600 Daawo:Xisbiga Nabad iyo Nolol Oo Xafiis Looga Furay Gobolka Sanaag | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Xisbiga Nabad iyo Nolol Oo Xafiis Looga Furay Gobolka Sanaag

Degmada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag ayaa markii ugu horeysya laga furay Xafiiska Urur Siyaasadeedka Nabad iyo Nolol.

Garaad Abdirisaaq Maxamed Abdirahman ( dhadhaab) oo kamid ah Isimada dhaqanka Sanaag iyo Hayland ayaa Isxilqaan ku furey Xafiiska Xisbiga Nabad iyo Nolol Degmada Hadaaftimo Gobolka Sanaag

Shacabka Degmada ayaa Fariimo kala duwan u diray Madaxda Qaranka soomaaliya ugu horeeyo Madaxweyne Farmaajo

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. ABC says:

    Khiyaali news.

    “Nabad iyo nolol ”

    Dadka qaarna waxey u yaqaanaan

    Badar iyo Beeso.

  2. Q says:

    Somaliland baanu nahay doqmo yahow lakin lacaga daadanaya iska cuna

  3. Maxamed axmed says:

    Sool iyo sanaag waa dhul somaliland leedahay ninka taas diidani hatago oo haka dejiyo calanka towxiidka leh ee sadexda midab ah hadii kale naftiina been ku maaweeliya

  4. cornayl falaalug says:

    maya boowe waa puntland isdeji

  5. axmed says:

    sool, sanaag, iyo cayn harti darood ayaa leh e ma idoor baa leh? Lol nabad iyo nolol macal burco iyo hargeysa ayaa laga furayaa.

  6. Oday says:

    Guul iyo Soomaalinimo
    Iidoorkii qadhmuunaa ee gaalada yurub wiilashooda fuulaan ha la tuso cudud iyo Soomaaliya inay dal jira tahay, dhegtana dhiiga u dara kufriga iidoor iyo gaalada at jecelyihiin

    • Axmed warya says:

      Waar xishood oo wax isku la hadh.
      Ummad dhan oo sharaf sheekh iyo Sharif leh.
      Afkaaga huurada leh ka jeedi inangumeed yahoow.

  7. BERBERAAWI says:

    HAWIYE HABAYAC
    DAAROOD SAWAABANE ADDOONSADAAN U SHEEG
    GOBOLKA SANAAG WAA SOMALILAND REPUBLIC ‘E
    @ buurta daalo.com




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...