600 Deg-deg Daaawo Video:- Halkee Ayey Mareysaa Nabadeyntii Beelaha Hagar Iyo Hayaag | khaatumo news online
dahabshiil

Deg-deg Daaawo Video:- Halkee Ayey Mareysaa Nabadeyntii Beelaha Hagar Iyo Hayaag

Beelaha hagar iyo hayaag oo colaado soo noq-noqdey ku dhexmareen deegano ka tirsan gobolka cayn ayaa lagu jiraa dedaal lagu nabadeynayo beelahaasi, waxaana deegaanada Ceegaag iyo hurufadhi ku sugan ergooyin tiro badan oo ka kooban ismo,cuqaal,waxgarad iyo odayaal dhaqameed.

HALKAN KA DAAWO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Q says:

    Anigu nin Somaliland ah yaan ahay walaahi waan ka damqaday arinkan labada beelood-sababtu waa laba beelood oo is jecel oo isu dagaana iskashada wada dhashay ilaahay balaadhiyey sabab na loo hayn macquulna maha anu is dilno si kastoo isaga hortimaadan badankiinuna yahay dad aqoon yahana- ducaysta ilaahay ha idin barakeeyo

  2. Mo says:

    Mustaqbalkooda baa rag kale ku hardamayaan! markaasay madaxa iskula jiraan oo is laynayaan!!
    waa cawaan caqligii ka guuray!!!




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...