600 Daawo:Dib U Dhac Ku yimid Doorashada Somaaliya | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Dib U Dhac Ku yimid Doorashada Somaaliya

Guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa soo jeedisay labo qaab oo ay sheegtay in ay doonayaan in ay u dhacdo doorashada Soomaaliya, labaddaasi qaab ayaa keenaya dhammaan dib u dhac ku yimaada doorashada Soomaaliya.

Xaliimo Yareey “waxaan cadeeneynaa doorashada in ay ku qabsoomi karto mudo 13-bilood ah,oo ka bilaabaneysaa Jully 2020-ka ilaa Augsto 2021”

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xaliimo Yareey ayaa sido kale tiri “Sharcigeena ayaan burburineenaa hadaa maalin kasta u hanqal taagno doorasho dadban”

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Madaxbuur says:

    Waxaan la yaabay ninka halka dambe fadhiya ee xidhaan fayo dhawrka gacmaha ee aan hadana xidhnayn af daboolkii loovu Tala galay in uu ka ilaaliyo sida qudha ee cudurku ku faafo,ee hadana isagoo fayodhawr gacmaha xidhan hadana afkii iyo wajigii taabanaaya.!!!
    Kaas baa u ah caqli iyo oday horjooge ah.
    Meeshu qaab daranaa, oo aqoon Daro badanaa.
    Ku tee biomatrix registration.
    Walee reer aan aqaan baan guurin🤣🤣🤣

    • LAFARUUGAAWI says:

      MADAX buur
      KKKJKJIKJIKJI

      Saaka uma baan fiirsane oo shaqo ayaan ku degdegayaye
      kan Xaliimo Yareey ka dambeeyaa miyuu ducaysanayaa mise waa sixroole?!.
      Islaantaa indhaha la’ ayaa faqash distoor u samaynasa markaasay nagu baryayaan aan Mar labaad midowno.
      KKKKJKJIKJIKJIJI

      FAQASHEEY CAQLI LA’
      IYO DOOFAARADII WALIGOOD MA DOORSOOMAAN.

      @ ANAGU XAMAR DOONI MAYNO.COM

  2. Axmed warya says:

    Somalia weligeed doorasho xor iyi xaal ah gaadhi meyso.qabyaalad iyi qudhun qeyrkood ka hadhayaal.

  3. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    MAXAA IIGA GIDHIISHA FAQASH DHAQASH BAA.! GUBANAYSEE!!!.
    HAWIYE HABAYAC U SHEEGA INAANU XAARMAAJO SIDII AFWEYNE KA TEGAYN ILLAA UU MADAXA KA SII GARAACAYO ILLAYN WAY U QATAARAN YIHIIINE.

    @ dalkaygoow askari.com




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...