600 Deg Deg Daawo:Garaad Cabdirisaaq Oo Weerar Culus Ku Qaaday Puntland Iyo Somaliland | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Garaad Cabdirisaaq Oo Weerar Culus Ku Qaaday Puntland Iyo Somaliland

Garaad Cabdirisaaq Maxamed Cabdirixmaan Oo Kamid ah Madaxda dhaqanka Beel weynta Warsangali, oo Waraysi Khaas ah siiyay Khaatumonews.com ayaa ka hadlay Arrrimo badan oo Xaasaasi ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaadka ayaa ugu horeen Ka hadlay dhismihii puntland iyo sida loogu kala tagay Puntland isagoo sheegay in Sadex Nin oo Maxamuud Saleebaan ah mooye Reer puntland intii kale noqden dad aan waxba ka ahayn Maamulkii lawada dhistay,

Garaadka ayaa ugu baaqay beelaha Sool Sanaag Cayn inay u midooban dantooda kana hoos baxan labada Maamul ee Hareeraha Ka xiga.

Garaad Cabdirisaaq waxaa uu carabka ku dhuftay in xiligan la joogo markii laga tashanlaha maamulka puntland.

Shirkii Jabuuti ee Dawlada Fadaraalka iyo maamulka Somaliland ayuu isna garaadku si kulul uga hadlay kuna sheegay in lagu afduubtay masiirkii SSC,

Garaadka ayaa sidoo kale Dawlada soomaaliya ugu baaqay in ay shacabka Sool Sanag Cayn siiso garab xoogan islamarkaana ay ka hoos saarto labada maamul ee dhibta ku ah soomaaliya oodhan.

Waraysiga Garaadka oo dheer hoos Ka Daawo Muqaalka

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Hobyo man says:

    Hor iyo dabadiid rab ama ha rabin labadaas u dhaxaysaa ilaa inta firinbiga akhiro la afuufaayo

  2. sarhaye says:

    madaxyar intee sii firikfiriklayn nacasyahay ma iska difaaci kartaa ciidanka garoowe u soo dhawasdsy tukaraq baad difaaci lahayd nashnash adeer iaaq anaGB aa wadna soomaali in lagaa qabto mooyaane waxkale ma jiraan idoor idinkaa ka.xun waa raggii caasimadda. somaliya amxaaro u quudhay ee ku faanay iminka.3km illaa.loo soo jorsado garoowe lagu deynmaayo xagana.galmudug dal ba meel.u marayaba.ma.ogid shirkii jibuuti wax ka.ogow waxba.dhilbahante ha uugaabin waxna.u qaban mayside warsangeli xataa ku nec siyaasaddii lagu kala adkaa khayre aan taageerno si uu pm inoo siiyo kablalax been u sheeg khaainow lagu baray fuleyow lagu barey.

  3. Xoriyo Ibrahim says:

    Cade Muuse ciidankiisii sowtii baharasamii lasocdey ee ciidanka puntland ahaa dhabarka katoogteen Deni waxaan kula talinayaa jeer dhulbahante saaxiga keeno in aan loohiilinkarin haloodaayo isaaq hagumeysteene sidaasey ku quruxbadan yihii n

  4. geelle says:

    Madaxweyna Deni, waxaan leeyahay, odoyaashan qaylinaya, waxoogaagoodii adeer nooga tuur, naga aamusi, oohinta iyo cabaadkooda baan ka naxaynaa, markaa innaga aamusii wraabayaashan

  5. Ali says:

    Kan garaad ma aha ee shirka jabuti wuxu aha caalami USA YURUB MIDAWGA AFRIKA JIMCIYADA CARABTA WAXAY AQONSADEN SHIRKI SOMALIYA IYO SOMALILAND waxa putland iyo ssc meesha way ka baxen. Xuduudi ingiriska la aqonsaday

  6. Oday says:

    Kan garaad maaha waa nin is magacaabay, meeshaan uu wareysiga la yeeshayna meel jirta oo warar sugan iyo saxaafad ku shaqo leh maaha, Allow Soomaaliya u roonow oo beenta iyo dadkan oo kale ka badbaadi




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...