600 Deg Deg Daawo:Shir Beeleed Ka Dhacay Duleedjka Magaalada Buuhoodle | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Shir Beeleed Ka Dhacay Duleedjka Magaalada Buuhoodle

Buuhoodle Deegaanka Xadhadhanka Oo Kamid Deeganada Hoos Imada Buuhoodle
Waxaa Alle Bari Yeeshay Beesha Samatar Jire Waxaa ka Qeyb Galay Waxgaradka Buuhoodle Alle Bariga oo Lagu Magac Daray Tawfiiq
Sidoo Kale Waxaa Lagu Casuumay Alle bariga Ergaad Dhexdhexaad Labad Belood
oo Ku Sugnaa In Dhawayd Deeganad Ceegaag Iyo Horufadhi
Ugu Horayn waxaa Halkaas Ka Hadlay Caaqil C/rashiid Axmed Raabi Oo Ku hadlay Magaca Ardaaga Samatar Jire

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...