600 Labada Xil Ee Maamulka Somaliland Ugu yaabka Badan | khaatumo news online
dahabshiil

Labada Xil Ee Maamulka Somaliland Ugu yaabka Badan

Shabakadda Khaatumonews.com waxay halkan idiin kusoo gudbinaysa labada xil ee maamulka Somaliland ugu yaabka badan.

1: Kan koowaad waa; Wakiilka Qaramada midoobay u fadhiya Somaliland “waa wakiil aan weligii tegin xarunta Qaramada midoobay, wuxuu degen yahay Hargeysa. Wakiilkani si’uu u muujiyo masuuliyada uu umadda u hayo, guriga uu Hargeysa ka degen yahay ayuu ku buufiyey Astaanta Qaramada midoobay, sidoo kale Calamaan badan ka dul taagay.

2: Kan labbaad waa, Safiirka Somaliland u fadhiya China, “Masuulkani weligii ma tegin Shiinaha (China) balse Safaarada loo dhiibay wuxuu Guri uga kireeyey, kasoo horjeedka Guriga wakiilka Qaramada midoobay ka kiraystay Hargeysa.

Arrinta Xiisaha leh, Safaarada Somaliland ee China, qofkasta oo Indho yar ah haduu doono Kuuriyada Waqooyi haw dhasho, waxaa shardi ah in guriga Safaarada China la geeyo, kadibna waa inuu sawir lasoo galo Safiirka Hargeysa u fadhiya Isla Hargeysa.

Tan ugu yaabka badan, warbaahinta qaarkood maalinta Ciidka iyo maalmaha munaasibadaha ayay u tagaan, iyagoo dhahaya “Mudane Safiir halkan yaad ka salaamaysaa? Isaguna Jaaliyada Jamhuuriyada ee ku dhaqan China”

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. M K Hayaan says:

    anigoo Somaliland jecel hadana maqalkani wuu iga qosliyed…. sidaas baa loo kaftama.

    hadaad murayada cid naceb iska saartid waxaad arkaysa inaan somali waxba is muqaam dhaamin.

  2. siyaad says:

    safirada dacayada ka daaya dhulbahantow idinkay safiira idiin yihiin ee

  3. LAFARUUGAAWI says:

    ANIGAA AH SAFIIRKA SOMALILAND REPUBLIC U FADHIYA MAGAALADA OTTAWA EE DALKA CANADA EE ANIGUNA MA MAQAAR SAAR BAAN AHAY?!.
    @ SOMALILAND ALLAW DHOWR.COM

  4. Hobyo man says:

    Dhulbahantow madaxdiina adeeca iyagaa idin hurane hargeysaa lagaa maamulaa ku ekow wadankaagu waa somaliland

  5. Elmi says:

    Marka ruwaayada la samaynayo qofkasta magac ayaa loo bixiyaa oo ruwaayada ku matalaa marka haddii ay la baxeen u daa waxay ku matalyaan dhawaan ayay soo shamaanaysa oo laga baxayaa ruwaayada isaaqee la yidhaa (waan riyoodee run ma ahayn)

  6. Geelle says:

    Waa arrin iga qosliyey, waxaanse shaki ku jirin, Soomaaliya oo dhanni waa bug, ma jirto, waa meel la isugu maahmaaho, sida asbuucii u dambeeyey Mr Trump iyo Butisnka Ruushka Tusaale usoo qaateen, Ciidamo shisheeye ayaa haysta, Xalane ayaa looga taliyaa iyo Addisebaba, iyaga oo soo taagan baa khariidada laga saaray, oo ay qoslayeen, xataa Uganda ayaa ku wiirsata oo Iidi Amiin ka dhashay, Suuqyada Dhagax baa ku xidhan caasimadda, qaraxa iyo baqdintu waa joogto, waddanku waa dhintay oo waxaa lagu hayaa ” Life Support Machine” wuxuu ku jiraa Induced Coma. Maxaad kala yaabaysa Nin gurigiisa xafiis ka dhigtay dadkiisa ugu adeegayo oo aan wax kale awoodin oo itaal halka dhigay, dedaalayana.
    Weli ma wax lala yaabo baa Somali ku hadhay?

  7. Xagar says:

    Safiirada magaca haka dilina;;Kuwan safiiro lama dhihi Karo iyo wax u dhaw toona;;; waxaan ku sheego lahaa agency qasab ku shaqee oo aan dantiisa swoon !!’!!!’

  8. Ali says:

    Safiir ka kenya oo isaaq arab ah,maqayadaha ayu fadhiya 24/7,shahaad iyo siyasinta xamar kaliyu kusuga

  9. Oday says:

    Waxaa kaloo jira safiirka Somaliland u fadhiya ingiriiska oo meel maqaayad ah fadhiya

  10. Axmed warya says:

    Safiir waa safiir meeshu uu doono hafadhiyao qasab maaha meeshu
    Safiirku Kenya ayuu fadhiisan karaa haddii uu doonaayo.




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...