600 Abwaan Suusle Gabay ku Karbaashay “Saleebaan Koore , C.rashiid Raaf iyo C.qani Jiidhe, | khaatumo news online
dahabshiil

Abwaan Suusle Gabay ku Karbaashay “Saleebaan Koore , C.rashiid Raaf iyo C.qani Jiidhe,

Abwaan Suusle oo Gabay Cadho Bur-bur ku Karbaashay Saleebaan Koore , C.rashiid Raaf iyo C.qani Jiidhe .

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. ABC says:

    Khiyaali news.
    Ninkani waa shaxaad doon.
    Nin iyo $20 odeyga ha u tuuraan, amaanbuu ku xigsiine.

  2. ibrahim cabdillahi says:

    scww, Abtigay Faarax Suusle, waxaan ugu nasteexayn lahaa anigoo aanay cid difaac iga ahayn waqti baad joogtaa allah swt u noqo oo ka bax gabayada aad maalin walba qof sharaftiisa iyo cirdigiisa wax ku yeelayso, oo qaarkood ilaa tafiirtoodii aad soconayso.
    haddaa contactgiisa gaarka ah Khaatumo ahaan aad isiisaana waa iigasii fiicnaan lahayd.
    waa talo ehelnimo, soomalinimo, Islaamnimo.meel kale ha u qaadina.

  3. Hassan says:

    Kan seleebaanka la leeyahay, martoorka saaran ee nacasnimada ah, codowtinimada wata,caqligaabnimadu u weheliso garan maayo waxaan ku tilmaamo. Xitaa adoomadu saa uguma firfircoona adoonimadooda.Waa doqon doqon aan cidna u danqaneyn. wuu dhaafay/ka dheereeyey xadkii iyo hamigii ay isaaqu ka sugayeen. Waxa taa iga ciil badan kuwa dhulbahanta ah ee beri haduu laascaanood yimaado soo gelbinaya sida xiiskii yimi miishii dhagaxyo laga horgeyn lahaa. Dhegihiisa iyo afkiisuna isma maqlaan, shaley wuxuu lahaa yaan la siyaasadeyn caawimada sumeysan ee qalaad ee imaaradku keeno Hargeysa. Muxuu ta buuhoodle u siyaasadeynayaa? waa jaahil wax kaweyn laga dhigey.




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...