lagu dhuftay. Waa ku taageersannahay MADAXWEYNE.

    Cimrigii jiryoo, jiryoo jir yoo. Caynaanka haay, haay haay weligaa hay, hay hay hay.




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...