600 Deg Deg Daawo::Cali khaliif Galaydh Oo Baaqii ugu Adkaa Loo Jeediyay | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo::Cali khaliif Galaydh Oo Baaqii ugu Adkaa Loo Jeediyay

Gudoomiyaha Jaaliyadda Sool,Sanaag iyo Cayn ayaa Fariin u diray Professor Cali khalif in taladda dadka ku soo celiyo Dadka uuna ka soo tago Magaaladda Hargaysa. 

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhanka kalana wuxuu fariin u diray Isimadda Goboladdaas. wuxuu kale sheegay in Goboladda Waqooyigga Soomaaliya ay wax badan kaga luntay kala qayb sanaanta Soomaaliya,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Khatumo state waxay garab istaagtey farmaajo isnah waa iibsadey meelxun ALAHA DHEGEE says:

    Farmaajo waa cadowga khaatumo wuxuuna kadhegay for sale

  2. Haawd says:

    Adeer Cali qoowmiyaddhan ayuu aasay hadana wuu hadlayaa dadka waxaan kaga duwanahay keena qaldama waa inankayagii ayaan niraahnaa xaqiiqdii Cali maxkamad in la Soo taago ayyu leeyahay ee in xataa magaciisa la Soo qaado maahayn.

  3. Xagarciideed says:

    Adeer Dr. Ali Khaliif baa u soo diray tolkii reer Khatumo, markii reer khatumo iyo beeshii caalamkuba ku cidhiidhaday/qasbeen dariiqii u maray ee nabad doonimada ahayd…

    https://www.youtube.com/watch?v=MvuFq1QNwOc

  4. Hobyo man says:

    Warkii calibeesteenka iga dheh beri kafilo shalay iyo maanta waxba ha ka qorin reerku horay garab ari ku gateen goofkoodiiye

  5. geelle says:

    Soomaalida waxaa rogey nin qurbo jooga, suudh xun iyo tie soo xidha, camera is hortaaga, wuxuu doonayo shuba, xaaskiisa iyo carruurtiisa xataa aan waxba u hayn, islaantii dhawrka nin isaga kala dambeeyeen ee guurka badnayd waxay tidhi ” Lugtaneey hadba nin ku qaad”

  6. LAFARUUGAAWI says:

    LABADAN DHAANDHAAN ANIGU COMMENTS UMA HAYO WAAYO ILMAHA LABA JIRKA AH AYAA CAQLI DHAAMA IYO IGU SAWIR.

  7. Binary Operation says:

    ruwaayad ku noolayaasha ha iska xiiqeen! kkkkk

    madaxbanaanida somaliland dhiig iyo xinjiro baan u qubnay waana lama taabtaan dagaal baanu ka xigna hadii loo dhawaado.

  8. Q says:

    Nin Wayn oo been u sheegaya dadka bal ka warama- Somaliland waa dal jira Qurbahaas liinta iskaga cab iyo 2%Milk laguusoo walaaqo lakin Beentu waa xaaran




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...