600 Deg Deg::Puntland Oo Sheegtay Inay Noqonayso Dawlad Madax Banaan | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg::Puntland Oo Sheegtay Inay Noqonayso Dawlad Madax Banaan

War qoraal ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu cadeeyey in aysan Puntland qeyb qodobada uu meelmarinayo golaha baarlamaanka.

4xeer oo lahorgeeyey baarlamaanka Federaalka ayaa labo kamid ah la ansixiyay, xili berrito lafilayo in qodobka ugu xasaasisan go’aan laga gaaro oo ah Matalaada Banaadir oo siyaabo kala duwan looga hadlay.

Puntland waxay sheegtay in ay qaadanayso go’aan kasta oo dastuurkeeda u ogolaanayo, Haddii xal laga gaari waayo arrimaha ay u balansan yihiin Madaxda DFS iyo Dawlad gobaleedyada, oo ay kamid yihiin Doorashooyinka iyo xeerarka.

Qodobada, Dastuurka Puntland ogolaanayo, waxaa kamid ah in ay Puntland u dhaqmayso sidii dawlad madax banaan, sidaas oo kale shirkii Wadatashiga Garoowe 15-17kii March, waxaa kasoo baxay in Xukuumaddu ku dhaqmi karto qodobkaas Haddii ay xal u aragto ama laga maarmi waayo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. ABC says:

    Khiyaali news.
    Puntland xaq ayey u leedahey hadey go do iyo hadey xamar la joog taba.
    Aniguna waan taageer sanahey hadey keligood istaagi karto waa in loo ogolaado,

    Khiyaali news iyo xertiisuba hakey katirsan yihiin xamar mise xalane?

  2. Ahmed kaarshe says:

    Puntland ha jirto kuwa masaakiinta ah ee nacaybka meelaha lafarfadhiyana waxaan leeyahay hakaraama seegina habaar la igu kariwaaye

  3. LAFARUUGAAWI says:

    KA DAROO 🐂🐃 DIBI DHAL!.
    DHABAYACO DHAFOOR QIIQ MADHEERTEEN
    IYAGAA IN SOOMAALIYI BURBURTO U HORSEEDAY OO JABKAA IYO HALAAGAA SOOMAALI HAYSTA UGU WACNAA HADDANA CAQLIGOODU WAA JAR ISKA XOOR.
    MAGAALADA GAALKACAYO NA MA MADHEERTEENIA AYAY LA GO’AYSAA!?.

    WAAR MALAA SOMALILAND REPUBLIC OO AH DAL XORA AYAY COPY GARANAYAAN.
    BUQLEEN XAARMAAJO AYAA IDIN XUKUMA IS MAQIIQA JOOJIYA WAAYO CAQLIGIINU WAA
    BUQLEEN ANAA ISKA LEH
    MUQDISHO IYO GOBOLADA (SOMALO) NA WAAN IDIN LA LEEYAHAY ILLAYN WAYDINKA MAALIN IYO HABEEN KU QARWA SOMALILAND REPUBLIC AYAA DAL NAGA HAYSTA’E.

    @ DHIRBAAXO JIN.COM

  4. Hobyo man says:

    Xagar ciideed uurkay maali kaa buuxdaa hadii dayaxa lags hadlo somaliland idoor ayaad ku qarwaysaa waxay ku galiyeen waynaaa

  5. Haalyey Somaali says:

    kkkkkkkk doqonsaana wuxu,ya idiot aqoonsan dona,snm ta ila mantadan weli xata ingusetia ma aqonsan kkkkkk

  6. Xagarciidee says:

    Fadlan, xejista. Puntland mid wey ku doodi kartaa, inay tidhaahdo, wixii ay soo diyaariyeen gudiga doorashada ee 2da gudi baarlamaan ay awooda ku bedeleen, ee lagu daray inta Jabuuti lala tegey + nidaamkii laga guuri rabey ee 4.5-ka. Puntland ha dhado ha laga noqdo, oo (ha la qaato, habkii doorashadii laga soo shaqeeyey 4tii sanadood ee la soo dhaafay, ha laga saaro 4.5 + xidhmosiyaasiyiin xisbiyeed ku salaysan 18kii gobol in xisbi kasta la yimaado raqbada shacabka 18ka gobol) waa dood macquula. Laakiin, maanta socon mayso dudmo ciyaaleed. Dudmo, hadday cid wax tarayso jeegaan baa ku caano maali lahayd 29kii sanadood ee la soo dhaafay, oo caalamku u wada arkayeen inay waalan yihiin ama aanay siyaasada ka qaan gaadhin, sababtoo ah waxay ku shiraan iyo waxay goaansadaan intaba waa la og yahay. Maadaama, ay dulmi ku dhisnaayeen oo la ogaa, waxba lalama qaban jirin humantarian aid oo ay ula sinaayeen Somalida kale. Hadal iyo dhamaan reerPunland, xujo macquula oo dalka iyo dadka u danna keena, haddii kale daadka idin qaadaya indhihiina oo arkaya siday wax u socdaan/dhacayaan, sidii aad u mariseen reer Khatumo; Degaan/mudul gubtay (la bililiqaystay) kama naxo mid hadda dabku qabsanayo(mid hadda la bililqaysanayo). WBT

    • geelle says:

      Xagarciideed, nin cuqdadi dishay iga dheh, haddii laga hadlayo, fransiis wuxuu odhanayaa somaliland, adeer somaliland waa ku caana maashay dawladahooda iyo gooni ka ahaanshaha somalida, tacliinta waa 80%, ganacsi waa cirkaa, mashariic waa ok, only ictiriaaf baa maqan, isna waa imanaya,

    • LAFARUUGAAWI says:

      ADIGU
      CAQLIGII
      HALAMASH NAAGOOD EE MADHEERTEEN BAAD SOO QORTAYE
      MALLAYGAAGII (KALLUUN) KA AAD QUDHUNSATAAN HA KU DEEQO.

      @ SOMALILAND POWER.COM

  7. Somali galbeed says:

    HADII LA YIDHAAHDO HALA XISAABTAMO MA KALA TAG BAA, BANI AADAMKA MEELUU JOOGABA XISAABTAN BUU U BAAHAN YAHAY, ILA XISAABTAN SOMALAA CEEB U TAQAAN,WALIBA SIYAASIYIINTA, SIYAASADA NGO MAAHAN..

  8. Hassan says:

    Horta Majeerteeniya maxay isugu sheegtaa dawlad iyada oo saxeexday in ay hoos timaad madaxwwayne Farmaajo, mise waxa been u sheegay aamuska iyo Afarta Isim ee Dhulbahabte hawlgabaka ka galay shaqadii ay u hayeen beeshooda, sidaa awgeedna aan runta u sheegii karay ee gobaladii ka dhigay in ay UN-tu u aqoonsato meelo balaayo iyo colaado joogata ahi ka taaganyihiin oo aan lagu miyir qabin ama la doonayan ama ln gudoomiya DANI SINJIGA ka taliya GAROOWE.




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...