600 Beesha Dhulbahante Oo Yeelatay Lacagta ugu Badan Ee Lagu Dhisay Dekedda Garacad, | khaatumo news online
dahabshiil

Beesha Dhulbahante Oo Yeelatay Lacagta ugu Badan Ee Lagu Dhisay Dekedda Garacad,

Beesh Dhulbahante oo ka Share Badnaatay Jifiyhii Cumar Maxamuud ee Dakadda Garacad wax ku darsanayay,

Ganacsatada Beesha Dhulbahante ee leh Company-ga Hass_Petroleum ayaa $20 million oo Dollar oo Share ah ku darsaday Dakada Garaacad ee Gobolka Mudug.

Hoos ka Akhriso Saamiga lacageed ee Beelkasta Ganacsatadeedu ay ku Darsatay dhismaha Dakada Garacad.

1.Beesha Dhulbante $ 20 Million
2. Beesha Leelkase $10 Million
3. Dududble (Hawiye) $10 Million
3. Ciise Maxamuud $ 5 Million
4. Nuux jibrahil $ 3 Million
5. Wabeeneeye $ 3 Million
6. Cisman Maxamud $1 Million
7. Cali Saleeban $1 Million
8. Reer Bicidyahan $1 Million
9. Reer Maxamuud $500K
10. Amaanle $500K
11. Sawaaq Roon $500K
12 Ugaar Saleebaan $500K
13.Bahmarjeenteen (Warsangali) $300K
14. Idigfacle $300K Dollar
15. Awrtable $300k Dollar

Beesha Cumar Maxamuus iyo Reer walba Ganacsatadoodu saamiga ay Baxsheen.

1. Reer Mahad Farax . $10 Million Dollar
2. Reer Xirsi Faarax . $8 Million Dollar
3. Reer Khalaf Farax $5 Million Dollar
4. Reer Cabdille Farax.$5 Maillion Dollar
5. Reer adan cigale. $5 Million Dollar
6. Cabdiciise . $5 Million Dollar
7. Bah Mareexan. $5 Million Dollar
8. Mohamed cumar. $5 Million Dollar
9. Reer cali mohamed. $2.5 million Dollar
10. Reer Liiban cigalle $1 million Dollar
11. Ibarihim cumar. $1.5 million dollar
12. yonis cumar. $1.2 million dollar
13. Ali farax shirwac $500k Dollar
14. Warsame faarax $500k Dollar
15 . Cigaal faraax $300K Dollar
16. Dalal faarax $ 300K Dollar
17. Darood faarax $ 300K Dollar
18. Guuled faarax $300K Dollar
19. Ciroole faarax $200K Dollar

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Hobyo man says:

    Sarhaye kkkk xayawaan aniga ilaah baa igadhashay sacad Alx lakiin adi qolyahaa isaaq baa uurka kuu fadhiya sacad amaan ma kaaga baahna kuwaasaa ku lehe ixtiraam qofkii ay arkaanba was idoor is qarinaayo dhaha cawaan hobyo hooyadaa maleh hooyo xor ah baa leh ee xoree hooyadaa

  2. Garaad says:

    Soomaali cudur qabiil layiraahdaa madaxmaray! Maangaaboow dakadaani waa maalgashi ganacsato ee maaha mid qabiil maahane caqligiinu sow qabiil kama koro!!

  3. sarhaye says:

    hobyo waxaan u sheegayaa hass 25dal oo afrikan ah ayey batroolka geysaa head quaterkuna waa kenya mogadishu isagaa keena buhodle dadka leh baa dhista ee khaniiskii cooperkaalmadiisa lagma dhiso ee aad ku taaci jirteen nacas xub oo habar awal baad tahay maxaad hobyo u sheegan sacad saciid baa hobyo leh sidaada cuqdad ma qabaan ergeygii tanzaniya ka waran aad gabadha u aroosteen ee jixiintay gaalamadowgii cooper iyo odeygii jarmalka ee wasmada idinka duubay idinkoo rag iyo haween iskujirey ee markii la qabtay idinku yidhi saw dalku dimuqraad saw ma aha ma cruur baan fuuley waan ha rogmanina

  4. sarhaye says:

    war hass nin baa leh ee afkiina haysta lacagtiisana meeshuu doono ayuu gelinayaa share yar oo dhumaaleysi ah wax ma sheegayo ninn basa iska leh illaah baa deeqda bixiya xalaal maaha ta imaraad intay idin siiso tidhaahda diida dawladiina fucking somali caqliyar

  5. Garaad says:

    Weger,dhulbahante iyo majeerteen waa walaalo ee Hass iyo oohanba waxaa leh Harti ee sheeko kale keen?

  6. Firdhiye says:

    total amount 120,000,000 dollars
    ciid uun bayna badda ku aasayn
    ciid la tuulay si dhuul now ah ama hoose loo gaadho si doonyaha looga dajiyo
    hadday lacagtu dhab tahay dhulbahante waa dhacanyahay

  7. Oday says:

    War beenta iska daaya.
    Xagee ka hesheen warbixintan

  8. LAFARUUGAAWI says:

    KKKKJKJIKJIKJI
    DHULOOS
    FAAN WAYNAA!
    MALAA IN HABEEDDA (GEELOODA) EE AY KU QUBAYSTAAN DEKAD LAGU DHISAYO AYAY U HAYSTAAN.
    TA KALE
    HAAS PETROLEUM COMPANY SHARE KA UGU BADAN NIMAM IIDDOOR AH BAA LEH’E (KASTUUMO) SOO BARO.
    QABIILADAN MAGACYADA JINKA LEH’E MEESHAN AAD KU SOO MALMALUUQDAYNA MA (OROMAA) WALIGAY MAAN MAQALE.

    @ BERBERA CORRIDOR.COM

  9. Binary Operation says:

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    Haye bal iyaku afkooda ha idinka qiraan! 😂😂😂😂😂😂

    Haday ba run tahay oo jirto dee taa laasqoray baad gashan lahaydeen! 😂😂😂😂😂😂

  10. Yusuf says:

    Waa caadi in dekadaha soomaalida la maalgashado laakiin waa inuu oo anigua oo Isaaq ahiba share ka baan ka beelo dhan baan ku leeyahay GARACAD laakiin waa in CUMA MAXAMUUD afkooda laga maqlaa in uu DHULABAHANTE kaga share badanyahay dekadda GARACAD oo aan xogogaal u ahay sida loo kala share badanyahay iyo sida aan loogu sinayn DHULBAHANTE iyo CUMAR MAXAMUUD.

  11. Hobyo man says:

    Kkkkkkk aaway dakedu dhulmahante haduu 10milyan haysto muu tuulada calibeesteenka buuhoodle ku dhiso riyo haday dano leeyihiin dibkooday ku qarsan lahaayeen kijo ninkale lee yahay ha quudaan




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...