600 Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Muuse biixi kasoo waayo arkay gooni socodka Somaliland. | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Muuse biixi kasoo waayo arkay gooni socodka Somaliland.

Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo Ayaa sheegay in Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ogaaday in aysan sidan kusii jiri Karin maamulkoodu,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Walaalkay Muuse Biixi waa nin Soomaali ah oo aragti dheer leh, wuu arkayaa in aan Somaliland horey u socon karin anaguna aanan socon karin inta lakala maqanyahay “

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. ABC says:

    Khiyaali news.
    Midnimada soomaaliya ma xamar iyo hargeysa oo kaliyaa soomaali ah.
    Horta keena dhulka iyo dadka soomaaliyeed ee ay xabashidu gumeysato,kuwa kuukuuyo iyo maseyda heystaan,jabuuti, kismaayo, puntland,
    somaaliya hada gumeysi cusub qabsadey,( kurdi, kuukuuyo, Massey,ugaandhiis iwm)

  2. Yusuf says:

    Safiyo
    Aniguna beenta iyo ka quusasho la’aanta ay Reer Soomaalya ka quusan la’yihiin midnimadii dhimatay ka hor 30ka sanadood ayaan ku nacay Farmaajo iyo guud ahaan Reer Soomaaliya. Waar dhako kale keen oo ka bax riyada qaranka Somaliland dib uugama soo noqonayo xorriyadda uu haystee. Sidaa awgeed, soo kala doorta in aftida dadka mar labaad laga qaado iyo in sidaa aynu waligeen iska ahaano laakiin midnimo danbe oo dhex marta Somaliland iyo Soomaaliya waa baabacada oo ay tima ka soo baxaan ee la midooba ITOOBIYA ama JABUUTI hadii aydinaan kalgiiin jiri karayn.

  3. Axmed says:

    Saafiyo oo hadda ma waxaad doonayaa in qadaad weeyn la Ammano,xaasid maa aflaxo.

  4. Safiyo says:

    kana amaanta iidoorkan ku nacay




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...