600 Daawo:Puntland Oo Sheegtay In Dhiig Badan Ku Daadan Doono Sool iyo Sanaag, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Puntland Oo Sheegtay In Dhiig Badan Ku Daadan Doono Sool iyo Sanaag,

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdilaahi Cali Xirsi Timacade oo la hadlay warbaahinta ayaa ka jawaabey hadal kaaso yeeray dhiggiisa Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleeban Cali Koore.

”Waxaan rabaa inaan u sheego Saleeban in dhulka madaxweyne Deni ka hadlay uu yahay Puntland haddii ay Somaliland iskaaga bixi weydaana uu dhig ku dadaan doono, waxaa saka ku arkayey baraha bulshada ceel-biyoodyoh laga qoodayey Sool iyo cayn oo u joojiyey wasiirka biyaha maamulkaas una ku tilmaamey sharci daaro, Taasa saleeban ku filaan gumeysiga lagu haayo dadka reer Sool iyo Cayn”.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. Hobyo man says:

    Waa wareey waarkan wax ha ka qorina 2018 ayuu sade mar ku dhaartay 24 hour laascaano ku xoreynayaa was oday beenaale ah yaa xoraynaya

  2. Haawd says:

    Ninkaan waa nin geesi ah tolkiisa hoose ciilay waayo ilma adeertii hoose ayaa SNM u shaqeeya xaqiiqdiina waa adag tahay sida looga adkaado SNM inta reerka badankii daba socdaan kulina ma wada ahan waase badankood. Koleey daniba waa Oran sidii berigii hore SNM iyo waxii la socdayba loogu xasuuqay dhulkaanay lahayn loogu xasuuqi doono. Maamulka Puntland awoodiisa xaqiiqdii wuu dadaalayaa dhankay ka joogtaa waa dhankeena iyo kooxda dadka iyo dalkaba gacanta u gelisay cadowga. Insha Alaah dadka xaq darada noogu Soo duulay iyo daba dhilifka la socdayba waanu dabar Kari.

  3. muqtar seefle says:

    sayid maxamed iyo daraawiiish kaliya aya cashar u dhigay english oo wata hndi,carab,african iyo beesha edoor,hadaba maanta intas oo dhan ma joogaan ee edoorow yaan la idin kufsan duhur cad sababto ah maanta puntland waxa ku mideynsan dad badan ee iska ilaaliya kufsiga

  4. Somalilander says:

    Dhabayaco ha loo sheego dhiig ku daadan maayo dhulka Somaliland, laakin waxa kali ah la idinka daadin doona waa Xaar.

    Waagii Habaryoonis iyo Biciidyahan ku dagaalameen Wardheer, waa tii goobtii lagu dagaalamay loo bixiyay Daarood Ku Xaar.

    Imika waxa loo bixin doona Dhabayaco ku Xaar.

    • muqtar seefle says:

      Daarood iyo isaaq aya dhalasho ahan siman,habar yonis iyo kablalax aya siman adigana intad harti oo dhan dhaaftay oo majeerteen oo dhan dhaaftay ayad beel hoose ka hadashay,war isku xishooda oo garta in aad laangaabyo tihiin

  5. Q says:

    Siciid Dani waa in uu ninkan ciqaaba si dagdaga maxa yeelay waa beenaale Tuug xaarankukor

  6. Aarka hargaysa says:

    Ninkani waxa uu kamid ahaa gudidii barigii cabdi wali gaas sameyay dagaalkii tukoraq waxa sadex wale iyo bile kumaray in ay burco qabsanayaan malintii sadex jeer ayay shir jaraaid qaban jireen oowada hanjabaada tolow dhaartii xukunkedii mayska rogay fulay

  7. Faashil Somaliland says:

    Ogeysiis maamulka

    fadhiidka ah ee Sheegta Somaliland ma awoodo wax loogu daro ciid ka qaranka waar huuhaada kadaaya Somalia.

  8. Faashil Somaliland says:

    Ogeysiis Maamulka fadhiidka ah ee Sheegta Somaliland ma awoodo wax loogu daro ciid ka qaranka waar huuhaada kadaaya Somalia.

  9. Faashil Somaliland says:

    Isaaq iidoor daboole iyo kaba qaadkooda waxaan weydiinayaa suaal?
    Waxaad dhahdaan Somaliland iyo Somalia waxey isku darsadeen 1660 Puntland ama Beesha harti ee degta Mudug, Nugaal iyo Bari halkey ku maqnaayeen.

  10. Axmed warya says:

    CID kaaga futo xumo ma jirto.

