600 Beesha Hawiye Oo Maamul Goboleedkii Sadexaad Oo Dadban Loo meel Mariyay Maxaase La Gudboon Beesha Daarood, | khaatumo news online
dahabshiil

Beesha Hawiye Oo Maamul Goboleedkii Sadexaad Oo Dadban Loo meel Mariyay Maxaase La Gudboon Beesha Daarood,

Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Meelmariyay Meeqaamka Muqdisho, oo ka dhigan maamul Goboleed Dadban oo beesha hawiye ku yeelan doonto Masraxa Siyaasadda Soomaaliya.

In Muqdisho yeelato meeqaam waxay ka dhigan tahay in Ay tahay maamul Goboleed Dadban oo leh dhamaan intii maamul goboleed kulaha siyaasadda soomaaliya, haday tahay in dhaqaalaha ay la qeybsato maamulada iyo hadii ay tahay in siyaasadda dalka si gaar ah loo gala tasho Sida maamulada Xubnaha ka ah Dawwlada Fadaraalka.

Xamar oo ah caasimadda soomaaliya, islamarkaana ah halka kaliye magaca soomaaliya oo dhan wax ku cunta ayaa hadana ku doodaysa in ay noqoto meel leh matalaad gaar ah oo waxaa uu hunguri ka galay Masraha siyaasadda ee Maamulada,

Gobolada SSC oo ah sadex gobol iskadaa meeqaam ay yeeshane malaha wax xuquuq ah waxaana hortagaan Ninkasta oo ka noqdo Xamar madaxweyne,

Soomaalidu waxay ku maah maahda marka indho gar daran Ooyan kuwii Gartalaha maxay sameeyaan,

Marka Xamar oo magacii soomaaliba iyadu wax ku cunta ay ku doodo waxaan raba meeqaam kale oo Gaar ah SSC halkeebay joogta,

Beelaha Jubaland Puntand iyo SSC Gaar ahaan Maamalada Jubaland iyo Puntland maxaa kala gudboon arrinkan.

Sida cad In Beesha Hawiye ku yeelato Masraxa siyaasadda Maamul Sadexad oo Dadban waxay ka dhigan tahay Duulaan siyasadeed oo ku wajahan Beelaha Jubaland iyo Puntland iyo SSC.

Jubaland iyo Puntland waxaa la gudboon inay dagaal dheer u galan sidii ay Reer SSC ugu garab siin lahaayen in SSC Noqoto maamul Sadeexaad oo garab taagan Jubaland iyo Puntland.

Hadii la waayo maamulkii Sadexaad ee Ku biirilaha Jubaland iyo Puntland waxay ka dhigan tahay in golayaasha siyaasadda ay ku hafan doonan maamulada Jubaland iyo puntland, sababto ah dee Sadex maamul oo Hawiye leeyahay ayaa hal dhinac kaga wada ridaya,

Reer SSC in lagu dulmiyo Masraxa Siyaasadda oo Xaquuqdii ay lahaayen La aaso waxaa qeyb weyn ka ahaa Puntland oo Siyaasad ahaan u tirsanasa Reer SSC.

Maanta laakiin xaaladu waxay maraysa in Daarood oo dhan laga dhigo kuwa ugu tiradda yar ee siyaasadda soomaaliya wax laga weydiinaayo sanadaha soo socda,

Dulmigii Siyaasadeed ee lagu hayay SSC ee Puntland garabka ku siinaysay xamar maanta waxaa u maraya in u kuwada baaho Daarood.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 14)

  1. Hobyo man says:

    Sarhaye(qurmay) adi ma laga roonaad tahay dabo iyo condom lee ku jirtaaye adeer wax darood la yiraah 1991 la raadi farmaajo madaxweyne somaliyeed adigu north iyo muuse kawaran calibeesteen

  2. Binary Operation says:

    Serhaye

    Naag Djibouti lagu mehersaday uma xumid! πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

    Aqoon daro dhul eed ba ku haysa.

    Harti Dee sanaag badhan district uunbu ku leeyahay 3 da kale EE kala ah gar’adag ceel afweyn Iyo ceerigaabo waa isaaq.

    Sool ma noqotay caynabo waxa leh isaaq, xudun waa la wada dega oo tuulooyin badan habar yoonis ba leh. Kolka taleex Iyo laascaanood uunbaad pure u leedahay.

    Buuhoodle gobol maahan ee waa degmo kamid ah togdheer.

