600 Deg Deg Daaw:Buuhoodle Oo Si Weyn looga Xusay 26 Juun iyo Fariimo Kulul Oo Dawlada Somalia Loo Diray | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daaw:Buuhoodle Oo Si Weyn looga Xusay 26 Juun iyo Fariimo Kulul Oo Dawlada Somalia Loo Diray

Caasimada Gobolka Cayn ee Buuhoodle waxaa ka dhacay maanta Xaflad Balaadhan oo ay soo qaban qaabiyen Masuuliyiinta Deegaanka ugu horeeyo Mudane Bashiir Cismaan xaashi,

Xaflada Ayaa loogu Dabaal dagaayay 26 Juun Maalintii ay Xoriyadda qaaten Golada Waqooyi ee Soomaaliya.

Masuuliyiin Goobta ka hadlay Ayaa Dawlada Soomaaliya ugu baaqay in Ay Shacabka SSC ku eegto ilgaar ah islamarkaana aysan iska indho tirin xuquuqda SSC,

Sidoo kale Masuuliyiinta Ayaa Sheegay in Wadahadalka Fadaraalka iyo Maamulka somaliland aysan cidi ku matalin Gobolada SSC

Munaasibadan oo si heer sare ah loo soo qaban waabiyay ayaa ku soo dhamaatay Si nabad ah,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. oday says:

    Dadku maanta waa Somaliweyn diid iyo Tawxiid diid

  2. Ismail Hassan Mire says:

    soomaalidu waxa u eg iney iska oydo, bal maxaa u kordhey degaankaaga maxaase ka dhacay
    Markaa ama dabaakdeg ama oy

  3. Q says:

    Reer Buuhoodle waa dad aqoon yahana oo jeclay Somaliland somalia way soo dhaweeyan waa in shacabka lagu dayda

  4. Madaxbuur says:

    Kuye waxaan ahay gudoomiyaha nabad iyo nolol.
    Ka agfadhiyaana Waxaa gacanta uu ku sitaa calankii tawxiidka lahaa ee Jamhuuriyada Somaliland.
    Bal inay dhoohan yihiin oo maalinba meesha qadada looga qaado ay ku ururaan aida dukhsiga.
    Dhoohane dhulma hante

  5. Axmed warya says:

    Tuuladana dawlad bey u waasheeen.waxaad sameysataan jamhuuriyadda isku magacowdeey Tuulada boohoodle.kkkkkk

  6. Axmed warya says:

    Tuuladana dawlad bey u waasheeen.waxaad sameysataan jamhuuriyadda isku magacowdeey Tulsada boohoodle.kkkkkk




script>
Daawo:-Qoor Qoor Oo La Shiray Gudiyadda Farsamada ee howlaha Doorashooyinka
- Aug 12, 2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa ...
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...