  11. Yusuf says:

    Ciidanaka qaranka Somalialnd xaq buu u leeyahay in uu gacanta hore yeesho mar hadii ay MAJEERTEENIYA ku dhawaaqday dagaal. Sidaa awgeed, shacabka masaakiinta ah ee ku nool GAROOWE ha iskaga baxaan magaalada laga qabsanayo DANI.

  12. Yusuf says:

    Waar maye Majeerteenkii caqliga iyo taariikhda garanayay. Maxay uula hadli waayeen xayaawaankan aan kala garanayn Somaliland iyo Soomaaliya oo lixdankii midoobay hadana kala nqoday 1991 maise ilaa uu ciidanka qaranka qabsado GAROOWE ka toosi maysaan riyada aad ku jirtaan maalinta cad, yaa xayawaanaat.

  13. Nikavale boy says:

    Asc dhaman bahwayenta ku taxan mareegtan waxan halkan rabaa inaan fikirkeyga ka dhiibto anigoo dibaaqaaya hadalkaas wasiirka kow horta waxan leeyahay mudane wasiir dagaal wiil bàa ku dhinte wiil kuma dhasho ee waxan ku leeyahy masaakiinta yar yar ee aad mushaharka ka qaadato dhagaha hawgu ridin in dagaal dhacayo ileen shacabka goboladaas dagani iyagu waxaabay hoos hadhsaadaan calankooda tawxiidka lehe dagaalna dad u socda maahe.
    Ta kale sheeko yar baan ku soo xidhi lahaa hadalkeyga sheekadan oo dhacday 2007 markii ciidamada somaliland marki ugu horeysay ay galeen laascaanod ee ay kala wareegen mooryaanti majeerten ayaa waxa dhacday, generalki ciidanka hogaaminayay ay marki ciidanka somaliland magalada qabsaden ee ay si buuxda ula wareegen ee ay controlka barri qabsaden buu kaligii cararay oo cagaha wax ka dayay isagoo bilaa staff ah kaligii ba gadhii furaha darayoo leebarka dabada u qabtay ninkii isaga aha waxa ku dhacday in gaadhigii ileen 140 km/hr buu ku wadde is yidhi bal in lagu dabo socdo eeg hhhhh ka bacdina ninki gaadhigii baa isla rogay R.I.P
    alleh haw naxariiste mujaahidku sidii bay naftu kaga naxday
    Waa sheeko aan fiction ahayeen oo true story ah

  14. Warqabe says:

    Nin dagaal udiyaar garoobay I arkaay & I maqlaay midna ma yirahdee nagadayaa filmkii aanu hore udaawanay.

    Faankunoolayaal

  15. Axmed warya says:

    Dee ha ku dayo yaa wax ku la’

  16. LAFARUUGAAWI says:

    TODH TODHLE
    HADDUU DAGAAL DHACO YAA KAAGA FUTA XUN INTA COMMANDOS OF SOMALILAND REPUBLIC DHASIIKAYAAL DABADA IDIN KALA DHACAAN BAA SIDIINII KABIHIINA KA CARARI DOONTAANE IYO NAA BAAYO GOOGARADA I HOOS GELI.

    WALLEE HADDII DHABAYACO DHAFOOR QIIQ MADHEERTEEN HAL XADAD CIIDAMADA QARANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND KU SOO RIDAAN WAA MARKII TUULADA GAROOWE LAGA QIXI LAHAA FUTA XUN AFKEEDAY HAYSAN WAYDAYE.

    WAAR DHABAYACO FAAN WEYNAA
    KKKKJKJIKJIKJIJI
    AFAR WIILOO MOORYAAN HABARGIDIR AH AYAA MAGAALADA GAALKACAYO KU GUMAYSTA MARKAASAY QARANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND U SOO HANJABAYAAN.
    FULAYNIMADOODU WAA
    AABBO KA YAR IGA CELI OO KA WEYN IGU SOO DAA.

    @ HADII AANAN DHULKAYGOOW SOMALILAND.COM

  17. Shirqool.. says:

    Ku; binary operation
    Surely you are loser! Your tribe are losers.

  18. Binary Operation says:

    Dhabayaco waa futo jilic faan baratay dhiig haduu daato ninka naf jeceli Wuu is ogyahay. Anaku waanu u dhalanay dagaal ee futada madow ee jilicsan maydin ilaa shan mise dhambiil kulul Kolka la idinka mariyo baydin cabaad Iyo qaylo kaga bixi meesha.

    Kolay futada idin cun cunaysa ood rabtaan dhambiil in la idinka Soo mariyo ee wax kale wixiinu maahan. Kkkk




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...