    Samaroon baad carabowday adoon galbeed aqoon u lahayn oo bari ba Soo dhaafin! πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

    Aniga wax ku baraya samaroon gabiley way degaan se waa lagaga badan yahay. Lughaye 50/50 baa loo wada dega waana degmo ka tirsan gobolka awdal waa degmada lughaye.

    Teeda kale tudhubka hawiye Iyo daarood hadaad isku ciyaartaan halista idin kaga Soo laaban doonta natiijadeeda ogaada! πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
    Majeerteen waxba kaaga qaban maayo mareexaan kuma jiro ee adiga kuliga ku rafaadi! πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

  3. sarhaye says:

    horta kuwiinan habarawal ee cuqdafa qaba.ee leh sool iyo taleex buuhoodle degtaan cawaan yahaw dal burco iyo hargeysaas ka degtaa hargeysa.degmooyinkeeda samaroon baa wax ku leh gobolka togdheer dhulbahantaa wax ku leh oo buihoodle inta ay u jirto waad taqaan gobolka sanaag degmooyinkiisa harti bas u badan taleex degmo ka tirsan sanaag bay ahayd sanaag bayna u dhowdahay taleec iyo buhoodle inta km ay isku jiraan in u dhiganta horta ma leedahay yaad beenta u sheegi kaa dhulweyni oo dal wacni buuraha qalalan.iyo dhagax basd ku nooshahay habaryahay orodoo dee sanka ka gal Abiye sidii senaawi aad u muujin jirteen somali nacaybka soomaaliya sandulle ayaad ku tahay ee saaxiib ku baryootan hayadaha HIV coronaha waxaa sharaf mood illeyn.wa dhaqankiiniiye ka waran contaynarkii kondhamyada wada saarnaayeen ee caawimada laydinku keenay kiinii wasiirka caafimaadka ee idoor ayaa codsaday in. aad u baahan tihiin wadaddadiina yaabeen ka waran cooperkii khaniiska aad safka u soo gasheen salaanta ee caawimada idiin wadey war ma rag buu idinka guursan oo aqoonsi lagu raadin.dhulku idinla aayo xumaa waxaas baa deris nala ah oo soomaali kula sheeganaya wadaadoodii baa eedyar yidji oo la shiray oo yidhi warr dee hana sharaf ridina

  4. sarhaye says:

    horta farmaajo iyo reerkiisu waxay u arkaan in cadowgoodu daarood yahay niman khayrdaran baana fogeeyey oo kablalax u sameystay oo rabay in ogaadeen lagu karbaasho mareexaan tassina waa arin kasmo yar bay ahayd farmaajo waa ninkii ugu horeeyey ee kablalax digo baxaysa ku shubay waxa uu SSC ugeysteyna cid u geysatay ma jirin waxan uu hadda sameeyeyna xataa madaxdii hawiye ma ogoleyn waxaa uu sameynayo waa xukun jaceyl oo reerku hiddo u leeyahay hogaan kooda wax wanaagsan lagama dhaxlo maxaa laga dhaxley siyaad bare waxba ceeb 30sano baaba”a sumcad cumo dawlad lagama dhaxlin uu ka tagey kana wasd aragtaan.xukun jecel bal eega intii madaxweyne ee soo martay siday uga tageen adeer ninkan xun iska celiya intuusan beerka cariurihiisa kala bixin.

  5. Abdisalaaam says:

    Asc dhammaan bahda khaatumo news iyo akhritayaashaba waxaan leeyahay ka shaqeeya sudii loo meel marin lahaa khaatumo state ha ku mashquulin wax aan kuu fiicnayn daarood iyo hawiye midna wax kuma tarayo ee gurigaaga adigu hagaaji kana madax bannaanow puntland iyo soomaaliland dhiso gurigaaga una tali aayaha danbe ee taariikhdii darwiishta ay lahaan jireen iyo jiilasha danbe mahadsanidiin

  6. Madaxbuur says:

    Waar nacnacda iska daaya.
    Xamar hawiyaa leh cidna lama laha.
    Ssc aad sheegaysaa xagay jirtaa oo joogtaa.
    Sool laascanood baad ka dagtaa Ana Caynaba an ka dagaa. Togdheer Buuhoodlaad ka dagtaa ii sheeg degmada qudha ee aad sanaag ka degto.
    Xaarka iska du
    Koonfur hawiye dir iyo dig iyo midhafle ayaa ka talinayaa.
    Waqooyina isaaq baa ka talinayaa.
    Ama dhuus ama xaarπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

