600 Daawo:Muuse Biixi Oo Shardi ku Xidhay Shacabka Isaaq ee Xamar Tagaya. | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Muuse Biixi Oo Shardi ku Xidhay Shacabka Isaaq ee Xamar Tagaya.

Muuse Biixi Cabdi, oo Caawa ka hadlaya Munaasibadda 26-ka Juun oo Hargeisa lagu qabtay ayaa shardi ku xidhay Qofkii Isaaq ah ee doonaya inuu xamar aado.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Muuse Bixii oo ka hadlaya Isku socodka Xamar iyo Hargaysa Ayaa yidhi”‘Isdhexgalku waa wixii aan siyaasad ku jirin, awalba ganacsigu wuu socday, waxaa soo kordhay Cayaaraja iyo dhaqanka;labadaasna haddii koox ciyaaryahanno ah ama fannaaniin ah ay tegeyso Xamar, waxay tegeysaa iyada oo sidata magaca Somaliland iyo calanka Somaliland,  haddii kale yaa la gaadayaa”   

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Hassan says:

    Waa Hadii La Gaadho Sodon Sanadood oo Kale
    ————————————
    Caqliga soomaalida ee ka sulaysan canaadka, qabyaaladda iyo xasadka ayaan aqaanoo, ha sugina in ay Somaliland iyo Soomaaliya kala tashadaan ama isku tashadaan. Waxaan shacabka Soomaaliya kula talin lahaa in mar hadii ay dhamaadeen soddon sannadoo oo aan la midoobin waqtiga lagu lumin sugista soddon kale ee ay doortaan madaxwayne iska ilooba Somaliland oo aan soo socon ee ka shaqeeya horumarkooda iyo caafimaadlooda dalkana ka saara Al-Shabaab iyo AMISOM laakiin aan waqqtiga kaga lumin Somaliland oo 97.7% uugu codaysay qoonida Somaliland, hadii aad taladaydaa diidaan suga sodonka sano iyo kontonka sano ee soo socda hadii laba gaadho oo aanay badda iy bariga dalka Soomaaliya kala qaadan Itoobiya iyo Keyna.

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      HASSAN
      WAAD LA TALISAY (SOMALO)
      LAAKIIN
      BAL ADIGU QARAN DHAN OO WADDAN SHEEGANAYA OO WADA INDHA LA`A
      OO WADA DHEGA LA’A
      OO KUUKUUYADA QAAQAAWAN IYO XABASHIDA QEEDHINKA HUURSATA ADDOONSADAAN
      IYO
      WALIBA
      KURDISH

      MIYAA
      SOMALILAND REPUBLIC
      WAX WADA YEELAN KARAAN ?!.

      @ XASUUS REEB.COM

  2. LAFARUUGAAWI says:

    KA NAXOOW NAXASHKA

    BERRITO LAGA BILAABO 27/06/2020 QOF KASTA OO REER SOMALILAND REPUBLIC AHI WUXUU FAQASH SOMALO KU TEGAYAA PASSPORT OF SOMALILAND REPUBLIC
    VISE HANA WAXA LOO SOO DOONANAYAA
    LAFARUUG CITY.

    SIDAAS WAXA QORAYA HESHIISKII
    FAQASH
    IYO
    SOMALILAND REPUBLIC
    EE
    DJIBOUTI
    @QARANKA DHIDIBADAA.COM

  3. Hobyo man says:

    Sool man masaakiintaad ku jirtaa nr 1 ah ee ka xishood madaxweynahaaga sool calankee suran tartiib iigu sheeg yaa maamula qoraal lee ciidankee jooga dhegta iigu sheeg cidi inama maqleysee was dhuuman lahaa hadaan cidaada kasoo jeedo yaa miskiin

  4. Axmed warya says:

    MADAXWEYNAHA SOMALILAND HA NOOOLAADO,WAA MUJAAHID DALKIISA U SOO HALGAMEY AAAD BAAD U SALAAMAN TAHEY MADAXWEYNE.
    26 JUUN HA NOOLAATO.

  5. Oday says:

    Geela marka ka raadinayo baad ka hadashay muusow lkn waxaad ilowday adigu reer samatar baad tahay oo geelaaga ogaadeen baa habeen iyo maalin qaada awood aad kaga daba tagtana ma lihid oo weligaa geel ogaadeen qaaday xataa kamaad hadlin, beenta iyo riwaayada intaad iska deyso wixii aad soo saxiixday dadka u sheeg ileyn waatii farmaajo maalin keliya ka dib uu iska baxay adigana meesha lagugu haystey oo xataa saleebaan gaal oo yiri shirkii waa bur buray waa tii lagu yiri joog , islaantii Adna, iyadana waaba laga eryey shirkii markii ay warqadii aad akhriyeysey ay kuu dhiibtay

    • geelle says:

      Allah maxaad Iska hadashay, cantatac iyo naac naac baad meesha la fadhidaa, Jaahil, waa kee Geela la dhacay, sowtii shalay geela lagu celinayey ogaadeen laga dhacay 43 sano oo shalay ahayd, addeer Isaaq waxba lagama dhaco, waligeedba dagaal ay galeen lama jabin, dhulna lagama haysto, Ogaadeen jaar baan nahay, xidid iyo xigto baan nahay, wax xumaan ahi nama dhex taal, ee maad taada ka hadashid, hadal ragganimo la kaalay meesha, Farmaajo inuu wax naga qaado iyo Abiya adiga ayaa arki oo wakhtiga aysaaba sheegi, kan been sheegayana waa la yaqaan, hal xalaal ah FARMAAJO ma yaqaan

      • LAFARUUGAAWI says:

        JE BENT ECHT ECHT DAAKLOOS
        EN DIKKE VALWIS
        KKKKJKJIKJIKJIJI
        TURJUMAAN DOONO
        BECAUSE YOU ARE ILITIRATE
        DO YOU KNOW WHAT MEANS (JAAHIL).
        KKKKJKJIKJIKJIJI

        D-Q-N ISKU D-A-REE-IYA

        FILL THE EMPTY SPACE.

        KKKKJKJIKJIKJIJI

        HAY HABSAAMIN
        SEE YOU TOMORROW
        INA FAQASH

        @ INA GACAYTE HEES.COM F CC

  6. HILLAAC says:

    Muuse xoogaa reer GABILAY ah intuu soo uruursaduu ii mashxarada yiri aan idiin dhurwaayeeyee!

  7. Abdi Ahmed says:

    Dadkow! Yaan Khalad laydinka dhaadhicin. Somaliland waxay shacabkeeda ka iibisaa buug yar (Booklet) ay baasaboor ugu yeedhaan.Waa arrin ganacsi oo lacag la kala macaashayo. Waxa markhaati ka ah: Ma arki doono Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliyeed oo fiise (visa) saaraysa buugga yar ee mamulka Somaliland dadkiisa ka iibiyo. Haddayse dhacdo, in fiise la saaro buuga yar ee Soomaaliland, waxaan arkayna in la gurtay, oo la kala guuray.

  8. Sool Man says:

    muuse waa beenlow war sheeg shirkii jabuuti wxii lagu yidhi masaakiinta ha khaldine




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...