600 Daawo:Imaaraadka Oo Hub iyo Gadiid Dagaal ku Wareejiyay Puntland, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Imaaraadka Oo Hub iyo Gadiid Dagaal ku Wareejiyay Puntland,

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada Badda Puntland ee PMPF.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Deni oo saaka safar kooban oo dhanka Cirka ah ku tegay magaalada Boosaaso ayaa tababarka u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka PMPF oo mudda 5 bilood ah tababar ku qaadanayay xerada Ciidanka Badda ee ku taalla duleedka Boosaaso.

Madaxweynaha ayaa markii uu tababarka soo xiray wuxuu Boosaaso uga sii duulay dhanka magaalada Gaalkacyo halkaas oo kulamo kala duwan kula qaadan doono mas’uuliyiin dowladda iyo bulshada Gaalkacyo.

Ciidankan Waxaa dhisay Oo Tababaray islamarkaana mushahaarka siinaya Imaaraadka iyadoo ay ku shaqeenayan Hub ay imaraadku siiyen,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. سليم says:

    Puntland dhulka harti xoog iyo cudud bay kusoo ceshineysaa, isaaqna gabalkoodaa sii dhacaaya.

  2. Hobyo man says:

    Ahmed faarax hadee wali tukaraq iyagaa fadhiya kaarihii habayartayna iyaguu ku maqan yahay hadal waxuu kuu banaan yahay markaa laascano ka soo hadashi nita kale waa faankiiniii

  3. Axmed faarax says:

    Walaalayow kuwii iidoor ee meshan ka caytamijiray ma xaarkaa ku karay markay arkeen cududda ciidanka puntland. Waa caadadood markay arkaan cududda ka soo horjeeda quwaddeeda inay dabadu haawato oo xaar maahee xarago ka tagaan. Ugu dambayn ciidanku waa soconayaa dabacanyuuq badanna dhiman haddii allaah qadaro

  4. Axmed warya says:

    Waa 50 min miyaa iyo laba waxan imaatraaaadku wato????




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...