  7. Caamir says:

    Adeer Dhulmahante ma waxuu Rabaa
    In Gurigiissa loo sameeyo
    Vodka ha eedin Gurigaada sameyso
    Dhulmahante dhulkiisii intow Gatey
    Ayuu hadana barooranayaa

  8. Ceelaawe says:

    In gobolka Banaadir maamul goboleed noqdo waan raacsanahay daarodka aad sheegeyso waa kii hor istaagey maaamul goboleedkii khaatumo oo hawiye ogalaa in la sameeyo Ninkii shalay lugta ku qabtey oo fahmi kari waayey Blanche and check alleylehe ha la ciirto ogadeen wuxuu yidhi eeggagadan marka Somaliland la aqoonsado ayaa pgadenia ilaa garisa la aqoonsanayaa ANIGU WAXAAN LEE YAHAY MARKA GOBOLKA BANAADIR LA AQOONSADO AYAA KHAATUMO LA AQOONSANAYAA BAGA ALLEYLEHE CABADKA JOOJIYA JAALLE DAAROOD.

  9. Hobyo man says:

    Xagar ciideed ilahay ka cabso ku dhawaaq gobolkaaga cida maamusha

  10. Hassan says:

    Hadii aad doonaysaan in aad kaligiin maamulgobaleed ku qaadataan SOOL iyo SANAAG tii oo ay diidanyiyiin HABARYOONIS iyo HABARJCELO oo 100% ah Somaliland maxaad uuga cabaadaysaan in ay dawladda Somaliland magaca guud ee dhulka Somaliland dunida kaga doonato aqoonsi caalamiya.Waar ma idiin muuqataa in dulmiga, qabyaaladda iy boobku yihiin diinta iyo iimaanka soomaalida oo cid walba ay nasiibkeeda tahay meesha laga helo.

  11. Binary Operation says:

    Tudhubka hadii sidaa u ciyaarto ogow ninka jabku ka raacayo waa adiga ee nimankan kale waxoodu waa u dhan yihiin. Hhhhhhh

    Iska jir fidmada noocaas ah halisteeda inaad ku dagmi doonto.

  12. LAFARUUGAAWI says:

    DHUL-MA-HANTE

    SSC DAN
    AY KU WAASHEEN XAGEE AYAY KU TAALLAA?!.
    ILLAYN
    SOMALILAND LAASCAANOOD IYO LABADA TUULO
    EE TALEEX IYO BUUHOODLE.
    AYAY KA DEGAANE.

  13. Xanuujiye says:

    Sool iyo sanaag togdheer kkkkkkkkkkkkkk
    Riyadas ka bax
    Sadexdaas gobol habarjeclo iyo habaryonis oo jooga tunka kuma qaadan kartide

  14. Xagarciideed says:

    Waar xishooda, Alle-na ka cabsada, wax Daarood iyo Hawiye la yidhaahdo, waa ku burburinta dalka oo hor leh, waxaana loogu shaqeeynayaa Carabta rabta inaynu baaba`no dad ahaan iyo dal ahaan, oo Jabuuti uga wakiil tahay ku burburinta aalladaa qabiil ku shaqaysiga. Weyna kaga soo lacag qaadataa, weyna sii qaybisaa, kuwa Garowe ka soo hadaaqa ee SAHAL gruop ku shaqaysta, waxa laga soo amraa Jabuuti; Sidoo kale HAG gruop iyagana waxa laga soo amraa Jabuuti si toosan ama si dadban, Hargeysana waa isku xidhaheeda.
    Jabuuti, dilaalkeedu (21 kii sanadood) ee la soo dhaafay waa u joogto. Xamar xaq bay u leedahay dad metelaa inay 2da aqal ku yeelato, laakiin aan qabiil lagu soo dooran iyo 4.5 midna, sanduuqna loo dhigo doorasho, qofkay doortaan shacabku meeshaas ka soo baxo, oo dadku ka arkaan dantooda ay doortaan.
    SSC waxay isku mataansanaayeen xaga dulmiga iyaga haystey dulmiga Caasimada saarnaa, mar hadday wax heshay Xamar, SSCna iyana wey heli.

    F.G Somaliya godkii lagu riday, baa wali lagu sii camcaminayaa. Xildhibaan ma reer buu metelaa mise waa xildhibaan Somaliyeed. Allahayow waxaan kaaga dacwoonay Jabuuti iyo carab ee nagaga filnow. WBT




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...