600 Deg Deg Daawo:Buuhoodle Looga Dhawaaqay Badbaado SSC iyo Baaq Loo diray Dawlada Fadaraalka | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Buuhoodle Looga Dhawaaqay Badbaado SSC iyo Baaq Loo diray Dawlada Fadaraalka

Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle Caasimada Gobolka Cayn looga dhawaaqay Golaha Badbaado SSC.

Odayaasha cuqaasha waxgaraadka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Buuhoodle ayaa ka soo Qeyb Galay Munaasibada Looga dhawaaqay Golaha Badbaado SSC.

Afhayeenla Golaha Badbaado SSC Cabdiqaadir Cabdilaahi Maxamed Mr Xildhibaanka ayaa munaasibada ka sheegay in Golahani yahay mid u taagan Qadiyadda SSC islamarkaana u dagaalamaya meeaamka maamul ee deegaanka SSC oo madax Banaan.

Afhayeenka ayaa sidoo kale baaq udiray dawlada Fadaraalka soomaaliya in ay shacabka SSC iyo meeqaamka Maamul ee deegaanak SSC ay il gaar ah ku eegto.

Golahan ayaa maalmaha soo socda looga dhawaai doona guud ahaan Dalka iyo Dibada iyadoo Buuhoodle noqotay Meeshi ugu horeysay ee looga dhawaaqo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. ABC says:

    Khiyaali news
    Aqoonsiga gooni ISU taaga ssc iyo khaatumo waxaa gacanta ku haya boqortooyada MJ iyagaa Haa iyo Maya ay ka go,daa Iyaga ka soo dhameysta intaad xamar oo hawiye idinkana horeeyo aad ku faruur xidhan tihiin.

  2. Hobyo man says:

    Dawlad fadaraaley ku waalatay 5 maamul gaboleed ayaa hoosfadhiya wax tari la dahay horta intaydaan midnimo somaliweyn la hadlin dhulbahantow tuulo buuhoodlaad joogtaane bal idinku halmabda ku heshiiya kkkkkkkkkk

  3. Axmed warya says:

    Kolba magac la soo baxa.waasha,ssc,khaatumo seeg,maakhir,sool iyi sanaag…………. iyo kun magac oo kale oo aan jirin😁 magic badan tuu la dhigey rasuulku case.

  4. Ali says:

    Kudhawaqa Mamulka oo Ceelafwayn iyo Caynaba iyo Ceerigaabo oo hada lawadayeeshey Horgalo ugayeedha oo Soomalibaa khiyaali kuwadanoole idinkana Kunoolaada ileen waala-idinbaraye

  5. Ali Abdi says:

    dhulbahantow waad naa ceebaysen waxaa la idin caayo waa marbaa meel baad uu cararsan qaar somaliland qaarna puntland maa mamuul dhisatin

  6. LAFARUUGAAWI says:

    TUULADAN YAREE GODOONSAN
    EE
    XAARMAAJO II TUI’YAAY
    KU WAALATAY
    DEE XAMAR UGU GEEYA
    XAARMAAJO HA SII GALBANAYA EE DHAWRKA BILOOD U HADHAY HA LOO TU’IYEE
    ILLAYN
    XUDUUDAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND LAMA BEDELI KARO’E.

    TUULO WAALATAY UUN IGA DHEH
    OO
    DUGAAGOWDAY.
    OO
    WALIBA ASQOWDAY OO HABAWSAN.

    HAMBALYO REER JAMHUURIYADA SOMALILAND IYO 26 JUNE SANNAD GUURADEENII 60 NAAD.

    @ WAA CIIDE CIIDA MAANTA/HEES.COM

    # miyay miyir beel asqoobeen faqash.com

  7. Hassan says:

    Anigu waxaan hayaa taladii ay maanta dawadda Fadaraalku ku aqoonsanlahayd maamulka SSC oo ka kooban laba qodob oo kalya ee ma ku dhaqaaqaysaan oo ma fulinaysaan. Haddii aad fulinaysaa qaata maamul gobaleed, hadii aydinaan fulin karayn naftiina, fadaraalka, Punland iyo Soomaaliland midna ha wareerina ee raaca Somaliland baad kaga badsanaysaan dhanka Soomaaliyee. Labada qodob waa kuwan.
    1) Dhamaan madaxda Dhulbahane oo ay ku jiraan isimada iyo madaxda kala ee ku kala jira maamulada Xamar, Hargaysa iyo Garoowe ha aqoonsadaan maamulka SSC;
    2) Beelaha kaligood sheegta SSC ama waa in ay xoog kaga saaraan gobalka SSC habaraha iSAAQ ee dega, la heshiiyaan oo ku qanciyaan SSC ama waan in tirkoob caalamiya ku cadeeyaan in ay habraha isaaq kaga badanyihiin gobalka.Haddii arrimahaa lagu si dhakhsa ah loo fulin waayo, waa in la xidhaa oo walba Gotanamb pay loo diraa qofkii laga maqlo maamul la yidhaahdo SSC.

    • LAFARUUGAAWI says:

      KKKKJKJIKJIKJI

      MA DHUL-MA-HANTE MIYAA HESHIIN KARA?!.

      EVER NEVER DHULOOS ARE NEVER UNITED
      BECAUSE THEY ARE BLIEVED THE CRAYZY RELIGION OF (MAD MULLAH).
      HE WAS A CAGDHEER OGAADEEN AND ALWAYS DHUL-MA-HANTE
      SAYS
      WAAR
      ILLAAHIYO USTAADKII BAAN KU DHAARSHAYE.
      THAT MEANS THEY HAVE NOT A RELIGION
      DHULOOS
      THEY ARE LIKE A ANIMAL
      BECAUSE THEY ARE DON’T KNOW WHO THEY ARE.
      BUT I’M KNOWS
      BECOUSE THEY ARE SOMALILANDERS.

      @ QARANKA DHIDIBADAA.COM

    • Hobyo man says:

      Kkkkkkkkkkk calibeesteen ma xishoodaan horta iyagu may heshiiyaan intay marba magac la baxayaan waar dawlad fadaraali idiinma soo heedhe timirtii horeba dab loo waaye cawaanyahay idinku heshiiye reer an ogahay ma guuro

  8. Hassan Hussein says:

    Waa Guul kale taasina oo guulihii hore ku soo biirtay.
    Halkaa ka wada ilaahayna ha iginla garab galo. Wa billaahi towfiiq

  9. Saleban says:

    CAAAAAAAC
    EUU KUGU JIRAAYE HAYSKU RUXIN
    PLEASE

    • Xanuujiye says:

      Kkkjkk sool sanaag iyo buuhoodle
      Dadkii la degaan cid ka soo kaxaysta ayay garan waayeen
      Bal waalidan eega somali beel kasta oo maamul rabta waa in ay dad kale tirada ku buuxsataa intiina kuwa garan maayan
      Caynabo
      Boqol
      Ooh
      Ceel afweyn
      Garadag
      Ceerigaabo
      Xiis
      Maydh
      Lasasurad
      Midhisho
      Waqadariya
      Dhisan
      Illa tube isaaqa degan ayay dafirsanyiin
      May horgalayaal sawirka u qurxiya uu sameystaan




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...