600 Daawo::Dhaanta Xasan Firinbi Oo Tiriyay | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo::Dhaanta Xasan Firinbi Oo Tiriyay

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Xagarciideed says:

    Xasan firimbi, waxa ugu xumaa ee laga hayo, waa xadgudbkii dastuurka ee golaha shacabka iyo gefkii uu TVga uu la soo fadhiistay”Somaliyeey soo soo, bay qaadayeen, xildhibaanadii ka soo horjeeday firimbiga”. Caruurtaa taqaana Somaliyeey Toosoo oo isku tiirsada hadba kiina taag daran taageera weligiin yacnii istaageera oo is garab gala, not Somaliyeey soo soo. Waxay u badan tahay jaajaadii-shaacira-dii lagu yaqaanay reerka/ogta, ayuun buu la gole yimi. Dirgax haddii uu u soo dhaanteeyey ka maydhi mayso dhiiqadii uu galay Xasan soo soo ama Xasanfirimbi. Taariikhda wuxuu ku galay inuu shaqaale dal kale yahay, oo lagu soo dhex tuuray golaha sharci dejinta Somaliyeed, weyna adag tahay inuu mar kale ku danbaabo ummadda, sababtoo ah hadda waa la og yahay, waana lala socdaa dhaqdhaqaaqiisa isaga iyo basaasiinta kale. Dadkii toose oo u baraaruge dalkooda qaniga ee la rabo intay hurdaan in lagu dul dhaco. Somaliya Somali baa leh min Sylac ilaa beled Xaawo. WBT

  2. Ali says:

    Cagdheerey Maalintaad Firinbigaa kadhawaajiseen islamarkiiba waxaa xilka Lagaqaadey Labadii Gudoomiye baarlamaan ee ethipiab iyo kenya 1 Rashid Haji 2 Aden Bare. Ninkan waadaacad,waana Ehel oo waa Curadkii Odeyga.markii looyabana way-yaab baxaan




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...