600 Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ninkii Lagu Gubay Duleedka Hargaysa Sheegtay Cida Gubtay | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ninkii Lagu Gubay Duleedka Hargaysa Sheegtay Cida Gubtay

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Maamulka Somaliland Sheekh Khaliif ayaa ka hadlay nin u dhashay Dalka Jeyna oo dhawaan maydkiisa lagu gubay Duleedka Hargaysa,

Wasirkan ayaa sheegay in Ninkan ay ku wareejiyen Ka maamul ahaan ehelkiisa markuu dhintay islamarkaana iyagu ay guben oo dhaqankoodu yahay in ay guban maydka,

Waxaa uu intaas ku daray in Culimada somaliland iyana ku waa faqen ninku haduu gaal yahay in uusan lahayn xurmada muslinka oo ehelkiisa lagu wareejiyo haday gubayan iyo hadii kalaba

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Hobyo man says:

    Reer calibeesteen iidoor lee ku jiraan hadana askartooda ugu badani was kurdi
    Iga dheh iyaga

  2. Awga says:

    Kkkk Sheekh khaliil Cajiibsanaa.
    Iidoorku culumo ayuu u hrlay waxay sameyaanba Hada ogoow jabhada dhulkeda ay ku soo duuleen iidoorku ee SSC la dagaalankeeda kuwo cimaamado xidhan oo iidoora ayaa oranaya waa Jihaadoo Amiir islaam Sheekh muse Handaraaab bay ka hor yimaadeen

  3. Somali galbeed says:

    GAAL BAKHTIYAY YAAN WAQTI LAGU LUMIN AMA GUBAAN AMA HA CUNAAN AMA DALKOODA HA QAATAAN, WIXII UMADA NAFCI U LEH HALAGA SHAQEEYO..

  4. Xoriyo Ibrahim says:

    Dadka lagubey waa dad lagal baxay kilyaha iyo beerka oo aan udhalan isaaq waxay akhriyayaan waa been

  5. HILLAAC says:

    Waxaa ninkan hadalkiisa iiga baxay in Iidoorku uusan INGIRIISKA gaal u aqoon.




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...